Dad Weyne Ka Cadhooday Xafiiska Maaliyadda Laanta Socdaalka Hargeysa Oo Ka Diiday Inuu Lacagta Somaliland Kaga Iibiyo Baasboorrada + Dad Lagu Soo Celiyay Kaashka

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Dad shacab ah oo reer Somaliland ah ayaa Shalay ku gadooday islamarkaana Buuq ka dhex sameeyay Xafiiska lacagaha ee Laanta Socdaalka Somaliland ee Magaaladda Hargeysa kadib markii uu Xafiiskaasi oo ay Maamusho Wasaaradda Maaliyaddu diiday inuu dadkaasi ka qabto lacago kaash Somaliland ah oo ay doonayeen inay ku iibsadaan Baasaaboorka…

Read More

20 ka mid Ah Musharraxiinta Madaxweyne ee Somalia oo Wata Baasabooro Shisheeye (Warbixin)

Muqdisho 01. February 2017 (SDN/QJ):- February 8, 2017-ka, waxaa dalka ka dhaceysa doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka ah, 20 ka mid ah 24-ka murashax ee hadda taagan waxaa ay heystaan Baasaboor kale, dhibaatada intaa kuma koobna, haddii sidan lagu socdo, Soomaaliya waxaa madaxweyne ka noqon kara qof heysta dhalashada dalka Itoobiya. ma jirto dowlad sharaf leh…

Read More

Xoghayihii Arrimaha Dibadda Ee Maraykanka Oo Isku-diwaangelinaysa Muslimnimo & Sababta Ku Keliftay

Washington 01. February 2017 (SDN/QJ):- Xog-hayihii hore ee Arrimaha dibadda Dalka Maraykanka ayaa sheegtay in ay Muslim ahaan isu diiwaangalin doonto haddii Madaxweyne Donald Trump uu sameeyo diiwaangalin u gaar ah Muslimiinta Maraykanka. Madeleine Albright oo siyaasiyad ah ayaa sheegay in ay diyaar u tahay ‘diiwaangalintaas” iyadoo uga gol leh inay ka horjeedaan qorshaha Madaxweynaha….

Read More

Hay’ad Caalami ah oo ka dayrisay Saamaynta Ganacsiga Haragga Dameeraha oo Shiinuhu Afrika ka bilaabay

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa walaac laga muujiyey Ganacsi cusub oo lagu dabar-jarayo Boqollaal kun oo Dameero ah, ka dib markii waddanka Shiinuhu bilaabay inuu iibsado Hargaha Dameeraha, iyadoo laga dayriyey Ganacsigaa cusub ee Hargaha Dameeruhu saamaynta uu ku yeelan karo nolosha Boqollaal Kun oo Qof oo ku nool inta badan Qaaradaha Afrika, Aasiya…

Read More

Waddan Sharci Cusub Ka Soo Saaray Ninkii Ballan Guur Kaga Baxa Gabdhaha Iyo Ciqaabta Uu Mudan Doono!!

South Carolina 01. February 2017 (SDN/QJ):- Waxaa dhawaanahaan dalka Mareekanka laga soo saarayey Qawaaniin iyo sharciyo muran badan dhalinayey oo xiiso badan u yeeshay warbaahinta adduunka oo si weyn u qaadaa dhigtay kanina waxa uu noqon doonaa mid kale oo xiiso badan oo ay si weyn warbaahintu uga hadasho kadib markii la shaaciyey in dalkaasi…

Read More

Aktarka Caanka ah ee Dalka Hindiya Ee Salman Khan Oo Dil Toogasho Ah Loogu Hanjabay Xilli Booliska India Ay Tallaabo Qaadeen

Delhi 01. February 2017 (SDN/QJ):- Qareenka gaarka ah ee atooraha Salman Khan ayaa daaha ka qaaday in dil loogu hanjabay atooraha caanka ah ee shirkadda aflaanta dalka India Bollywood Industry. Salman Khan oo dunida aad looga yaqaano ahna xiddiga Filimada Hindiga ayaa waxaa khadka talefoonka kasoo wacay nin magaciisa qariyey balse u sheegay inuu yahay…

Read More

Mucjiso Eebbe:Gabadh Yar Oo Ku Guuleysatay Inay Wax Sawirto Iyada Oo Aan Lahayn Lugo Iyo Gacmo !

