“Xuseen Axmed Caydiid Intuu Garoon Cidla Ah Tagey Ayuu Ka Tororog-Leeyay  Garoonkan Cidlada Ah Ee Uu Ka Hadlayayna…” Jaamac Shabeel DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cige Jaamac Shabeel ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo uu u jeediyay Xuseen Axmed Caydiid oo ka mida siyaasiyiinta xisbiga mucaaridka ah  ee Waddani. Jaamac Shabeel isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Xuseen Axmed Caydiid…

Read More

Wasiirka Kalluumaysiga Somaliland oo Markii Kowaad ka Hadlay Jab’had Lagaga Dhawaaqay Deegaanka uu Dhalasho ahaan ka soo Jeedo

Dhahar 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), ayaa ka hadlay Jabhada lagaga dhawaaqay  Deegaanka Laasqoray, waxaanu sheegay in aan raali laga ahayn cid nabadgalyada wax yeesha,nabadgalyada dalkana ay Xukuumaddu masuul ka tahay. Wasiirka Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Jamhuuriyadda Somaliland  Cali Jaamac Faarax (Buureed), oo Wargeyska Geeska…

Read More

Ciidamada Amaanka ee Somaliland Oo Gacanta Ku Soo Dhigey Nin Dilka Ka Geystay Deegaanka Gunbur-Libaax ee Gobolka Togdheer Iyo Gudoomiye Ramaax oo ka Hadlay Afar Dil oo Gobolkaas ka Dhacay DAAWO

Burco 30. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Togdheer Maxamuud Cali Saleebaan ayaa ka hadlay dil ka dhacay deegaanka Gunbur-libaax waxaanu sheegay in  ninkii dilkaasi geystay ay gacanta ku soo dhigeen ciidamada amaanku .   “ Afar dil ayaa ka dhacay gobolka Togdheer, kan ugu danbeeyay oo ka dhacay deegaanka Gunbur-libaax ciidamada amaanka oo kaashanaya odayaasha…

Read More

Ciidamada Booliska Oo Albaabada U Laabay Xafiiskii Xisbiga Waddani Ee Degmada Qoryaale Iyo Mas’uuliyinta Xisbigaasi Oo Dhaliilo Xoogan Ujeediyay Xukuumada DAAWO

Qoryaale 30. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada Booliska ayaa albaabada u laabay xafiiskii xisbiga mucaaridka ah ee Waddani uu ku lahaa degmad Qoryaale, sida uu sheegay gudoomiyaha xisbiga Waddani ee degmada Qoryaale ee Gobolka Togdheer. Gudoomiyaha degmada Qoryaale ee xisbiga Waddani isaga oo arrimahaasi ka hadlaayana waxaa uu yidhi “Intii aanu xisbigani degmada ka dhaqaajinay oo…

Read More

Somaliland Oo Si Adag Uga Jawaabtay Eedeyn Uga Timid Madaxwenaha Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Puntland

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa jawaab ka bixiyay eedeyn dhawaan uga timid Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiweli Gaas oo ku eedeeyay Somaliland in xariir kala dhaxeeyo dagaalyahanada Al Shabaab ee ka dagaalama qeybo kamid ah Puntland. Wasiirka warfaafinta Somaliland Cabdullaahi Cismaan Saxardiid Caddaani ayaa waxbo kama jiraan ku tilmaamay eedeynta uga timid Puntland,…

Read More

Boqortooyadda Sucuudiga oo Ethiopia ka qaadanaysa Xoolo Qiimahoodu Jaban Yahay & Ganacsato Carbeed oo Ka Hadashay

Addis Ababa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wargeyska arrimaha dhaqaalaha iyo ganacsiga sida weyn uga faalooda  ee Al-Iqtisaadiya  ee ka soo baxa boqortooyada Sucuudiga ayaa Cadadkiisii Salaasadii toddobaadkan wuxuu ku soo daabay warbixin uu ka soo xigtay  ganacsatada sucuudiga ee xoolaha nool ka ganacsatada kuwasoo sheegay in  xoolo badan ay  ka soo galeen dhinac ethiopia toddobaadyadii…

Read More

Dhaxal Sugihii Hore ee Laga Takhalusay ee Sucuudiga Amir Maxamed Bin Na’if oo La Xidhay!!!

Riyadh 30. June 2017 (SDN/QJ):- Mas’uuliyiin Maraykan ah iyo kuwo Sucuudiyiin ah oo u dhowdhow qoyska reer Boqor ee Dalka Sucuudiga ayaa u sheegay wargayska Newyork Times ee Dalka maraykanka in Dhaxalsugihii Boqortooyadaa ee dhowaan la casilay laga mamnuucay in uu dalka ka baxo laguna xukumay xabsi guri uu ku qaadanayo qasriga uu ku leeyahay…

Read More

Wiil Reer Somaliland Ah Oo Imaaraadku Ka Joojiyey Tartan Qur’aan Oo Uu Dubai Kaga Qayb-galay Isagoo Matalaya Somalia Oo Gaadhay Dalka Qadar Oo Uu Casuumad Ka Helay DAAWO

Doha 30. June 2017 (SDN/QJ):- Ardaygii ka qayb-galay tartanka Qur”aanka ee Dubai ee ay galaafatay khaliifka Siyaasadeed ee Xulufada Sucuudiga iyo Qadar ee dib loo loogu soo celiyey Hargeysa, ayaa gaadhay Dalka Qadar oo u fidisay casuumad, ka dib markii Tartanka Qur’aanka ee Imaaraadka laga joojiyey. Ismaciil Cumar Madar oo ka qaybgalayey tartanka quraanka Kariimka…

