Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Si Adag ugu Goodiyey Maamulada Jaamacadaha Iyo Iskuulada Gaarka Loo Leeyahay DAAWO

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Mudane C.laahi Ibraahin Habanne & Saraakiil Sare oo ka Tirsan Wasaaraddiisa ayaa Maanta Kulan Balaadhan la qaatay Maamulada Jaamacadaha iyo Dugsiyada Gaarka loo Leeyahay oo ay Ku adkeeyeen inay Shilling Somaliland ardayda ka qaadaan.

Read More

“Intii Dawladihii Soo Maray Somaliland Oo Dhami Lacag Soo Daabaceen, Waxa Ka Badan Intay Xukuumaddani Soo Daabacday..” Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddiisii Shalay ee Jimcaha Wuxuu kaga hadlay Sicir-bararka ka taagan Somaliland, Dulmiga iyo Arrimo kale oo muhiim ah. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Islaamku ku baaqay Nolol Dadku siman yihiin, isla-markaana diiday in Koox gaar ahi Sed-bursato oo ay keligeed noolaato, sidaa darteed ay ka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Mar Kale Maanta Magacaabay Gudi Kale oo ka Hawl Galaysa Wax ka Qabashada Sicir Bararka!!!

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Waxa uu Mar Kale Magacaabay Gudi uu u Xilsaaray Wax ka qabashda Sicir Bararka Xadhkaha Goostay ee Weli Ka Taagan Suuqyada Somaliland. Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo: Isagoo gudanaya Xilka iyo Masuuliyadda Distooriga ah ee Xukuumadiisa ka saaran ilaalinta iyo la…

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed oo Baaq Nabadeed u Diray Beelo Dagaalo Dhex Mareen

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin, ayaa baaq nabadeed u diray labada Beelood ee dagaalku dhexmaray, waxaanu ugu baaqay inay nabada qaatan oo ay joojiyaan dagaalka iyo colaada. Guddoomiye ku xigeenka kowaad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin,  oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa sidoo kale ka…

Read More

Weriye C.salaan Hereri oo Waraysi la Yeeshay Raysal Wasaaraha Dalka Itoobiya Iyo Waxyaabaha uu Daaran yahay

Weriye  Cabdisalam Hereri Oo Ka tirsan telefishanka Universal ayaa waraysi aad u dheer Oo dhinacyo badan taabanaya waxaa uu magaalada Jigjiga kula yeeshay ra’iisal wasaaraha Ethiopia Hailemariam Desalegn. Ra’iisal wasaarahu waxaa uu magaalada Jigjiga u joogay laba maalmood xuska maalinta xoolo dhaqatada ee Ethiopia.Waraysiga ayaa Cabdisalam Hereri waxyaabaha uu ku waydiiyay raiisal wasaaraha Ethiopia Waxaa…

Read More

Beesha Caalamka oo Xukuumadda Somaliland u Soo Dirtay Dhanbaal Culus oo Digniin iyo Dardaaran ah

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Toban waddan iyo ururka Midowga Yurub ayaa xukuumadda Somaliland, xisbiyada iyo guddiga doorashooyinka u soo diray dhambaal culus oo isugu jira digniin iyo dardaaran. Dhambaalkan oo ah mid culus, waxa ay wadamadani kaga digeen halista ka dhalan karta dib u dhigista doorashada oo ay tilmaameen inay galaafan karto wada shaqaynta dawladda Somaliland…

Read More

Xukuumadda Siilaanyo oo Ku Fashilantay Fulinta Go’aammadii Sicir-bararka, Heshiis Telesom dhex-maray & Qiimaha Sarrifka

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Xukuumadda Somaliland, ayaa si dadban uga noqotay qaar ka mid ah go’aanno Golaha Wasiirradu soo saareen Salaasadii, isla markaana Madaxweynu Digreeto ku dhaqan-geliyey oo ay sheegtay in wax lagaga qaanayo Sicir-bararka iyo qiimaha Sarrifka Doollarka, ka dib markii ay kulan caawa ku yeesheen Madaxtooyada Guddiga Madaxweynuhu u xil-saaray deminta Sicir-bararka iyo Masuuliyiinta…

