Maxkamada Sare Ee Dalka Masar Oo Ganafka Ku Dhufatey Heshiis Ay Wada Gadheen Sucuudiga Iyo Masar DAAWO

Qaahira 24. June 2017 (SDN/QJ):- Maxkamadda Sare ee Dastuurka ee dalka Masar ayaa joojisay laba xukun oo iska soo horjeeday oo horay looga soo saaray heshiiska xadeynta badda ee Dowladaha Sacuudiga iyo Masar, ilaa laga hubinayo sida ay heshiisyadaasi u waafaqsanyihiin dastuurka dalka Masar. https://www.youtube.com/watch?v=Lwd3Pv5CqmE&t=36s

Read More

Amiirka Dalka Qatar oo Si La Yaab Leh uga Hadlay Amiirka Cusub ee Loo Cimaamaday Dhaxal Sugaha Sucuudiga & Talooyin uu u Soo Jeediyey

Doha 24. June 2017 (SDN/QJ):- Amiirka Dalka Qatar Sheekh Tamiin Ayaa Dhambaal Tahniyad Iyo Bogaadin Ah U Diray Amiir Maxamed Bin Salmaan’ka Sucuudiga Isagoo Boqorku Si Rasmi Ah Ugu Magacaabay Ninka Iska  Leh Dhaxalka Boqortooyada Dalkaasi. Sheekh Tamiim Waxaa Uu Waxaa Uu Bogaadintiisa Ku Sheegay In Amiir Maxamed Bin Salman U Rajayjayo In Uu Si…

Read More

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Oo Soo Xidhay Tartanno Kubadda Cagta ah Oo Ka Socday Garoomada Xawaadle Iyo 31-ka May

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, ahna murrashaxa madaxweyne ku-xigeen ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(saylici), ayaa maanta si rasmi ah usoo xidhay tartannadii kubadda cagta ee bisha Barakaysan ee Ramadaanta ka socday garoomada Xawaadle iyo 31-ka May.   Munaasibadda gunaanadka tartannada garoomadan, ayaa waxa madaxweyne ku-xigeenka kala qaybgalay saraakiil xukuumadda iyo…

Read More

Dhaxal-Sugihii Xilka Laga Qaaday Oo U Hambalyeeyey Wiilka Dhaxal Sugaha Loo Caleemo Saaray Iyo Kelmadihii Dhex Maray DAAWO

Riyadh 24. June 2017 (SDN/QJ):- Telefishanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa baahiyey muuqaal Muujinaya Dhaxal Sugaha cusub ee dalkaasi Maxamed Bin Salmaan Binu Cabdulcasiis oo ah nin dhallinyaro ah kaasi oo soo dhaweeyey Dhaxal sugihii xilka xilka laga qaaday ee ay Ilmaadeerka ahaayeen Maxamed Binu Naayef Binu Cabdulcasiis kaasi oo ninka dhaxalka looga wareejiyey ugu yimid…

Read More

Amiirka Cusub ee Sacuudiga Oo Dhunkaday Amiirkii lagu bedelay Jagada Haatan Aabihii u Cumaamaday SAWIRO

Makka 24. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Barakeesan ee Makka lagu qabtay munaasabad balaaran ay xilka kula kala wareegayeen Amiirka cusub ee Boqortooyada Sacuudiga Mohammed Bin Salman iyo Amiirkii hore ee Boqorooada Mohammed bin Nayef.   Munaasabada waxaa kasoo qeyb galay xubno badan oo kamid ah Qoyska Boqortooyada Sacuudiga waxaana taageero xoogan loogu muujinayay Amiirka…

Read More

Qaabkii Muwaadin Sucuudi ahi Ku Casilay Wasiir Ka Tirsan Xukuumadda Boqortooyada Sucuudiga

