Lammaane Ka Soo Kala Jeeda Qoysaska Boqortooyada Cumaan Iyo Japan Oo Is Guursaday
Cuman 25. January 2017 (SDN/QJ):- Amiir ka mid ah Amiirada Dalka Cumaan oo la dhashay Boqorka Dalka Cumaan ee Boqor Suldaan Qaabuus ayaa waxa uu guursaday gabadh uu dhalay mid ka mid ah Amiirada Dalka Japan oo magaciisa la yidhaa Masahiko Vakuda, arrintan ayaa noqotay mid aad u soo jiidatay warbaahinta Caalamka maadaama oo lammaanaha is guursaday…
