‘’Hadaanu Roobku Di’in Lagama Hadli Karo Doorasho iyo Wixii la Mid ah,Xisbiyaduna Talo ayay soo Jeediyeen,Madaxweynahana ismaanu arag’’ Gudoomiye Saleebaan Gaal DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ayaa beeniyay Warar sheegaya inuu Kulan Gaar ah la qaatay Madaxweyne Axmed Siilaanyo Waxaanu xusay in Xiligan ay dalka ka taagan tahay Xaalad abaareed oo Saamayn ku yeelatay Nolosha dadka iyo Duunyadaba.

Read More

Qaar ka mid ah Askartii Dalka Kenya looga dilay Weerarkii Kulbiyow ee Dalka Soomaaliya oo la soo bandhigay!! DAAWO

Nairobi  31. January 2017 (SDN/QJ):- Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in kaliya sagaal askari ay kaga dhinteen dagaalkii ka dhacay deegaanka Kulbiyow, hase ahaatee qaar kamid ah saxaafada Kenya ayaa tabineysa in dhimashadu ay gaareyso ilaa 68 askari Kooxda AlShabaab oo weerarkaas qaaday jimcihii lasoo dhaafay ayaa dhankeeda sheegatay in 70 kamid ah ciidamada…

Read More

Sida uu u dhacay Weerarkii Kulbiyow iyo Meydadka Askar Kenyan ah oo lasoo bandhigay (Daawo Sawirada)

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Kooxda Al Shabaab ayaa so bandjhigtay sawiro ku aadan sida uu u dhacay Weerarkii maalintii jimcaha ku qaadeen Saldhig Ciidamada Milatariga Kenya ku lahaayeen Deegaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada Hoose. Weerarkan Al Shabaab ku qaadeen Deegaanka Kulbiyow waxa ay ku dileen sida ay sheegeen 67-askari oo kattirsanaa Ciidanka Kenya, waxaana…

Read More

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Soo Kormeeray Dugsiyo Waxbarasho oo Ku Yaala Gobolka Gebilay & Waxa uu ku soo arkay DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Somaliland Mudane C.laahi Ibraahin Habane oo ay Weheliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boosaha iyo Maamulka Heer Gobol iyo Mid degmo ee Gobolka Gebilay ayaa Kormeer ku soo Maray Dugsiyo Waxbarasho oo ku yaala Degmada Arabsiyo ee Gobolka Gebilay.

Read More

Maxay Tahay Shaqooyinka uu Qabto Ururka Badbaaddada Hooyada Iyo Caruurta ee Safe Mother and Child Organisation oo Hargaysa ka Jiraa?

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Hoodo Cabdiraxmaan Waa Gudoomiyaha Ururka Badbaada Hooyada iyo Dhallaanka Safe Mother and Child Organisation Loona soo Gaabiyo Samco oo ka Jira Mgaalada Hargaysa. Hoodo Cabdiraxmaan iyo Dr Ilyaas Jibriil oo Xubnaha Ururka ka mid ah ayaa Tafaasiil ka bixiyey Ujeedooyinkii loo aasaasay Ururkan iyo Waxqabadkii u hirgalay ilaa iyo hada…

Read More

Waa Imisa Lacagta kasoo xarootay Diiwaan galinta Musharaxiinta Madaxweyne,Halkeese La Mariyey Dhaqaalihii ka soo Baxay Xildhibaanada Labada Gole?

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Guddiga Doorashooyinka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo gabo gabeeyay diiwaan galinta Musharaxiinta dooneysay in ay u tartamaan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Halka uu Gudoonka Baarlamankuna Magacaabay Gudi u gaar ah la socodka doorashada waxaana si rasmi ah loo diiwaan galiyay 24-Musharax oo xilkaasi u tartami doona. Musharaxiinta ayaa mid kasta oo kamid…

Read More

Wararkii ugu Dambeeyay ee Internet la,aantii ka jirtay Muqdisho iyo qaar kamid ah gobolada dalka

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Xalay ayaa waxaa magaaladda Muqdisho laga dareemayey baahida dhinaca Adeegga Internet-ka, taasi oo saamayn xooggan ku yeelatay dhamaan Xafiisyadda Hay’adaha Dowladda iyo Shirkadaha Khaaska, Xarumaha Xawaaladaha iyo dhamaan dadka macaamilka la ah Adeeggaasi oo dhan . Shirkadaha ugu waa wayn Dalka Soomalaida Sida Shirakadda Isgaarsiinta ee Hormuud oo ka mid…

Read More

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo Xilkii ka Qaaday Xeer Ilaaliyihii Qaranka Dalkaasi!!

