Soomaaliya oo ka fiirsaneysa hawlaha UNSOM
Muqdisho April 23, 2024 (QJ)-Dowladda Soomaaliya ayaa billowday wadahadallo ay la yeelanayso Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM) si loo bedelo howlaheeda. Guddi farsamo oo ay magacawday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo UNSOM ayaa shalay kulmay. Wada-hadalladan oo hadda maraya heerkii ugu horreeyay ayaa la filayaa in toddobaadyada soo socda ay sii xoogeystaan, iyadoo labada…
