Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge Oo Soo Bandhigey Dalal Ay Shirkada Dp World Hagar-Daamooyin Dhinaca Horumarka Ah Ku Ridey
Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Cabdikariim Axmed Mooge oo ka mid ah aqoonyahanka Somaliland ayaa waxa qoraal kooban oo uu kaga hadlaayo shirkada la wareegtey Dekeda Berbera ku faafiyey bartiisa Face buuga, C/kariim Axmed Mooge ayaa waxa soo bandhigey dalal uu sheegey in ay shirkadu heshiis kula gashay maal galinta dekedooda balse wixii laga…
