Warbixin & Sawirro : Khasaaraha Weerarkii Ismiidaaminta Ahaa Ee Maanta Ka Dhacay Degmada Wadajir ee Muqdisho & Raysal Wasaaraha Somalia oo Ka Hadlay
Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Waxaa isa soo taraya khasaaraha ka dhashay weerar ismiidaamin ah duhurnimadii maanta lagu qaaday xarunta degmada Wadajir ee gobolka Banaadir. Weerarkan ayaa loo adeegsaday gaari nooca CAASIGA ah oo laga soo buuxiyay walxaha qaraxa kaa oo siweyn loogu ekeysiiyay gadiidka khudaarta iyo caanaha keena kuwaa oo inta badan lagu canshuuro…