Hargaysa 01. February 2017 (SDN/QJ):- Gabadh yar oo la yidhaa Harmony ayaa waxay ku guuleysatay inay wax sawirto iyada oo aan lahayn lugo iyo gacmo midna, gabadhan yar ayaa marka hore waxay ku dhalatay iyada oo laxaadkeedu dhamaystiran yahay. laakiin markii ay jirtay muddo sanad ah ayaa waxa ku dhacay Infection dhiiga u raacay waxa…

Read More

”Nasiib-darro, bulshada Caalamka, gaar ahaan Haya’daha kala duwan ee UN-ta iyo Urrurada Caalamiga ah kamaanu helin kaalmo muuqata iyo gar-gaarkii Gurmadka Abaaraha” Madaxweyne Siilaanyo

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa maanta (31.01.2017) Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ballaadhan oo ka socday UN-ta, oo uu hoggaaminayey Peter de Clercq oo ah ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobay ahna isu-duwaha Arrimha Gargaarka Bini’aadanimada iyo Wakiilka haya’dda UNDP-da. Weftigan culus oo ka koobnaa dhammaan Haya’daha UN-ta iyo…

Read More

Biriishka Weyn ee Magaalada Hargaysa oo Tiirarkii uu Ku Taagnaa ay Boholo ka Jeexmeen iyo Demenaanta Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Hay’ada Wadooyinka Somaliland DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Biriishka weyn ee caasimadda Hargeysa ayaa halis ugu jira inuu gebi ahaanba dumo, ka dib markii tiirarkii uu ku taagnaa ay qodmeen islamarkaana ay soo baxeen birhii garaa’idka ahaa ee dhulka hoose ee fog ku qotonsanaa. Dadweyne u badan kuwa ka ganacsatada suuqa waaheen, oo shalay ku soo xoomay biriishka…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Amar Ku Bixiyey in La Joojiyo Hawlgelinta Shaqaalaha Cusub iyo Ciidamada Ku Jira Sannad Miisaaniyadeedka 2017

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa amray in la hakiyo in si rasmi ah loo hawlgeliyo shaqaalaha dawladda iyo ciidamada dalka ee ku jira miisaaniyadda sannadka 2017. Qoraalka ayaa ku taariikhaysnaa January 24, 2017. Qoraalkan Madaxweyne Siilaanyo oo lagu socodsiiyay wasaaradaha maaliyadda, arrimaha gudaha, madaxtooyada, ganacsiga, xeer ilaaliyaha guud,…

Read More

“Somaliland Won’t be Dictated by the International Community” Said UCID Chairman

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Chairman and Presidential candidate of Social and Welfare Party (UCID) Mr. Feisal Ali Warabe, in response to the warning by then International Community not to postpone ballot day said, “The president,3 political parties and the national Electoral Commission (NEC) have agreed to hold the presidential election on October 10,2017. Somaliland…

Read More

Jaamacada Carabta oo Guddida Abaaraha ee Somalia Ku Wareejiyay Adduun Dhan 91,835 Dollar & Lacago Kale oo ay Ka Filayaan Jaamacada Carabta DAAWO

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Ururka Jaamacada Carabta Gaar ahaan Xafiiskooda Magaalada Muqdisho ayaa Guddida Abaaraha ee Dalka Somalia Waxay ku Wareejiyeen Lacag Ku dhow Boqol Milyan oo Dollar. Wareejinta Deeqdan Lacageed Waxaa Goob Joog ka ahaa kana Hadlay Raysal Wasaare Ku Xigeenka Xukuumada Wakhtigeedu dhamaaday ee Somalia Maxamed Cumar Carte oo uu Weheliyaan Gudoomiye…

