Imtixaanka Shahaadiga ah oo Maanta Guud ahaan Dalka Somaliland Ka Bilaabmay & Markii u Horaysay Taariikhda oo ay Ka Qayb galayaan Maxaabiis Ku Jira Xabsiyada Dalka DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):-Imtixanada shahaadiga ah ee dugsiyada sare ee fasalada afraad iyo dugsiyada dhexe ee fasalada sideedaad ayaa maanta si rasmi ah uga bilaamay gobolada iyo degmooyinka JSL. Wasiirka wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare JSL md: C/laahi Ibraahihn Habane oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa waxa uu sheegay in sanadkan ay u…

Read More

Bulshada Ku Dhaqan Degmada Axmed Dhagax Oo Xaflad Soo Dhawayn Iyo Taageero Ah U Sameeyay Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Ucid Ee Dhawaan La Magacaabay,Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Kala Qaybgalay SAWIRO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):-Bulshada Iyo Taageerayaasha Xisbiga UCID Ee Degmada Axmed Dhagax Ee Hargasya ayaa maanta xaflad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyay Xog-hayaha Guud Ee UCID  Ismaaciil Cabdi Daahir . Xafladdan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay, isla  markaana ka qabsoontay Hadhwanaag Hotel, ayaa waxaa ka soo qeyb…

Read More

Wasaaradda Duulista oo Qiratay in Laba Shaqaale ahi Shaqadoodii Ku Waayeen Salaamida Gudoomiye Cirro

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaan halkan kaga jawaabaynaa warar been abuur ah oo ay baahiyeen warbaahinta  qaarkeed, kaas oo ku saabsanaa in laba shaqaale ah oo ka tirsan shaqaalaha madaarka hargeisa shaqada laga joojiyay  ka dib marki ay salaameen gudoomiyaha golaha wakiilada ahna musharaxa xisbiga wadani. Waxaan halkan uga cadaynaynaa guud ahaan shacbi waynaha JSL…

Read More

Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Oo Sheegtay In Maxkamada Loo Gudbinayo Khilaafka Golaha Deganka Saylac DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Kadib Khilaaf ka dhashay Doorashada Maayar Cusub oo Degmadda Saylac ay Yeelatay Isla markaana aqlabiyada golaha deegaanka ee Magaaladaasi ay Xilka ka qaadeen Maayarkii Hore ee Magaaladaasi oo gacan saar dhow la lahaa Xukuumadda ayaa Wasiir ku Xigeenka Maamulka Gobolada iyo Degmooyinka ee Wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Mudane Jaamac C.laahi…

Read More

Fannaanka Cabdiqaadir Jubba oo Wacdaro ka dhigay Xuska 40-Guurada Xornimada Jabuuti, Si Qiiro lehna uga hadlay DAAWO

Jabuuti 01. July 2017 (SDN/QJ):- Fannaanka Caanka ah ee Soomaaliyeed Cabdiqaadir Macallin Jubba oo hormuud u ahaa Fannaaniin dalal kala duwan oo Qurbaha ah ka yimi oo lagu casuumay Xafladda Dabbaal-degga 40-guurada ka soo wareegtay markii Jamhuuriyadda Jabuuti Xornimada ka qaadatay Gumaystihii Faransiiska 27 June 1977-kii, taasoo ku buuxday 27 June 2017-ka. Fannaanka Cabdiqaadir Jubba…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Shaacisay in Dawlad Carbeed Kala Shaqayn doonto Sidii Sucuudigu Xayiraadda uga qaadi lahaa Dhoofka Xoolaha Xili ay Somaliland Bilaa Shuruud Ku Taageertay Isbahaysiga Sucuudiga

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka ganacsiga Somaliland Dr.Cumar Shucayb Maxamed ayaa daboolka ka qaaday in dawlada Imaaraadka Carabtu ay ka shaqaynayso sidii dalka Sucuudigu uu xoolaha Somaliland uga qaadi lahaa xayiraadda saaran. Waxa uu wasiirku sheegay in mudooyinkanba ay socdeen dedaalo uu sheegay in lala kaashanayay dawlada Imaaraadka Carabta oo la xidhiidha sidii xoolaha…

