Askar ka tirsan Milateriga Somalia oo ku Dhaqaaqay Talaabo aan Looga Baran
Muqdisho 20. June 2017 (SDN/QJ):- Ciidamo ka tirsan Mileteriga Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ku dhaqaaqay talaabo lagu farxo oo lama filaan ka noqotay dad badan. Askar ka tirsan guutada 60-aad ee Miletariga Somalia ayaa lacago ay ka jareen mushaharkooda u qeybiyay barakacayaal ku nool degmada Howlwadaag ee gobolkan Banaadir. Ciidamada ayaa waxay siinayeen…
