”Gacanta Hore Waxaa Lagu Qaadayaa 6800,Gacanta Labaadna 7000 Cidii Diida Waxay Wajahayaan Sharciga” Gudoomiyaha Baanka Dhexe DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Baanka Dhexe ee Somaliland Maxamed Cabdi Ibraahin oo Maanta ka hadlayay Kulan ay la qaateen Ganacsatada Jaadka ayaa Sheegay in iyadoo laga duulayo go’aankii Madaxweynuhu soo saaray in isku bedelka Shilling Somaliland iyo Dollarku uu Yahay Gacanta Hore 6800 Halka Gacanta Danbena lagu Kala Iibsanayo 7000 oo Somaliland Shilling…

Read More

KUFSIGII GALDOGOB:- Dhallinyaradii Falkaasi Fulisay oo Xukun Shareecada Islaamka ah la Mariyey,Ganaax Lacageed Iyo Xabsina loogu daray

Galdogob 29. January 2017 (SDN/QJ):- Shan Dhalinyaro ah oo dhamaadkii Sanadkii hore labo Gabadhood ku kufsaday Degmada Galdagob kadibna mid ka mid ah gabdhaha ka duubay Muuqaal lagu baahiyay barha Bulshada ayaa maanta lagu kala xukumay Jeedal,Xabsi iyo Ganaax lacageed oo kala duwan. Xukunkan oo ay rideen Culumadu,waxaa Goobjoog ka ahaa Musuuliyiin ka socotay Puntland,ehellada…

Read More

Agaasimihii Dalada SONYO Siciid Maxamed Axmed oo Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Mudo 14 Sanadood Ah DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Agaasimahii Guud ee Dalada Dhalinyarada Heer Qaran ee Sonyo  Siciid Maxamed Axmed oo Ka hadlayay Xafladii ay Xilalka Kula wareegayeen Hogaankii Hore ee Daladaasi Iyo Masuuliyiinta Cusub ee Golaha Dhalinyarada Sonyo Ee Uu Hogaaminayay Aqoonyahan Cabdicasiis Siciid Saalax Ayaa Sheegay Inuu Iska Casilay Xilkii uu u hayay Daladaasi oo uu…

Read More

Wasiirada Arrimaha Gudaha Iyo Duulista Oo Si Wada Jira Ugu Dhawaaqay Go’aan Lagu Mabnuucayo Joojinta Isticmaalka Iyo ku Safarka Baasaboorka Soomaaliya Ee Lagu Sameeyo Gudaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Shir Ay saaka iskugu yimaadeen Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir, Wasiirka Duuliska, Hawada iyo gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, oo ay wehelinayaan Wasiiru Dawlaha Amniga Maxamed Muuse Diiriye, Taliyaha Ciidamada Boliska Sareeye Guudo Cabdillaahi Fadal Iimaan, iyo Taliyaha Ciidanka Laanta Socdaalka Maxamed Cismaan Caalin ayaa dalka lagaga…

Read More

Lacagta Doollarka Oo Nuurigeeda Hargeysa Laga La’yahay, Suuqyo Madow Oo Dollarka Lagu Kala Iibsanayo Oo Furmay Iyo Goobihii Ay Sarrilayaashu Fadhiisanayeen Oo Haawanaya Kadib Cabsi La Soo Daristay

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Tan iyo Amarkii ka soo baxay Madaxtooyadda Somaliland ee Sixirka loogu jaray qiimaha Boqolka Dollar in Suuqyada Hargeysa loogu kala iibsado,ayaa waxa gabi ahaanba istaag galay dhaq dhaqaaqa suuqii xorta ahaa ee lacagaha lagu kala sarifanayay,Waxa gabi ahaanba nuurigiisa la waayay meel lagu iibinayo Lacagta doolarka ah,Waxaana la soo sheegayaa…

