‘’Labada Xaafadood Ayaan Hag-Bad Kula Jirney Gacantayadii Qaata Markan Is Nidhi Waa Lala Fadhiistey ,”Muj-Ooto Biixi DAAWO

Hargaysa 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Mujaahid Ooto Biixi oo ka hadlaayay munaasibad xisbiga Waddani ku soo dhawaynaayay Haween kaga soo biirey degmada Axmed Dhagax ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay Xulufo uu sheegay in ay kula jireen Laba reer oo ay wada lahaayeen xisbi balse laga dhacay markii ay soo gaadhay xiligoodii in ay…

Read More

Xisbiyada KULMIYE iyo WADDANI oo ka hadlay Faa’iidada iyo Khasaaraha ku jira Saldhigga Milatari ee Dalka Imaaraadka Carabta

Hargaysa 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE iyo dhiggiisa Mucaaradka ee WADDANI, ayaa aragtiyo kala duwan ka muujiyey qorshe la sheegay inay xukuumadda madaxweyne Siilaanyo ku doonayso sidii waddanka Imaaraadka Carabta saldhig Milatari looga siin lahaa Magaalada Berbera, kaas oo noqon doono fadhi ciidan oo dalkaasi ku yeesho gobolka Geeska Afrika. Dhammaadka…

Read More

Murashax Madaxweyne C.raxmaan Farole oo ka hadlay waxqabadkiisa hadii loo doorto Madaxweynaha Somalia

Muqdisho 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Somalia Cabdiraxmaan Farole oo gaaray magaalada Muqdishu caasumadda Somalia, ayaa faah faahin ka bixiyay arrimo ku aadan doorashada dalka iyo waxqabadkiisa hadii uu ku guulaysto booskaas.   Farole oo soo dhaweyn kadib warbaahinta hadal dheer ku siiyay madaarka diyaaradaha Aadan Cabdulle Cusmaan, ayaa  cadeeyay inuu yahay shakhsi u sharaxan…

Read More

Urur Caalami Ah Oo Ugu Baaqay Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Inuu Ka Noqdo Dacwadda Ka Dhanka Ah Suxufiiiynta Hubsad

Hargaysa 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Ururka caalamiga ah ee u dooda xuquuqda suxufiyiinta ee fadhigiisu yahay Maraykanka ee la yidhaahdo Committee to Protect Journalists (CPJ) ayaa warsaxaafadeedkan ka soo saaray dacwad rafcaan ah oo ka dhan ah suxufiyiinta wargeyska Hubsad.   Xeer-ilaaliyaha Guud ee Somliland Xasan Axmed waa inuu sida ugu dhaqsaha badan u joojiyo oo…

Read More

Go’aankii Maxkamada ICJ ka gaartay dacwada badda Somalia iyo Kenya oo la shaacinayo

Nairobi 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Maxkamadda Caalamiga ah ee Caddaaladda ee Qaramada Midoobay (ICJ) ayaa sheegtay iney shaacineyso go’aanka ay ka gaartay diidmada hordhaca ah ee Kenya ee dacwadda soohdinta badda ee ay Soomaaliya ku soo oogtay Kenya.   Guddoomiyaha Maxkamadda ayaa ku dhawaaqi doona go’aanka Maxkamadda Galabnimada Khamiista, 2-da Febraayo 2017.   Go’aanka Maxkamadda looga…

Read More

Shan Aragtiyood Oo Afrika Ay Ka Qabto Madaxweynaha Xilka Maraykanka Loo Dhaariyay Ee Trump

Washington 22. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Donald Trump waxaa loo dhaariyay madaxtooyada Maraykanka isagoo sheegay inuu wax weyn ka bedeli doona sida dalkiisu ula dhaqmo dunida inteeda kale. Hadaba talaabadani siday u saamayn doontaa xidhiidhka Washington iyo Afrika? Koonfur Afrika Koonfur Afrika waxay dedaal dheer u gashay sidii ay isaga dhigi lahayd dal aan deeq u baahnayn…

Read More

”Ma Doonayno Mudo Kordhin Dheer” Gudoomiye C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro DAAWO

Hargaysa 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si aada ugu dheeraaday dareenka naxariiseed iyo dad jacaylnimo ee Xisbiga WADDANI uu u muujiyey dadka dhibbaateysan ee ay abaarahu hayaan, waxaana uu tilmaamay in ay meel adag iska taageen in xiligan maadaama lagu jiro xaalad abaareed oo aad u adag aanay suurto-gal…

Read More

“Ceelkan Faramaa Waxaanu Xukuumad ahaan aamin-sanahay inuu wax badan ka tari doono xaalada adag ee biyo la’aanta iyo abaarta haysata Gobolka Saraar.” Wasiir Maxamuud Xaashi DAAWO

