Hoggaamiyaha WADDANI Oo Ka Hadlay Cayimaadda Doorashada Ee Madaxweynaha Iyo Xilka Guddoomiyahoodu Ka Hayo Wakiillada

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Xirsi Cali X Xasan, ayaa Madaxweynaha ku bogaadiyey cayimida maalinta Doorashada, isla markaana sheegay inay Xisbi ahaan diyaar u yihiin, waxaanu sheegay in doorashadu xilligeeda ku qabsoontaa ay ku danta Somaliland ku jirto.   Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI Xirsi Cali X Xasan oo Wareysi gaar…

Read More

Kulmiyihii Hore Geesiyaal Gacan Furan Oo Ku Heshiiyey Inay Guuleystaan, Kulmiyaha Maanta Gabno Gacan Gudhan Oo Ku Heshiiyey Inay Guuldaraystaan

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Maalmahan Dambe Waxa Bulshada reerSomaliland iyo Dad badan oo Xisbiga Kulmiye taageeraa ay ka hadlayeen Wadada uu Qaaday Xisbiga Kulmiye iyo Xilligan Hogaanka Hagaya iyo Siyaasada ay ku Wajahayaan Sidii Mar Labaad ay Talada dalka iyo Kursiga Madaxweynaha ugu Guulaysan Lahayeen iyadoo Bulshadaa Qaybaheeda kala duwani inta Bdan isu aragti…

Read More

Ciidanka Dab-demiska Caasimada Hargeysa oo ku Guuleystay Daminta Guryo Badan oo isku Rarana iyo Faarad ku kala kala gubtay Degmooyinka Koodbuur iyo Gacan libaax ee Hargaysa SAWIRO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):-Ciidanka Dab-demiska Qaranka Gaar ahaan Ciidanka Dab-demiska Magaalada Hargeysa ayaa subaxnimadii hore ee saaka u baxay Dab weyn oo kacay degmada Ibraahim Koodbuur gaar ahaan isgoyska xero awr, dabkaas oo noociisu ahaa Meherad Faarada ah ayaa isla markii ciidanka dabdemiska lagu soo wargeliyay dabkaas si deg dega ugu baxay waxaanay daqiiqado…

Read More

Doodo Ka Taagan Qaabkay Iskula Jaan Qadi Karaan Xubnaha Guddida Culimadu, Jameecooyinka Ay Ku Kala Abtirsadaan Iyo Qodobo Dastuurka Ka Hor Imanaya Oo Ka Muuqda Digreetada M/Siilaanyo Ee Magacaabista Guddidani

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Kadib Markii Madaxweyne Siilaanyo Jimcihii aan soo dhaafnay ee Toddobaadkan ku dhawaaqay kuna dhiirraday in uu sameeyo Guddida heer Qaran ee Culimada Somaliland oo ah Guddi Distoori ah oo muddo badan Madaxweynayaashii kala dambeeyey ku dhici waayeen in ay sameeyaan ayaa markii ay soo baxday magacaabista uu Madaxweyne Siilaanyo guddidaasi…

Read More

Faah faahin : 10 ruux oo ku Dhimatay Weerar Lagu qaaday Caawa Maqaayad Ku taala Magaalada Muqdisho

Muqdisho 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dabley ayaa weerartay caawa  Pizza House oo ah maqaayad siweyn ugu dhaw Hotelka lagu magacaabo Posh oo ku yaala agagaarka is-goyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. 10 ruux ayaa la rumeysan yahay in ay ku dhinteen weerarka oo sidoo kale saameyn ku yeeshay hotelka Posh Treats oo siweyn ugu dhaw Pizza…

Read More

Garaadka Guud Ee Beelaha Dhulbahante Oo Taageray Daawadii Lagu Dabiibay Dirirtii Koonfurta Sool Lingaxana U Adkeeyey Wadahadalka Somaliland Iyo Khaatumo

Buuhoodle 14. June 2017 (SDN/QJ):- Garaadka guud ee beelaha dhulbahante garaad jaamac garaad cali ayaa taageeray go,aankii nabadeynta ahaa ee lagu soo gaba-gabeeyey deegaanka dharkayn-geenyo kuwaas oo la xidhiidhay labadii beelood ee dirirtu ku dhex martay koonfurta gobolka sool. Sidoo kale waxuu garaad jaamac garaad cali ka hadlay madaxda khaatumo ee hargeysa ku sugan garaadka…

Read More

Wasaaradii Gabtay Dhalinyarada Somaliland Oo Ka Hadashay Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Magafe Ku Haysto Saxaraha Wadanka Liibiya

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Ayaa Ka Hadasha Dhalinyarada Reer Somaliland Ee Mudooyinkii U Danbeyey U Tahriibayey Ee Lagu Haysto Saxaraha Wadanka Libiiya Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland. “Fariinta Aan Maanta Diiraynaa Waa Fariin Cad Oo Dadka Caqliga Leh Garanayaan Dalkaaga Isga Oo Aan Dhibaato Ku Qabin…

Read More

Arday Reer Somaliland Ah Oo Uu Imaaraadku Ka Soo Caydhiyay Tartaankii Quraanka Ee Ka Socday Dubai Iyo Magaca Somalia oo uu Tartanka Kaga Qayb galay DAAWO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Wiil dhalinyaro ah oo dhalasho ahaan kasoo jeeda Somaliland isla markaana uu dalka Imaaraadka Carabtu kasoo caydhiyey tartankii Quraanka Kariimka ahaa ee ka socday magaalada Dubai isla markaana ay ka qayb galeen in kabadan 112 dal ayaa kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Hargeysa. Ardaygan oo lagu magacaabo Ismaaciil Cumar…