Riyadh 24. June 2017 (SDN/QJ):- Dacwad uu soo oogay Muwaadin u dhashay Boqortooyada Sucuudiga ayaa galaafatay wasiirka adeegyada madaniga ah oo xilkii lagaga qaaday loona diray in baadhitaano lagu sameeyo, lana sameeyey Gudiyo arinta loo hayssto la socda. Dacwada uu soo oogay muwaadin Saad Al-Thuwaini, ayaa keentay in la casilo Wasiirkii Adeegyada rayidka Khalid Bin…

Read More

Khibradda Dhakhtarka Oo La Ogaadey Inay Saamayso Caafimaadka Bukaanka

Hargaysa 24. June 2017 (SDN/QJ):- Cilmibaadheyaal wadanka Maraykanka u dhashay ayaa daraasad ay sameeyeen natiijadeedii soo saaray, iyaga oo sheegay in qofka xanuunsanaaya caafimaadkiisu ku xidhan yahay khibradda dhakhtarka weynaaya. Daraasadan oo  lagu daabacay wargeyska Washington Post oo uu wargeyska Dawan kazoo xigtay qormadan ayaa lagu sheegay in daraasadan  intii la waday la baadhay goobaha…

Read More

Dayax Gacmeedyo Ay Sameeyeen Jaamacaddaha Dalka Iran Oo Hawada Loo Diraayo Markii Labaad

Tahran 24. June 2017 (SDN/QJ):- Waxay markii labaad dawlada dalkaasi Iran ay hawada sare u diraysaa dayax gacmeed ay sameeyeen ardayda jaamacaddaha Sharif University of Technoloy iyo jaamacadda kale ee  Amir Kabir University  of Technology. Agaasimaha hay’adan Iran Space Agency (ISA) oo lagu magcaabo Xaamid Fazeli ayaa sheegay  mar uu u waramaayey telefishanka Press Tv…

Read More

Ruushka Oo Sameeyey Diyaarad Loogu Talo Galay Xaaladaha Deg Dega Ah

Moscow 24. June 2017 (SDN/QJ):- Khubarada hawada ee wadankaasi Ruushka ayaa sameeyey diyaarad loo isticmaali doono xaaladaha deg dega ah, taas oo ah diyaarad weyn oo qaadi karta waxyaalo kala duwan, waxaanay diyaaradani awood u lee dahay inay dhulka iyo biyahaba ka duusho kuna soo degto. Diyaaradan waxa kaalinta ugu weyn ka qaadatay wasaaradda  xaalada…

Read More

“Aakhirka,  waxaannu  u aragnaa in Somaliland iyo Soomaaliya noqon doonaan laba dal oo madax-bannaan” Dawladda Somaliland Oo Ku Baaqday In Dib Loo Bilaabo Wadahadalkii U Socday Dawlada  Soomaaliya

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda  Jamhuuriyadda Somaliland,  ayaa ug baaqday dawladda dhawaan la doortay ee Soomaaliya in dib loo furo wadahadaladii u dhaxeeyay labada dhinac, si looga wadaxaajoodo arrimaha Nabadgelyada, Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Horumarinta, sidaasna waxaa shaaca ka qaaday  Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Dr. sacad Cali Shire. Sida lagu baahiyey Mareegta African Business,  Wasiirka…

Read More

Maamulka Gobolka Salal & Saraakiisha Ciidamadda Booliska Iyo Qaranka oo Kormeer Ku soo Maray Deegaano ay Duqeeyeen Diyaarado Dagaal Iyo Wixii ay Soo Arkeen DAAWO

Saylac 23. June 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Gobolka Salal Md, Axmed Maxamed Xaashi oo ay wehelinayaan taliye ku xigeenada ciidanka booliska iyo ciidanka mulatariga ee Bariislay ayaa kormeer ku tagay deegaano kamid ah gobolkaasi, oo maalmihii u dambeeyey diyaarado aan haybtooda la garanayn rasaas ku garaacayeen. https://www.youtube.com/watch?v=_HyJTh2WoKs

