Wararkii ugu dambeeyey dagaalkii saaka Al-Shabaab ku qaaday saldhiga ciidanka Kenya ee Kulbiyow
Muqdisho 27. January 2017 (SDN/QJ):-Waxaa soo baxaya faahfaahino ku saabsan weerarkii saaka aroornimadii xoogaga Al-shabaab ku qaadeen degaanka Kulbiyow ee gobolka Jubada hoose oo ay saldhig milateri ku leeyihiin ciidamada kenya. Boqolaal ka tirsan dagaalyahanada Al-shabaab ayaa la sheegay iney degaankaas weerar culus ku qaadeen, kaasoo ku bilowday gaadiid loo adeegsaday qaraxyo ismiidaamin ah oo lagu…
