Wasiir Caddaani oo ka Hadlay Dhisme Cusub oo loo Bineeyay Wasaaradda Warfaafinta Sidoo Kalena ka Hadlay Laba Qof oo aanu Weligii Iloobayn Inta uu Nool Yahay DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta iyo Wacyigalinta Somaliland md, Cismaan Cabdilaahi Saxardiid caddaani oo ay wehelinayaan mas’uuliyiinta kale ee wasaaradda ayaa dhagax dhigay dhismeyaal cusub oo laga hirgalinayo wasaaradda warfaafinta ee jamhuuriyada somaliland.  

Read More

24 Murashax oo Isku Diiwaangeliyey Doorashada Madaxweyne ee Somalia (Akhriso Magacyadooda)

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga doorashada Madaxweynaha Somalia ayaa soo gebagebeeyey diiwaangelinta musharaxiinta doorashada Madaxweynaha Somalia.   Qoraal ka soo baxay guddiga ayaa lagu xusay magacyada illaa 24 musharax oo si rasmi ah loo diiwaan geliyey, kuwaasoo qaarkood saacadihii ugu dambeeyey gaaray xarunta guddiga doorashada.   Magacyada 24-ka musharax ee sida rasmiga ah uga…

Read More

Gobolka California ee dalka Maraykanka oo ay ka Socoto Dhaq dhaqaaq uu Kaga Goosanayo Maraykanka intiisa Kale

California 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta gobalka California ee dalka Maraykanka ayaa ku dhawaaqay in ay fasaxeen ol’ole lagu dalbanayo in gobalkani uu ka goosto dalka Maraykaka intiisa kale. Waxa aanu ku bilaabanayaa in la ururiyo saxeex muwaadiniinta gobalkaas ee doonaya in ay dawlad madax bannaan noqdaaan, kaas oo marka uu gaadho tiro sharcigu xaddidayo…

Read More

24-Musharax ee Doorashada Madaxweyne ee Dalka Somalia oo Aqlabiyadoodu Isugu Ururtay Laba Beelood Iyo Magacyada Iyo Qabiilada Murashixiinta

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabo gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta u tartamaya Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, waxaana xilkan isku soo sharaxay 24-Musharax oo u badan kuwa kasoo jeeda llabo beelood. Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxaa ku jira Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Madaxweynihii hore Dowlada KMG Sheekh Shariif,…

Read More

Madaxweynaha Xiligiisu Dhamaaday ee Somalia Xasan Sheekh oo loo diiday inuu ka qeyb galo shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka furmaya Adis ababa, Waa Maxay Sababtu?

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha xilka sii haya ee Somalia Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la sheegay in loo diiday ka qeyb galka Shirka 28-aad ee Madaxda dowladaha Afrika oo la filayo inuu maalinta berri ah ka furmo xarunta AU-da oo ku taalla Addis Ababa.   Shirkaasi oo socon doona labo maalmood ayaa waxay Madaxda…

Read More

Doorashada Madaweynaha Galmudug oo Dib u dhac ku yimid iyo sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Cadaado 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Baarlamaanka Maamulka Galmudug ayaa dhawaan shaaciyay in ay dooran doonaan Madaxweyne cusub uu maamulkaasi yeesho ,kadib markii ay xilka ka qaadeen Madaxweynihii hore ee Maamulkaasi Mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed.   Guddiga Qaban qaabada Doorashada Madaxweynaha Galmudug ayaa horey u shaaciyay in Doorashada Madaxweynaha Galmudug ay dhaceyso 8-ka bisha Febraayo ,…

Read More

Musharax Madaxweyne oo u Ordaya Hogaaminta Somalia oo Ogolaaday in Hantidiisa la Xisaabiyo marka la doorto

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada muqdisho kulan ku yeeshey musharax Madaxweyne Dr Cabdinaasiir Cabdulle Maxamed oo ka mid ah musharaxiin u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya iyo qaar kamid ah Wariyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho.   Ugu horeyn waxaa hakaas ka hadley Dr Cabdinaasir Maxamed Cabdule, waxa uuna ku dheeraadey ka sheekeynta taariikhdiisii waxbarasho…

Read More

Wasiirka Cadaalada Puntland maxuu kayiri Xukunkii lagu Riday dhalinyaradii Kufsiga gaysatay? DHAGAYSO

Galdogob 30. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Cadaalada Dowlada Puntland Saalax  Xabiib Jaamac   oo Warbaahinta kula hadalay Magaalada Gaalakacayo ayaa waxa uu ka Warbixiyay  Howlo Shaqo oo  Muda 5 Cisha  ah ay u joogayn  Degmada Galdogob kaas oo ku aadan Sidii sharciga Islaamka loo Xakumi lahaa dhalyardii kufsi Wadareedka Ka Geesatay Duleedka Degmada Goldogob…

