Bar Shidaal oo kubataya Garoowe
Garoowe September 08, 2024(QJ) -Dab xooggan ayaa xalay ka kacay kaalin shidaal oo lagu magacaabo 3CC iyo Garaash ku dhow magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. Dabka ayaa baabi’iyay Kaalintii Shidaalka iyo gaadiidkii yaalay Garaashkaasi, balse lama oga khasaaraha ka dhashay dabkaasi. Waaxda dab-damiska dawladda hoose ee Garoowe oo ay weheliyaan gawaari ay leeyihiin shirkadaha biyo…