Caynaba 21. January 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dhagax dhigay ceel biyood Xukuumadda Somaliland ay ka hirgalinayso Duleedka magaalada Caynaba ee GObolka Saraar.   Wasiir ayaa ayaa sidoo kalena sharaxaad ka bixyey tiro ceel kale oo ay Xukuumadda Madaxweyen Siilaanyo dhawaan ka bilaabo doonto deegaano kala duwan oo dalka ah. Mudane Xaashi oo…

Read More

“Saldhigga Berbera Waa Dagaal Aan Waddo Lahayn, Waa Shaadh Inan Yar Xidhan Yahay….”Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa mar kale ka digay khatarta uu Somaliland u horseedi karo Saldhigga Ciidan ee Dawladda Imaaraadka Carabtu doonayso inay ka samaysato Magaalo-xeebeedda Berbera. Sheekh Aadan-Siiro, wuxuu sheegay in Saldhig uu Imaaraadku ka samaysto Magaalada Berbera uu Somaliland u soo jiidayo Dagaal, sidaas darteed Dadka…

Read More

Murashax Madaxweyne C.raxmaan Sheekh Maxamed Faroole oo Magaalada Muqdisho ka Degay

Muqdisho 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha dowladda Federalka Somalia, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamud Farole, ayaa goordhaweyd ka dagay magaalada Muqdishu Caasumadda Somalia, halkaasoo ah goobta ay ka dhacayso doorashada Madaxweynaha. Mas’uuliyiin iyo bulshada ku dhaqan caasumadda Somalia ayaa soo dhaweyn ugu sameeyay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde. Farole, ayaa saaka kasoo safray magaalada Nairobi xarunta dalka…

Read More

Wasiir Xukuumadda Katirsan Oo Weji Gabax Kala Kulmay Kulan Madaxtooyada Ka Qabsoomay Oo Dibada Looga Saaray

Hargaysa 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaarada warfaafinta Somaliland Md. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid(caddaani), ayaa dibadda looga saaray fadhi ka caagan xubnaha golaha wasiirrada oo maalinimadii khamiistii lagu qabanayey hoolka shirarka ee aqalka madaxtooyada, sida ay noo xaqiijiyeen ilo xog-ogaal ahi. Sida aanu xogta ku hayno waxa uu wasiir Caddaani subaxii khamiistii dorraad kusoo kallahay aqalka madaxtooyada,…

Read More

Shaqadii Kowaad ee Madaxweynaha Cusub ee Dalka Maraykanku uu Durtaba Saxeexo

Washington 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Donald Trump ayaa qaaday tallaaabadii ugu horeysay isagoo ah madaxweyne, wuxuu saxeexay amar ah in is bedel lagu sameeyo ceymiska caafimaadkaa ee Obama uu aasaasay. Laamaha uu amray wuxuu u sheegay inay yaareeyaan dhaqaalaha dulsaaran ceymiska oo loo garanaayo Obamacare. Hadal uu shalay ka jeediyay xafladdii dhaarinta, wuxuu sheegay inuu “dadka Amerika…

Read More

Wasiirka Caafimaadka oo ay Weheliyaan Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada oo Xadhiga ka Jaray Cisbitaalka Degmada Caynaba DAAWO

Caynaba 21. January 2017 (SDN/QJ):-  Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, iyo Wasiirka Caafimaadka Dr. Saleebaan Xaglatoosiye ayaa xidhiga ka jaray Cisbitaal kaga hir galiyey Demada Caynaba. Cibitaalkaasi oo ay maalgalisay dawladda Imaaraadku isla markaana ay fulisay Musasatul Maxamed binu Raashid Ala maktuum ayaa xadhiga laga jaray maalintii shalay, waxana munaasibad loo qabtay furitaanka cisbitaalkaasi ka…

Read More

Dibad Baxyo Balaadhan oo Lagaga Soo Hor Jeedo Madaxweynaha Cusub ee Maraykanka oo Ka Socda Dalkaasi DAAWO

Washington 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Dibad baxyo balaadhan ayaa ka aloosmay magaalooyinka waawayn ee dalka Maraykanka, ka dib markii Madaxwaynaha cusub ee Maraykanaka Mr, Donald Trump loo dhaariyay madaxtinimada dalkaasi isagoo noqonaya Madaxwaynihii 45aad  ee dalkaasi yeesho. Hase ahaatee, khudbadii Mr, Donald Trump jeediyay markii xilka loo dhaariyay ayaa lagu tilmaamay mid la mid ah markii uu…

Read More

Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani oo Si Kulul u Canbaareeyay Xadhig Loogu Gaystay Magaalada Hargaysa Majaajilaystaha AJAKIS DAAWO

Hargaysa 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani C.rashiid Xasan Mataan ayaa Si Kulul u Canbaareeyay Xadhig Magaalada Hargaysa loogu Gaystay Majaajilastaha Soomaliyeed ee lagu magacaabo Cabdi Muriidi Dheere [Ajakis]  oo shalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa Isla markaana dib Loogu Masaafuriyey Magaalada Muqdisho.  

Read More