Read More

“Sidee lagu ogaan karaa waxyaabaha Khamradda iyo Doofaarka ay ku jiraan?.. DAAWO

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Shucuubta Muslimiinta ah eek u nool dalalka Reer galbeedka ayaa waxaa dhibaato xoogan ka haysataa sideey ugu fogaan lahaayeen waxyaabaha uu ku jiro Doofaarka ama Khamradda, iyaga oo inta badan si aqoon la’aan ah u isticmaala waxyaabahaasi. Hadaba markaad ku nooshahay UK waxaa jira nidaamyo gaar ah aad ku ogaan…

Read More

Xildhibaan ahna Sharci Yaqaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Sheegay In Lagu Deg Degay Go’aamadii Lagu Soo Rogay Adeegyada Shirkadaha Isgaadhsiinta

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Maxamed Jaamac Axmed oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa ka hadlay sida ugu haboon ee sicir bararku ku istaagi karo waxaanu sheegay in adeegyada Zaadka iyo Edahab aanay sabab u ahayn sixir bararka dalka ka jira,Waxa uu sidoo kale Talo dhaxal gal ah u soo jeediyay Xukuumadda,isagoo…

Read More

Madax-Dhaqameed, Odayaal Iyo Xildhibaano Ammaanay Doorka Shirkadaha TELESOM Iyo Kuwa La Midka Ahi Ka Ciyaareen Horumarka Iyo Koca Dhaqaale Ee Dalka

Hargaysa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Salaadiin, Boqorro, Ugaasyoo, Odayaal, Xildhibaano iyo Madax-dhaqameed kale oo badan oo warbaahinta kula hadlay Huteel Ambasaddor ee Magaalada Hargeysa ayaa si ba’an u dhaliilay siyaasadda xukuumadda Somaliland ee ku aadan xayiraayadda adeegyada ZAAD iyo e-Dahab ee shirkadaha Telesom iyo Dahabshiil oo ay sheegeen in ay yihiin kuwo umadda waxtar ballaadhan…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya oo waraaqahii Aqoonsiga ka gudoomay safiirka cusub ee Somaliland iyo Codsi Muhiim ah oo Somaliland u Gudbisay Midowga Africa

Addis Ababa 29. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya Dr. Workneh Gebeyehu  ayaa waraaqahii aqoonsiga ka gudoomay Safiirka Cusub ee Somaliland dhowaan u magacowday dalkaa Amb. Cali Salaan Jirde (Cali-Shoombe) Wasiirka Arrimaha Dibedda Itoobiya Dr. Gebeyehu oo shalay ku qaabilay xafiiskiisa safiirka Cusub ee Somaliland Amb. Cali Shoombe ayaa muujinaysa sare u kaca xidhiidhka…

Read More

‘’Kenya way ku fashilantay Howlgalka Somalia’’ Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha Kenya Moses Wetangula

Nairobi 29. January 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda dalka Kenya Moses Wetangula, ayaa ugu baaqay dowladda Madaxweyne Uhuru Kenyatta inay si deg deg ah ciidamadeeda uga soo saarto Somalia. Moses Wetangula, oo kamid ah hadda Xisbiga Mucaaradka ayaa sheegay in Kenya ay askar badan ku wayday howlgalka Somalia wixii ka dambeeyay 2011, isagoo…

Read More

Maxaa kasoo Baxay Xukunkii Kufsiga degmada Galdogob ee gobolka Mudug?

Galdogob 29. January 2017 (SDN/QJ):- Saxaafada degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa heeggan buuxa lagaliyey si ay soo duubaan Xukun Kufsi degmadaasi dhawaan ka dhacay oo Culimadu ay u fadhiday.   Warar hoose oo Warbahintu ay ka helayso Xukunka Culimada ay ridayso ayaa sheegaya inay ku heshiiyeen beelaha labada dhinac Qoyska Gabdhahooda Tacadiga lakulmeen in…

Read More

Hogaamiyihii ugu horeeyey ee Carbeed oo kulan la qaadanaya Madaxweyne Donald Trump