Read More

Dawlada Federaalka Soomaaliya oo Shaacisay inay Sharci Adag ka Soo Saarayso Bariis Caag ah & Keeg Xabag ka samaysan oo Dalka la Keenay

Muqdisho 01. July 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa markii ugu horreysay ka hadashay Bariis Caag ka samaysan iyo Keeg Koolooyin ama Xabag ka samaysan oo Dalka la keenay, kaas oo halis badan oo caafimaad Aadamaha u leh, ayey Xukuumaddu sheegtay inay sharci adag ka soo saari doonto Bariiskaas iyo Cuntooyinka kale ee aan tayada…

Read More

Afhayeenka Xisbiga WADDANI oo u Jawaabay Madaxweynaha Somalia Dareenkiisana Ku Cabiray Qaabkii Muqdisho looga Xusay Munaasibada 26 June DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xildhibbaan Ibraahim Mahdi Buubaa, ayaa adag uga hadlay xafladdii 26ka Juun ee lagu qabtay magaalada Muqdisho isaga oo sida oo kale na jawaabo kulul ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha dalkaasi isaga oo sheegay in siyaasiyiinta dalka Somaliya ay ku nool siyaasad aan…

Read More

‘’Itoobiya Marka Imtixaan la qaadayo Isgaadhsiinta Waa La Xidhaa, Laakiin Inagu…’’ Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Somaliland DAAWO

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Waxaa Maanta oo Sabti ah ka Bilaabmaya Guud ahaan Gobolada Iyo Degmooyinka Somaliland Imtixaanka Shahaadiga ah ee Fasalada 8aad ee Dugsiyada Dhexe iyo Kuwa 4aad ee Dugsiyadda Sare. Xafiiska Guud ee Imtixaanaadka Qaranka Iyo Wasaaradda Waxbarashadda ayaa Mudooyinkii u danbeeyay Ku hawlanaa Sidii loo Joojin lahaa Qishka oo Marar kala…

Read More

Koonfur Galbeed oo Ciidamo u Diray Afhayeenkii Hore ee Ururka Alshabaab Sheekh Roobow Kadib Markii laga War helay Ciidamo Alshabaab ah oo Degaanka uu Ku Sugan Yahay Ku sii Siqaya DHAGAYSO

Baydhaba 01. July 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in dagaalyahano katirsan Al Shabaab ay buux dhaafiyeen deegaano lagu tuhmayo in uu joogo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo mar kamid ahaa Hogaanka ugu sareeya ee kooxdaasi balse markii dambe Khilaaf soo kala dhax galay hogaanka Kooxdaasi duurka u galay. Sheekh…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Sool Iyo Madax Wehelisa oo Kormeer Ku Maraya Deegaano ka Tirsan Gobolkaas

Laascaanood 01. July 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha gobolka Sool Md Cabdi Khayre Dirir oo uu wehelinayo mayorka Magaalada laascaanood iyo madaxa hawlgelinta booliska ee gobolkaasi oo sii wada kormeerkoodii ay gobolkaa ku marayeen ayaa gaadhay Degmooyinka Guumays iyo goljanno oo ka tirsan degmada yagoori . Weftigu waxa uu Kulan la qaatay odayaasha deegaankaasi iyo maamulka degmadaasi…

Read More

Dhagaxaan Lagu arkay Meeraha Farraare iyo Culimo Sheegay inay Tani Muujinayso inay Quruumo Hore Deganaayeen

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Dayaxgacmeedka Curiosity ee ku shaqaynaya tamarta Nukliyeerka oo tan iyo badhtamihii sannadkii 2012 hawada sare wareegayey ayaa meeraha Farraare (Maris) oogadiisa ka soo qaaday sawirro muujinaya dhagaxaan hadhaa dhisme u eeg oo saynisyahannadu fahamkooda ku jaahwareereen. War uu Wargayska Geeska Afrika turjumay ayaa shabakadda Al-Carabiya ay ku sheegtay in saynisyahannada…

Read More

Agaasimaha Wasaaradda Duulista Somaliland oo Shaqadii Ka Caydhiyey Shaqaale Ka Tirsan Madaarka Hargeysa oo Salaamay Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Halkaas Ka Soo Degaayey

