Madaxweyne Geelle oo xaaladiisa cafimaad la shaaciyay
Jabuuti September 29, 2024(QJ)-Dowladda Jabuuti ayaa beenisay warar lagu faafiyay baraha bulshada oo ku saabsan caafimaadka madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, xili la isla dhexmarayo in uu maanta dalkaa dib ugu laabtay. Dowladda Jabuuti ayaa cadeysay in madaxweyne Geelle uu caafimaad qabo ka dib markii ay soo baxeen warar sheegaya in walaac laga muujinayo xaaladiisa. Wasiirka…