Read More

Bisha Barakaysan ee Ramadaan & Duruufaha Naxdinta Leh ee Ku Gedaaman Dadka Qaba Xannuunadda Dhimirka ee Hargaysa DAAWO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Bishan barakeysan ee Rabadaan, duruufo adag oo dhinaca nolosha ah ayaa la soo darsay, islamarkaana ku gadaaman dadka xanuusanaya ee aan maskax ahaan fayoobeyn. Duruufahaasina waxaa sabab u ah Huteelada dadku ka cunteeyaan oo la xidho bishan. Maxamed Xuseen Jagac oo ah nin muwaadin ah oo qurba-jooga ayaa isagu isu…

Read More

Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo Sheegtay in Shirkado Gaar Loo Leeyahay ay ku Wareejisay Wershadda Sibidhka ee Berbera Hawsha Bilaabayaan DAAWO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa shaaca ka qaadday inay bilaabmayso dhismaha Wershadda Sibidhka ee magaalada Berbera, taas oo ay Xukuumaddu ku wareejisay saddex Shirkadood oo kala ah Shirkadda Red Sea (Badda Cas) oo ay ku midoobeen Shirkadaha Dahabshiil Group, KIPCO iyo Berbera Group. Shir Albaabbadu u xidhnaayeen oo Wasiirrada Ganacsiga iyo Maalgashiga…

Read More

Qatar Airways Oo Qaramada Midoobay Ka Dacwaysay Dawlado diiday Inay Hawadoda Ku Duusho

New York 14. June 2017 (SDN/QJ):- Shirkadda Duullimaadka ee Qatar Airways, ayaa ka codsatay hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Maamulka Hawada ee ICAO inay tallaabo ka qaado xayiraadda duullimaad ee lagu rogay shirkadda. Akbar Al Baker oo ah madaxa Shirkadda Qatar Airways ayaa sheegay in sharci darro lagu heysto Qatar Airways, maaddaama Dalalka Khaliijka Carabtu…

Read More

Dubai Oo Soo Saartay Adeeg Cusub Oo Ay Dadku Ku Dhoofi Karaan Teleefanadooda Gacanta Oo Aan Looga Baahnayn Aqoonsi Ah !

Dubai 14. June 2017 (SDN/QJ):- Dawladda Imaaraadka guud ahaan waxay ku hawlantahay gaar ahaan Xukuumada Dubai sidii ay Dadka musaafiriinta ah ee ku nool Dalkaasi ay ugu fududayn lahayd safarkooda xilliga ay ku sugan yihiin gegida diyaaradaha ee  Dubai. Waxanay arrintaasi u adeegsataa Tiknoolajiyad casri ah oo qofka musaafirka ahi uu kaga maarmayo inuu gacanta…

Read More

Imaamka Caanka Ah Ee Cabdiraxmaan Sudaysi Oo Taageeray Go’aanka Dalkiisa Sucuudigu Xayiraadda Ku Saaray Waddanka Qadar Iyo Sababaha Uu Ku Taageeray

Makka 14. June 2017 (SDN/QJ):- Imaamka iyo Khadiibka Masaajidka Xaramka ee Makka Al Mukarrama Sheekh Cabdiraxmaan Al Sudeysi ayaa taageeray go’aanka xukuumaddiisa Sucuudi Carabiya iyo dalal ay ka mid yihiin Imaaraadka iyo Baxreyn ku qaaddaceen xidhiidhkii diblomaasiyadeedna ugu jareen waddanka Qatar kaasi oo uu ku tilmaamay mid sax ah oo habboonaa in xukuumadahaasi ay qaataan….

Read More

Mucjisada Ku Duugan Qisada Nin Aan Gacmo Iyo Lugo Toona Lahayn Haddana Karti Iyo Dadaal Ku Gaadhay Meel Sare! DAAWO

Hargaysa 14. June 2017 (SDN/QJ):- Waa dhiiri-galin ah kuna tusinaysa awoodda alle ku abuuray bini’aadanka, waxay ku saabsan tahay ninkii gacmaha iyo lugo la’aanta ku dhashay, hadana waxbarashada heer ka gaadhay, Magaciisu waa Nick, wuxuu jiraa 33 sano jir, asalkiisu waa wadanka Serbia, laakiin dhalasho Australia ayuu haystaa, wuxuu ku dhashay xanuunka loo yaqaano “Phocomelia”…

Read More

Baaq & Fariin ka soo yeedhay Somalida ku noola Dalka Qatar Iyo Xaalada ay Ku Sugan Yihiin DAAWO

Doha 14. June 2017 (SDN/QJ):- Jaaliyad badan oo Somali ah ayaa Degan kana Shaqaysta Qaarkoodna Wax ka Bartaan dalka Qatar ee ay Go’doomiyeen Xulufada uu Hor kacayo Sucuudigu.   Inkasta oo Dawlada Federaalka Somalia ay door dhex dhexaad ah ka qaadatay qadiyada dalkaasi hadana dadka soomaalida ah ee Ku nool ayaa sheegaya inay Xaaladoodu fiican…

Read More

12 Markab oo Cunto Sida oo u Ambo baxay Waddanka Qatar ee Cunaqabataynta Lagu Soo rogay

Sohar 14. June 2017 (SDN/QJ):- Boqolaal Koontiinar oo ay ku jirto cunto ayaa ka shiraaqday dalka Cumaan, oo u sii jeeda dalka, Maraakiibta sida cuntooyinkan ayaa ka dhaqaaqday dekedaha Sohar iyo Salalah. Shirkada cuntooyinka ee dalka Qadar ayaa sheegay in ay 12 markab u dhaqaaqeen caasimada Qadar ee Dooxa, taasina oo ay dawlada Qadar kaga…

Read More