Read More

Aragtida Ismaaciil Buubaa ee Baaqii Beesha Caalamka ee Dib u Dhigista Doorashada Madaxtooyadda

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa, oo ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Waddani, ayaa ka hadlay sida uu arko muddo kordhinta ay ku heshiiyeen Xisbiyada Qaranka, Komishanka iyo Xukuumadda iyo halka ay taagan yihiin Beesha Caalamku, waxaanu sheegay in Wadan kasta uu arimihiisa guddaha u madax banaan yahay, balse wuxuu tilmaamay…

Read More

Magacyada Sadex Khabiir oo Xukuumadu u Saartay ka Soo Talo Bixinta Wakhtiga ugu Haboon ee Adeega Zaad lagaga Saari Karo in Lagu Diro Boqol Dollar Wax ka Yar

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Guddiga wasiirada ah ee uu Madaxweyne Siilaanyo u magacaabay inay ka soo tallo bixiyaan wakhtiga ugu haboon ee ay shirkadda Telesom ku fulin karto amarkii dawladda, ayaa saddex xubnood u xilsaaray ka soo tallo  bixinta wakhtiga ugu haboon ee ay Telesom ku fulinayso amarkaas. Guddiga ayaa soo magacaabay saddex muwaadin…

Read More

Doodii Musharaxiinta Madaxweynaha Somalia oo Fashilantay iyo sababta ka dambeysa oo la ogaaday

Muqdisho 31. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa maanta lagu waday in magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta golaha Shacabka dood loogu qabto Musharaxiinta u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Dooda ayaana qorshuhu ahaa in si toos ah loo daawado Telefishinada. Xarunta golaha Shacabka oo dooda ka dhaceysay waxaa ku balansanaa 12-Musharax Madaxweyne in ay ku doodaan si toos…

Read More

Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Wefti Sare oo Qaramada Midoobay Ka Socda oo Dalka u Yimid Sidii ay Uga Qayb qaadan Lahaayeen Gurmadka Abaaraha DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Wefti Ka Socda Qaramada Midoobay oo Dalka u Yimid Sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen Gurmadka iyo Samato bixinta dadka iyo Duunyada ay Abaartu haleeshay.  

Read More

Soomaalida Maraykanka oo Wadnaha farta ku haysa iyo Sharciga cusub ee dalkaas oo loo Sharaxay DAAWO

Washington 31. January 2017 (SDN/QJ):- Soomaalida ku nool gudaha dalka Maraykanka ayaa waxaa si wanaagsan loogu sharaxay sharciga cusub ee uu soo dajiyay Madaxweynaha dalka Maraykanka Mr. Donald Trump kaas oo dad badan ku beeray cabsi hor leh . Sharcigaan cusub oo khuseeya 7 dal oo Soomaaliya ku jirto ayaa waxa uu noqonayaa mid dhibaato…

Read More

Qiimaha Shiidaalka oo Suuqyada Somaliland Kor uga Kacay & Maceeshadii oo Halkeedii Taagan Xili Si Khasab ah lagu Jabiyey Sarifka Dollarka DAAWO

Hargaysa 31. January 2017 (SDN/QJ):- Qiimaha Shiidaalka ayaa Mar Qudha Kor u Kacay 10 Liter ee Baatroolka ah oo Markii hore taagnaa 7 Dollar ayaa hada Maraya 8 Dollar,Shirkadaha Maamula Haamaha Kaydka Shiidaalka ee Berbera Ayaan ka hadlin Sababta keentay Kor u Kaca Shiidaalka,Sidoo kale Xukuumada ayaa ilaa hada Xal ka gaadhin is waafajinta hoos…

Read More