Read More

Kumanaan Qof oo Itoobiyaan ah oo ku xaniban Dalka Sacuudiga iyo Dowlada Itoobiya oo ka hadashay

Riyadh 30. June 2017 (SDN/QJ):- Kumanaan qof oo ah Muhaajiriin u dhashay dalka Itoobiya ayaa ku xaniban Boqortooyada Sacuudi Carabiya, kadib markii uu dhamaaday cafis ay Dowlada Sacuudiga u fidisay dadka Muhaajiriinta ah ee sida sharci darada u joogay dalkaasi. Dowlada Sacuudiga ayaa cafis sadex bilood ah u fidisay dadka muhaajiriinta ah ee sida sharci…

Read More

Baadhitaan Adag Oo Ku Socda Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya Kadib Dacwo Laga Gudbiyay!!!

Muqdisho 30. June 2017 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in xafiiska Hanti Dhowrka Qaranka dowlada Soomaaliya baaritaano adag ku wadaan Hay’ada Socdaalka iyo Jinsiyadaha dowlada Soomaaliya oo lagu tuhmayo in musuq maasuq ka dhax jiro lacago badan lagu lunsaday. Baaraaal kasocda Hanti Dhowrka Qaranka ayaa mudo isbuuc ah ku sugan xarunta…

Read More

Faa’iido iyo Khaasaaro laga dhaxlay Internet la’aanta ka jirta Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya

Muqdisho 30. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Internet la’aan baahsan ka jirtaa Koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya kadib markii a go’day Fiiladii Internet-ka Fibre Optic, waxaana si weyn loo dareemay saameynta uu lahaa Internetka oo noqday qeyb kamid ah nolol maalmeedka bulshda Soomaaliyeed. Internet la’aanta jirta ayaa keentay in ay xayirmaan shaqooyin badan oo ku xirnaa Internetka…

Read More

Xukuumadda Masar oo Ku Hawlan inay Soo Saarto Xeer Cashuur Ku Waajibinaya Isticimaalka Bar kulanka Facebook

Qahira 30. June 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan ka tirsan baarlamanka dalka Masar ayaa diyaariyey Qabyo-qoraalka mooshin uu ku dalbanayo in cashuur lagu soo rogo isticmaalka barkulannada bulshada ee internet ka, gaar ahaan Facebook, isaga oo taas ku sababaynaya in ay tahay hab lagu yarayn karo falalka argagaxisada. Riyaad Cabdalsataar aya sheegay in xeerka cusub ee uu…

Read More

Dagaalka magaalada Mossul ee dalka Ciraaq oo Waji cusub isku badalay iyo Kaartada la isku adeegsanayo!! DAAWO

Mossul 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dagaalka ka holcaya waqooyiga dalka Ciraaq gaar ahaan magaalada Mossul ayaa markaan waxaa moodaa in la isku adeegsanayo kaartooyinkii ugu dambeeyay waliba kuwo cajiib ah . Ciidamada Milatariga dalka Ciraaq ayaa waxa ay bilaabeen in ay is ticmaalaan Diyaarado Drones ah , kuwaas oo lagu rakibay Qaraxyo iyo Bambaanooyin ….

Read More

Shuruudo Cusub oo Dhinaca Viisaha Mareykanka Oo Lagu Soo Rogay Dadka Kasoo Jeeda 6 Dal Oo Muslim ah

Washington 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Mareykanka ayaa soo saartay Shuruudo cusub oo lagu xirayo dadka doonaya viisaha ama dal ku galka ee kasoo jeeda Lix Wadan oo Muslim ah oo dadkooda laga mamnuucay in ay soo galaan gudaha Mareykanka. Aqalka Cad ayaa soo saara shuruudahan cusub ee lagu soo rogay dadka kasoo jeeda Wadamada…

Read More

Haweeney Maxkamad loo saaray in Jaceylkeeda U Sahashay In Uu Galo Dalka Britain Iyo Saxaafadda Oo Aad U Hadal Haysa…

London 30. June 2017 (SDN/QJ):- Haweeney u dhalatay dalka Faransiiska ayaa lasoo taagay maxkamad kutaala dalkaasi, waxaana haweeneydan loo heestaan in ay u fududeesay in Lamaanaheeda oo ajnabi ah uu tahriib ku galo dalka Britain. Beatrice Huret ayaa lasoo taagay Maxkamad waxaana dacwada loo heestay garsoorayaasha ku sheegeen in nin u dhashay dalka Iiraan ay…

Read More

Maraykanka oo Diiday inuu Ururka Ikhwaan Almuslim Lagu Daro Liiska Ururada Argagixisada & Xukuumadda Masar oo Fashil Ku Yimid

New York 30. June 2017 (SDN/QJ):- Wafti ka kooban 14 xildhibaan oo baarlamanka Masar ka tirsan ayaa ku fashilmay in ay golaha Kongareeska Maraykanka ku qanciyaan in ururka Akhwaanul-muslimiinta lagu daro liiska ururrada argagaxisada uu Maraykanku u aqoonsan yahay. Masar ayaa xildhibaannadan u dirtay Maraykanka iyada oo daba socota ballanqaad uu hore madaxweynaha Maraykanku xilligii…

Read More