Read More

Hoggaamiyaha Oromada Itoobiya oo Argaggixisannimo lagu eedeeyey, loona Diiday Dammaanad

Addis Ababa 28. January 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Mucaaradka Itoobiya ahna Gudoomiyaha Ururka lagu magacaabo Oromo Federalist Congress (OFC) Dr. Merera Gudina, ayaa Maxkamadda Itoobiya u diidday inay ku sii dayso dammaanad. Dr. Gudina, ayaa waajahaya Dacwad la xidhiidha Argaggixisannimo oo ay dawladda Federaalka Itoobiya ku eedeeysay, kuna sheegtay inuu la kulmay Xubno dawladda ka soo horjeeda…

Read More

Kaftan na dhex-maray Musharrax Muuse Biixi iyo Jawaabta uu ka bixiyey Hadal Bulshada dhexdeeda Caan ka noqday

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Waxay aheyd maalintii Khamiistii ee todobaadkii hore oo Bishu aheyd 26/1/2017-ka ka dib markii  Koox Saxaafadda kala duwan ee Somaliland ka mid ah oo aan ka mid ahaa uu Tababar ku saabsanaa Doorka Saxaafadda ee  Doorashooyinka Somaliland iyo Xeerka Anshaxa Saxaafadda noogu soo xidhmay Huteel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa.  ka dib laba…

Read More

DAAWO: Qoysas Abaartu Ka Soo Baro-kicisay Gobollada Bariga Oo Maanta Deeq La Gaadhsiiyey

Gebilay 27. January 2017 (SDN/QJ):-Qaar ka mid ah Dadweynaha reer Somaliland ee ku dhaqan Dalalka Dibadda, gaar ahaan Ingiriiska iyo Imaaraadka Carabta, ayaa Deeq Lacageed soo soo gaadhsiiyey Qoysas Abaartu ka soo baro-kicisay Gobollada bariga oo deggan banka u dhexeeya Degmooyinka Kalabaydh iyo Dila. Qoysaskan oo hore Xaaladda ay ku sugan yihiin uu War-bixin uga diyaariyey…

Read More

Musharaxiinta Madaxweyne ee Somalia ee isla socda hadana kala Socda !!

Muqdisho 27. January 2017 (SDN/QJ):-Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee lagu wado in 8-da bishan Febraayo ka dhacdo magaalada Muqdisho waxaa isku soo sharaxay Musharaxiin badan ,kuwaa oo isugu jira kuwa horey dalka xilal uga soo qabtay iyo kuwa cusub. Musharaxiinta Madaxweyne ayaa intooda badan ku sugan magaalada Muqdisho, qaar kamid ah Musharaxiinta ayaana si rasmi ah isku…

Read More

Ujeedada uu Daaranaa Banaan Bax ka Dhacay Xaafada Gol Jano ee Magaalada Hargaysa!!!! DAAWO

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):- Dadwaynaha ku dhaqan Xaafada Goljano ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa ka dhacay isku soo bax aad u balaadhan oo ay ku taagerayeen go,aankii madaxwaynaha Somaliland kasoo saarey qiimaha lacagta Doolarka, oo aad looga dareemey guud ahaan dalka dhinacyada noloshada dadka danyarta ah ay wax wayn iska bedeleen go,aankaasi.

Read More

”Waxba Nagama Gelin Somalia Laakiinse Waanu Wada Hadlnayaa Somaliland ” Maamulka Kooxda Khaatumo DAAWO

Buuhoodle 27. January 2017 (SDN/QJ):- Shir ay masuuliyiinta iyo madaxda Khaatumo ku yeesheen Buuhoodle ayaa ay ku qaadaceen war dhawaan ka soo baxay siyaasiyiin iyo wax-garad reer Buuhoodle ah oo soo jeediyay in la hakiyo wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo inta ay dhaceyso doorashada Soomaaliya Waxaanay masuuliyiinta maamulka Khaatumo ay sheegeen inaanay marnaba hakineyn wada hadalka…