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):-Agaasimaha guud ee wasaaradda Duulista iyo Hawada Somaliland Md.Cumar-Sayid Cabdillaahi Aadan, ayaa gebi ahaan shaqadii ka caydhiyey laba ka mid ah shaqaalaha Madaarka Hargeysa oo magacyadooda la yidhaahdo Xuseen Keyd iyo Cabdifataax Cashuur ka dib markii uu ku soo eedeeyey in maalintii shalay ay Madaarka Hargeysa dhexdiisa ku salaameen guddoomiyaha Baarlamaanka…

Read More

Ciidanka Dab Demiska oo Kormeer Xog ogaal u Noqosho ah ku Tegay Dekedda Magaaladda Berbera si ay Macluumaad Sugan uga Keenaan Koonteenaro Dab ku dhex qabsaday Dekeda Berbera

Berbera 01. July 2017 (SDN/QJ):-Maamulka Ciidanka Dab-demiska Qaranka oo ay hogaaminayaan Taliye Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili iyo Agaasimaha Fulinta Cabdiqaadir Cumar Xaasi iyo xubno ka tirsan saraakiisha Ciidanka Dab-demiska Qaranka ayaa Kormeer Taakuleyn iyo Kaalmayn ka Geystay Koontiidharo Dab Qabsaday Dekedda Berbera Gudaheeda,kadib markii Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha, Maayorka Caasimada Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid iyo Hogaanka…

Read More

‘’Xirsi Waxa Uu Qiray In Murashaxa Waddani Yahay Hoggaamiye Jilicsan Oo Lagu Shaqaysan Karo,Lahayna Itijaah Siyaasi Ah Oo Cad’’

Hargaysa 01. July 2017 (SDN/QJ):- Xirsi waxtar buu isyidhi murashaxiisa balse waxa uu banaanka keenay fikirkii Mudane Cirro laga aaminsanaa ee ahaa hogaamiye jilicsan oo koox iyo ashkhaas gaar ahi ku adeegato,arrimihiisuna isku dhexdaadsanyihiin,aan lahayna itijaaha siyaasi ah oo cad,kuna dhiiran karin in uu go’aan gaadho marka ay xaaladu meel xun marayso. Xirso hogaamiyaha uu…

Read More

Dadweynaha Reer Gabiley oo Taageeray Mooshinka Xilka Lagaga Qaadayo Maayirka Gabiley & Dardaaran ay u Jeediyeen DAAWO

Gabiley 30. June 2017 (SDN/QJ):- Dadweynaha ku dhaqan magaalada Gabiley, ayaa si weyn u soo dhaweeyey xil ka qaadista ay qaar ka mid ah xildhibbaanada Golaha deegaanka degmadaasi ay shaaciyeen in ay Mooshin xil ka xayuubin ah ku sameynayaan Maayirka Magaalada Gabiley, waxaana ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin in xil ka qaadis…

Read More

Hoggaamiye Xirsi Oo Isbarbardhig Ku Sameeyay Hoggaaminta C.raxmaan Cirro Iyo Muuse Biixi

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa si aada is bar-bar dhig xooggan ugu sameeyey Murashaxiinta Madaxweyne ee Xisbiyada WADDANI iyo KULMIYE, waxaana uu sheegay in ay ka xisbi ahaan wadaan hoggaamiye debacsan oo dadka isku wadaaya isla mar ahaantaana oggol la talinta iyo wax la…

Read More

(Baadigoob): Hordhaca Barnaamij Taxane Ah oo Soo Faqaaya Fadeexadaha Maamul Xumo iyo Musuqmaasuq ee Dul-hoganaaya Maayirka Caasimadda Hargeysa DAAWO

Hargaysa 30. June 2017 (SDN/QJ):- Barnaamijkan taxanaha ah oo magaciisa la yidhaahdo Baadigoob, ayaa waxa uu soo faqayaa fadeexaha musuqmaasuq, maamul xumo iyo weli ba shaqo xumo ee Maayirka Caasimadda Hargeysa iyo kooxda ku lammaaneysa Golaha Deegaanka Hargeysa oo gebi ahaan ba dayacay shaqadii qaran ee loo soo doortay. https://www.youtube.com/watch?v=1S2MuJbUhCI&feature=share

Read More