Read More

Somaliland Maxay ka Tidhi Diyaarado Dagaal oo Duqaymo ka geystay Gobolka Selel? “Qumacyadii baannu geynaynaa Jabuuti” DAAWO

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa sheegtay inay baadhitaan ku waddo Diyaarado Duqaymo ka geystay habeennadii u dambeeyey deegaanno kala duwan oo ka tirsan Dhul-daaqsimeedka iyo Xeebta Saylac ee gobolka Selel, kuwaas oo aan weli si rasmi ah loo aqoonsan dawladda ama dalka leh. Diyaaradahaas duqaymaha geystay oo Cabsi iyo argaggax badan ku…

Read More

Gabdho Soomaaliyeed Oo Dalbaday In La Toogto Ama Magan Galiyo La Siiyo Iyo Waxaa Ay Qoonsanayaan DAAWO

Muqdisho 23. June 2017 (SDN/QJ):-Kadib markii haween ka tirsan ciimada Seerdija ay shaqadii ka ruqseysay ayaa waxaa baaqyo cabasho ah ka soo saaray haweenkii ay saameynta ku yeelatay shaqadaasi laga fadhiisiyay. Haweenkan askarta ah oo da’kasta iyo daraja kasta leh ayaa dawlada Soomaaliya go’aan ku gadhay inaanay ka sii mid ahaaneynin ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed,…

Read More

Ma Jiraa Dariiqyo Lagu Xakamayn Karo Sicir Bararka Ka Taagan Suuqyada Somaliland? DAAWO

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Dhawrkii Bilood ee u danbeeyay Waxaa Suuqyada Somaliland ka Taagnaa Sicir barar Xadhkaha goostay Kaas oo Saamayn Ku yeeshay nolosha Mujtamaca. Sicir bararkan ayaa ka dhashay Hoos u dhac xoogan oo Ku yimid Shilling Somaliland Iyo Kor u Kac Weyn oo ku Yimid Qiimaha Lacagta Dollarka. Go’aamo dhawr ah oo…

Read More

Nuxurka Inqilaabka Lagu Dhuftay Dhaxalsugihii Boqortooyada Sucuudiga DAAWO

Riyadh 23. June 2017 (SDN/QJ):-Boqorka Dalka Sacuudiga ayaa isbadal weyn ku sameeyay qaabka dhaxalka Boqortooada dalkaasi, waxa uuna Wareegto uu soo saaray ku eryay amiir Maxamed Bin Nayef oo ahaa ninka iska lahaa dhaxalka Boqortooyada. Boqor Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wareegto kasoo baxday xafiiskiisa darajada Dhaxalka Boqortooyada uga qaaday amiir Maxamed Bin Nayef, waxa…

Read More

Khilaaf ka taagnaa Ceelasha Biyaha Botor ee Gabiley ka Cabto oo Xal laga Gaadhay & Maamulka oo ka hadlay DAAWO

Gebiley 23. June 2017 (SDN/QJ):-Khilaaf ka taagnaa Ceelasha Biyaha Botor oo ah Ceelasha ay Gabiley Biyuhu uga yimaaddaan, Khilaafkaas oo u dhexeeyey Maamulka Dawladda ee gobolkaas iyo Dad Shacab ah oo Deegaanka deggan oo qaarkood Shaqaale ka ahaayeen Ceelashaas, ayaa la soo afjaray. Masuuliyiin Dawladda ka tirsan oo Maayerka degmada Gabiley ka mid yahay, Taliska…

Read More

‘’Sicir Bararku Waa Aafo la Bilaabantay Xukuumadan,Waana Aafo ay Inagaga Tegayso’’ Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani

Hargaysa 23. June 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab Nuur, ayaa hadlay sicir bararku heerka uu ka marayo Somaliland, waxaanu sheegay in Masuuliyadda Sicir bararka ay sabab u tahay Xukuumadda, waxaanu tilmaamay qiimo dhaca ku yimid shilinka Somaliland inay sabab u tahay Xukuumaddu. Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Waddani Cismaan Afgaab…

Read More