QM oo ka digtay qaraxyo ka dhaca Muqdisho
Muqdisho August 16, 2024(QJ)-Xafiiska Qaramada Midoobay ee xarunta Xalane ayaa soo saaray digniino dhanka ammaanka ah, taasoo muujineysa inay dhici karaan weeraro argagixiso oo loo adeegsado walxaha qarxa oo ka dhici kara meelo kala duwan oo Muqdisho ah. Digniintan ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu bartilmaansanayaa shaqaalaha ajanabiga ah ee fadhigoodu yahay caasimadda, iyadoo…