Read More

Musharaxiinta u taagan Madaxweyne-nimada Soomaaliya oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho si adagna uga hadlay xaaladdaha ka taagan magaaladaas, oo ay ugu horeeyaan doorashada iyo Amniga inta Doorashada Lagu Guda Jiro

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qoraalka waxaa aad looga hadlay dhanka Amniga iyo Doorashada, waxaana ay Musharaxiintu muujiyeen cabsida ay ka qabaan hanjabaad iyo dagaalo toos ah oo lagu qaadi karro goobaha musharaxiinta & halista taagan. Qodobada ay soo saareen waxaa kamid ah. 1- In laga maarmaan ay tahay in la dhiso ciidamo isku dhisan…

Read More

“Idaacada iyo TV-gu isku barnaamijyo ahayn, oo way kala sareeyaan, Idaacada sarayso, TV-guna wuu ka hooseeyaa..”Wasiir Cismaan Cabdillahi Caddaani

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka & Wacyi-gelinta Mr. Cismaan Cabdillahi Saxardiid (Cadaani) ayaa ka libkeenay qorshe dib-u-habaynta xaqsoorida shaqaalaha Wasaarada oo hore  Wasiir u soo maray wasaaradu ku guuldaraystay fulintiisa. Kulan lagu qabtay hoolka wasaarada Warfaafinta, kana soo qeybgaleen dhamaan hawlwadeenada qeybaha kala duwan ee wasaarada ayuu Wasiirka warfaafintu kaga dhawaaqay shalay…

Read More

Orodyahan Mohamed Farah oo laga yaabo in Saameyn ku yeelato Amarkii uu saxiixay Madaxweyne Trump

Washington 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Oradyahanka Asalkiisu Soomaaliga yahay balse heesta Dhalashada Britain Mohamed Farah ayaa laga cabsi qabaa in ay saameyn ku yeelato amarkii dhawaan kasoo baxay Donald Trump ee lagu mamnuucay safarada dadka Muslimiinta qaarkood ku tagayaan dalka Mareykanka.   Mo Farah ayaa ku dhashay dalka Soomaaliya waxa uuna heestaa dhalada Dalka Britain,…

Read More

Sawirro Gilgilay Quluubta Dadka Dunida Intooda Diir-naxda !

Nagasaki 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Joe O’Donnell waxa uu sawirkan qaaday isaga oo ku sugan Nagasaki, Sarkaalkan Millatariga ah ayaa loo diray Japan si uu xog ururin ugu sameeyo baaxadda ay leegtahay dhibaatadii uu gaystay qumbuladihii lagu dhuftay Japan. Sarkaalkan ayaa joogay Japan toddoba bilood oo ka bilaab mayey September 1945-kii. Wuxuu soo maray galbeedka…

Read More

WAR-MURTIYEED: Guddida la dagaallanka Sicir-bararka iyo Qiima-dhaca Shilinka Somaliland

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Maanta oo ay taariikhdu tahay 29-01-2017, Guddida heer Qaran ee la Dagaallanka Qiima-dhaca Shilinka Somaliland iyo Sicir-bararka waxay kulan muhiim ah la yeesheen Shirkadaha ka Ganacsada Jaadka (Qaadka). Kulankaasi oo ka dhacay Xarunta Baanka Dhexe ee JSL waxa lagaga wada hadlay sidii ay Ganacsatada Jaadku si dhab ah ugu hoggaasami…

Read More

Madaxtooyada Somaliland oo Weli Ka Aamusan Dhawaqii Beesha Caalamka

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somaliland ayaan weli wax jawaab ah ka bixin war-murtiyeed culus oo ay dalalka beesha caalamku kaga jawaabeen dib u dhigistii doorashada. War-murtiyeedkaas, ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ay dalalka Somaliland taageeraa soo saareen, waxaanay sheegeen inaan abaarta laga dhigan cudur daar dib loogu dhigo doorashooyinka, iyagoo golaha guurtida…

Read More

Wasiir Caddaani oo Ka Lib Keenay Qorshihii Dib u Habaynta & u Xaqsoorka Shaqaalaha Warfaafinta DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid Caddaani iyo mas’uuliyiinta wasaaradda ayaa kulan balaadhan maanta la yeeshay shaqaalaha wasaaradda Warfaafinta,kulankaasi oo lagu soo bandhigay Natiijada ka soo baxday Qorshaha Dib u habaynta Shaqaalaha ee dhinacyada Mushahaaradka iyo Gunooyinka.  

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Sheegtay inay Khubaro u Saartay Is Waafajinaya Fulinta Go’aankii Xukuumada ee Adeegyada Zaad iyo E-Dahab DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cali Dhagoole ayaa Sheegay inay hawl galiyeen Khubaro Ku takhasusay dhinaca Tiknoolajiyada (IT) Kuwaas oo is Waafajinaya Go’aankii Xukuumaddu ka soo saartay in Shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil Group aanay Ku diri karin adeegyadooda Zaadka iyo E-Dahabka Lacag ka yar Boqol dollar Kadib Markii ay…

Read More