Washington 29. January 2017 (SDN/QJ):- Boqorka dalka Urdun, C/llaahi Bin Xuseen Bin Talaal ayaa la filayaa inuu maalinta Isniinta ee beri booqasho uga bilaabato dalka Maraykanka.   Waxaa uu noqon doonaa hogaamiyihii ugu horeeyey Carabta ee la kulma Madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump.   Booqashadiisa ayaa ku soo beegantay iyadoo Donald Trump uu saxiixay…

Read More

Dood Culus Oo Ka Taagan Ciyaaryahan Muslim Ah Oo Shaqadiisa Ku Waayey Sadaqo Uu U Diray Dalal Sabool Ah Oo Muslim Ah

Germany 29. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Kooxda ka ciyaarta horyaalka Germany Bundesliga ee lagu magacaabo DARMSTADT ayaa waxay si rasmi ah u xaqiijisay inay iska fasaxday xiddiga ka ciyaara khadka dhexe ee u dhashay dalka Tunisia ee laguna magacaabo Anis Ben-Hatira. Kooxda DARMSTADT waxay xaqiijisay inay madaxda kooxda iyo xiddigan khadka dhexe Anis Ben-Hatira isku afgarteen…

Read More

Ujeeddada Socdaal ay Dalka Kuwait Ugu Kicitimeen Galabta Wefti uu Hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland DAAWO

Hargaysa 28. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyadda Somaliland Mudane Maxamed Xaashi Cabdi & Wefti uu hogaaminayo ayaa galabta u Kicitimay Waddanka Kuwait oo ay ku tageen Booqasho la Xidhiidha Sidii ay Dalkaasi Iyo Ururada Caalamiga ah ee Caawimooyinka ugu Bandhigi lahaayeen Baaxada abaaraha ka taagan Somaliland.

Read More

15 Musharax oo isku diiwaan galiyay Doorashada Madaxweynaha & Lacagta Laga Qaaday (Akhriso Magacyada)

Muqdisho 28. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa sii kordhaya tirada musharaxiinta isku soo taageysa doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee sida qorshuhu yahay la qaban doono 8da bisha Febraayo ee soo socota. Xarunta gudiga doorashada madaxweynaha ayaa maanta illaa gelinkii dambe mashquul aheyd, waxaana halkaasi dhoobnaa musharaxiin fara badan oo safaf ugu jiray iney is diiwaan geliyaan. Musharaxiinta illaa hadda…

Read More

Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe oo Xoghayha waxbarashada u Magacabay Marwo Saynab Xaaji Gaydh waxana isku shaandhayn ku sameeyey Qaar ka mida Xoghayaasha

Hargaysa28Jan17(SDN/QJ)War-Saxaafadeed Xisbiga UCID (Isku shaan-dhayn qaar ka tirsan Xoghaya-yaasha Xisbiga UCID Gudomiyaha Xisbiga UCID Eng: Faysal Cali Waraabe ayaa Maanta Waxaa uu Masuuliyiin Cusub u Magacaabay Xilal Isla markaana Waxaa uu Isku Shaan-dhayn ku Sameeyey Qaar ka Mid ah Xoghaya-yaasha. 1-Marwo Saynab Xaaji Gaydh Xoghayha Waxbarashada 2-Cabiraxmaan Axmed Cali  Xoghayaha Arimaha Gudaha 3-Maxamed Axmed Muuse…

Read More

Madaxweyne Donald Trump oo Qallinka Ku Duugay Laba Wareegto oo Khuseeya Muhaajiriinta Dalkaasi Nolosha u Raadsada

Washington 28. January 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa saxiixey labo wareegto oo uu ugu talo galey in uu ku adkeeyo amniga dalka Mareykanka. Mid ka mid ah ayaa diidaya in qoxooti reer Suuriya ahi uu yimaaddo dalkan, waqti aan xadidneyn. Wareegtooyinkan oo uu Trump sixiixey Jimcihii shalay ayaa cinwaan looga dhigay “Difaacida Qaranka ee Soogalitaan…

Read More