Itoobiya oo noqoneysa dalka u horeeyay ee aqoonsada Somaliland
Addis Ababa June 17, 2024(QJ)-Dawladda Itoobiya ayaa shaaca ka qaaday inay doonayso inay fuliso heshiiskii ay hore u kala saxeexdeen Madaxweynaha Somaliland iyo Raysal-wasaaraha Itoobiya, kaas oo ahaa in Itoobiya aqoonsato Somaliland, ka dibna ay siiso deked iyo saldhig ciidan. Wasiirka arrimaha dibadda ee dawladda federaalka Itoobiya, Tarekegn Bululta, ayaa sheegay in Itoobiya ay noqonayso…
