Dagaal beeleed lagu hoobtay oo ka dhacay Galgaduud
Cabudqaaq June 09, 2024(QJ)-Warar dheeri ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay dagaal beeleed daba dheeraaday oo shalay ka dhacay inta u dhaxeysa Magaalooyinka Caabudwaaq iyo Xeraale ee Gobolka Galgaduud. Khasaaraha ka dhashay dagaal beeleedkan ayaa lagu soo waramayaa inuu ka badan yahay 50 dhimasho ah iyo dhaawaca in ka…