Read More

Wasiir Faratoon oo ka Hadlay Guddoomiyihii Sarriflayaasha Hargeysa oo Saldhigga Booliska ku Dhintay

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Ciir (Faratoon), ayaa ka hadlay geerida Guddoomiyihii Sarriflayaasha magaalada Hargeysa oo ka mid ahaa shan Ruux oo Sarriflayaal ah oo Ciidanka Ammaanku ku xidhay Saldhigga dhexe ee Booliska Hargeysa oo uu ku geeriyooday. Guddoomiyihii Sarrifleyaasha magaalada Hargeysa Cabdillaahi Cali Bare, ayaa Shalay ku geeriyooday Saldhigga…

Read More

Culimo Faysal Cali Waraabe ugu Bushaareeyey Riyo lagu tusay Isagoo Madaxweyne ah, Kitaabna Gacanta u saaray DAAWO

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):-Culimada Reesh Sheekh Maxamed Carab oo ah Culimo caan ah oo deegaan ku ah degmada Xaaji Saalax oo ka tirsan gobolka Daad-madheed (Oodweyne), ayaa Hargeysa ugu yimi Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo ay sheegeen inay ku riyoodeen isaga oo Madaxweyne ka noqday Somaliland, isla markaana Cadaalad…

Read More

“Baanku wuxuu Caddaynayaa in Zaad-ku saamayn weyn ku leeyahay Sicir-bararka, Amarkuna wuu fulayaa ..” Baanka dhexe DAAWO

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):- Masuuliyiinta Baanka dhexe ee Somaliland, ayaa jawaab ka bixiyey War-Saxaafadeed ay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom shalay soo saartay oo ay ku sheegtay inaan adeegga Lacagta Taleefannada gacanta la isugu diro ee Zaad wax saamayn ah ku lahayn Sicir-bararka iyo Sarrif-bararka Doollarka iyo qiimo-dhaca Lacagta Somaliland, isla markaana aanu suuragal farsamo…

Read More

Dawladda Kuwayd oo Dil Deldelaad ah ku fulisay Toddoba Qof oo Midkood Qoyska Boqortooyada ka tirsanaa

Kuwait 27. January 2017 (SDN/QJ):-Dawladda Boqortooyada Kuwait, ayaa deldeshay Toddoba Maxbuus, waana markii u horraysay ee ay dawladdu dil fuliso tan iyo 2013-kii, Dadkaasna waxaa ka mid ahaa Qof Qoyska Boqortooyada ka tirsanaa. Waxaa lagu deldelay Xabsiga dhexe sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee dawladda Kuwayd ee Kuna. Qofka Qoyska Boqortooyada ka tirsan, ayaa lagu sheegay…

Read More

“Masuulka Telesom u hadlay wuxuu Caddeeyey Dhiig-miirad inay yihiin, Xadhiggiisana waan..” W/Ku-xigeenka Maaliyadda

Hargaysa 27. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cali Dhagoole, ayaa sheegay in Masuul u hadlay Shirkadda Isgaadhsiinta ee Telesom markii ay soo baxeen go’aammada Xukuumaddu ku xallinayso Sicir-bararka iyo qiimaha Sarrifka Doollarka ee qiimo tiray lacagta dalka uu muujiyey inay Shirkad ahaan Dhiig-miirad yihiin, isla markaana aanay u tudhaynin Shacabka dhibaatooyinka Abaaraha…

Read More

Madaxweyne Adama Barrow oo dib ugu laabtay dalkiisa, si diirana loo soo dhoweeyey (Daawo Sawirro)

Gambia 27. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow ayaa dib ugu laabtay dalkiisa si uu awooda ula wareego. Shacab fara badan ayaa ku soo dhaweeyay garoonka diyaaraha ee caasimadda Banjul, iyadoo Barrow lagu dhaariyay dalka Senegal todobaadkii hore. Madaxweyne Barrow waxaa safarkiisa ku wehliya ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan galbeedka Afrika Maxamed…

Read More