Washington 31. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si deg deg ah xilkii uga qaaday ku simaha xeer ilaaliyaha guud ee Maeaykanka Sally Yates. Xilka qaadistan ayaa ku soo beegamaysa ka dib markii ku simaha xeer ilaaliyaha ay amar ku siisay sharciyaqaanada wasaaradda garsoorka ee maraykanka in aanay difaacin amarka madaxweynaha ee…

Read More

Magacyada Muslimiintii lagu dilay Canada iyo Ninkii dilkaasi ka dambeeyay oo la qabtay (Daawo Sawirro)

Quebec 31. January 2017 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska dalka Canada ayaa gacanta ku dhigay nin dhalinyaro ah oo loo heesto in uu ka dambeeyay weerarkii habeen hore lagu qaaday Masjid muslimiinta ku cibaadeestaan oo kuyaala magaalada Quebec ee dalka Canada. Weerarkan waxaa ku dhintay 6-qof oo kamid ahaa Jameecada masjidka ku cibaadeesanayay, waxaa sidoo kale weerarkaasi…

Read More

Guddiga Anshaxa Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya oo la magacaabay (Akhriso Magacyada)

Muqdisho 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Baarlmaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magacaabay Guddi loo xil saaray Ilaalinta Anshaxa iyo asluub-wanaagga iyo Bedqabka Geeddi socodka Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya. Guddigan la magacaabay ayaa waxaa ku jira Aqoonyahano Soomaaliyeed oo si weyn dalka looga yaqaan, waxaana xubnaha Guddiagan kamid ah Prof Cabdi Ismaaciil Samatar…

Read More

Ururka Midowga Africa oo u Doortay Gudoomiyaha Cusub ee Ururkaas Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Chad & Balanqaadka uu Sameeyay

Addis Ababa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Shirmadaxeedka Ururka midawga afrika ayaa maanta ka furmaya Magaalada Adds ababa  Caasimadda dalka itoobiya kaasi oo socon doona laba maalmood. Shir madaxeedkan oo ah shirmadaxeedkii 28 aad Waxa lagu doortay Gudoomiyaha Ururka Midowga Africa oo uu Ku Guulaystay Wasiirka Arrimaha Dibada ee Dalka Chad Moussa Faki Mahamat Waxaanu helay…

Read More

Haweenayda kaliya ee madow ee dhashay laba carruur ah oo caddaan ah, arrintaasi oo ah mid naadir ah AKHRI+DAAWO

London 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Hooyo madow oo ka soo jeeda Nigeria oo la yidhaahdo Cathene Howarth, oo saygeeda Richard uu caddaan yahay, ayaa noqotay haweenayda kaliya ee madow ee dhashay laba carruur ah oo caddaan ah, arrintaasi oo ah mid naadir ah,Waxay dhashay markii hore wiil caddaan ah oo indhihiisu buluug yihiin, imikana waxay dihatay…

Read More

Maamulka Heer Gobol Iyo Degmo Ee Wajaale Oo Si Adag Uga Hadlay Laba Kamid Askarta Lyu Policeka Oo Soo Galay Xuduuda Somaliland Mid La Qabtay & Mid Dhaawac ah DAAWO

Wajaale 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dagaal is rasaasayn ah ayaa dhex maray Ciidamada Booliska Somaliland iyo Kuwa Liyuu Booliska ee Is maamulka Kililka Shanaad ee Dalka Itoobiya, Dagaalkaas oo ka dhacay deegaan ka Tirsan Xuduudka Somaliland ee deegaanka Wajaale.

Read More

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Markii U Horeysay Si Taxader Leh Uga Hadlay Wada-hadallada U Dhexeeya Somaliland & Somaliya

Addis Ababa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Raysal-wasaaraha Dawladda Federaalka Itoobiya Hailemariam desalegn, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Wada-hadallada u dhexeeya Dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya. Raysal-wasaaraha Itoobiya oo u warramay Weriye Cabdisalaan Ibraahim Hereri oo ka tirsan Telefiishanka Universal, ayaa sheegay inay Dawlad ahaan ay Dhiiri-gelisay Wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya wallow in muddo ah Hakad…

Read More

Xukuumadda Somaliland oo Rajo Wanaagsan ka Muujisay in Sucuudigu Xayiraada ka qaado Xoolihii uga iman Jiray dhanka Somaliland DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Sheegtay inay Rajo wanaagsan ka filayaan in Boqortooyada Sucuudigu ay dib u bilowdo dhoofka xoolihii uga iman jiray dhinaca Somaliland Kadib markii ay Xayiraad Ku meel gaadh ah saartay dhamaanba Xoolaha uga yimaada Somalia.  

Read More

‘’Fagadhe oo inagu dhego baleey, oo Kulmiye ku xigeen ah, ayaa haddana indhihii ku dhufteen,maantana waxa inagu dhego beelay Gees, yaa u dambeeyey oo la tuuray Wasiirkii Biyaha ee Baashe ee nabada ka soo shaqeeyey ‘’ Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng: Faysal Cali Waraabe, ahna mushaxa Madaxweyne ee Xisbiga UCID, ayaa sheegay inay dad badan oo Somaliland wax u soo qabtay oo ahayd in la maamuso inay dayacmeen, waxaanu tusaale u soo qaatay ALLE ha u naxariiste Fagadhe oo indho beelay, Prof: Gees oo dhego…

Read More

Dood Xasaasi ah oo Ku Saabsan Sicirbararka ZAAD & E-Dahab Iyo Ga’aankii Xukumada Somaaliland,Khalad Ku Jira Nidaamka Dhaqaale ee Somaliland & Aragtida Aqoon yahanka DAAWO

Hargaysa 30. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Laba dhaqaale yaqaan baa si fiican u faaqiday dhibaatada sicir bararka Waxay Tilmaan ka Bixiyeen Halka uu Xididkiisu Ku arooro. Doodan Waxay ku Qodobeeyeen arrimahan Hoos ku xusan 1. Dawladda oo lacag iska soo daabacda; 2. Dhaqaalaha oo doolarabay sababta oo ah kalsooni darro shilling ka Somaliland laga qabo (culayskiisa…

Read More