Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Ka Hadlay Xulashada Madaxweyne Ku Xigeenkiisa iyo Isbedelada Maamul ee uu Jagadan ku Samayn Doono Hadii uu Awooda dalka ku Guulaysto

Hargaysa 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng:Faysal Cali Waraabe, sidoo kale ahna Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Doorashada Madaxtooyada, ayaa ka hadlay Musharaxa Madaxweyne ku xigeenkiisa iyo sababta uu ilaa hadda u soo xulan waayey, waxa ka jira in uu ka soo xulayo Gobolka Sool. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng:Faysal Cali…

Read More

Hanjabaadii Wasiir Maxamuud Xaashi ee Saxaafada Madaxa Bannaan oo Laga Dhex Akhriyey Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay

Hargaysa 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Hadalo hanjabaad ah oo uu wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi, dabayaaqadii sannadkii hore ugu hanjabay saxaafadda madaxbanaan ee Somaliland, ayaa gaadhay meel dheer. Xoghayaha guud ee xilkiisu dhammaaday ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki Moon ayaa warbixin uu golaha ammaanka Qaramada Midoobay u gudbiyay oo ku taariikhaysan 9 January 2017,…

Read More

Musharaxiinta Gudoonka Aqalka Sare oo goordhaw Khudbadahooda la dhageesanayo (Aqriso Magacyada)

Muqdisho 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw la filayaa n xarunta Aqalka sare ee Xildhibaanada Federaalka Soomaaliya ka bailaabato dhageesiga Khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan xilka Gudoomiyaha iyo gudoomiye kuxigeenada koobaad iyo labaad. Gudoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo asteeyay in la siiyo Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, waxaana xilkaasi u taagan labo Musharax…

Read More

Brack Obama iyo Xaaskiisa oo Macsalaameeyay Aqalka Cad iyo Diyaarad Milatari SAWIRO

Washington 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii hore ee dalka Mareykanka Brack Obama ayaa shalay xilka si rasmi ah ugu wareejiyay Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump, waxa ayna shalay Obama iyo qoyskiisa macsalaameeyeen xarunta Aqalka cad ay ku noolaayeen mudo 8-sano ah. Brack Obama iyo Xiiskiisa ayaa markii ay soo dhamaatay munaasabadii uu xilka ku…

Read More

Majaajilayste Ajakis Oo Muqdisho Loo Mastaafuriyey Kana Hadlay Dhacdadii Uu Kala Kulmey Magaalada Hargeysa DAAWO

Muqdisho 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Majaajilastaha Soomaliyeed ee lagu magacaabo Cabdi Muriidi Dheere [Ajakis]  oo shalay soo gaadhay Magaalada Hargeysa ayaa waxa hakiyey ciidamada Socdaalka Somaliland iyo maamulka Madaarka Cigaal ee Magaalada Hargeys isaga oo ugu dambayn xabsiga loo taxaabay isla markaana habeenkii xalay ahaa u hoyday Saldhig ku yaala gudaha Magaalada Hargeysa. Majaajilayste Cabdi Muriidi…

Read More

War Deg Deg Ah : Dab xoogan oo Goordhaw ka kacay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho

Muqdisho 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Waxaa goordhaw dab xoogan uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha gaar ahaan qeybta loo yaqaan Cabdalla Shideeyaha, dabka ayaana hada u muuqda mid wali kusii faafaya goobo hor leh oo Suuqa katirsan. Xaalad kacsanaan ah ayaa xiligan ka jirta Suuqa Bakaaraha gaar ahaan aaga uu dabku ka kacay, waxaana halkaasi…

Read More

Madaxweynihii Laga Guulaystay ee Dalka Gambia oo Sheegay inaanu Ogolaanayn in Dhibic Dhiig ahi Dartiisa u Dhacdo DAAWO

Gambia 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynihii laga Guulaystay ee Dalka Gambia Yaxye Jammeh oo xalay Telefishinka qaranka dalkaasi shacabka khudbad uga jeediyay ayaa sheegay in uu aqbalay in uu xilka isaga dago si uu uga hortago in dhiiga shacabkiisa dhibic kamid ah uu si fudud ku daato sababna uu u noqdo .

Read More

Madaxweyne Yaxye Jammeh oo wax ka badalay Go’aankiisii hore kadib markii xaalada ku adkaatay

Gambia 21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Madaxweynaha looga guuleestay Doorashadii ka dhacday dalka Gambia Yaxye Jammeh ayaa shaaca ka qaaday in uu wax ka badalay go;aankiisii hore , waxa uuna hada aqbalay in uu xilka isaga dego kuna wareejiyo Madaxweynaha la doortay Adama Barrow. Yaxye Jammeh oo xalay Telefishinka qaranka dalkaasi shacabka khudbad uga jeediyay ayaa sheegay…

Read More

Labo Qarax oo ka dhacay magaalada Jiddah iyo Faah faahino kasoo baxaya

Jiddah  21. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Wararka ka imaanaya magaalada Jiddah ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in magaaladaasi saakay ay ka dhaceen iyo qaraxyo kadib markii ciidamada amaanka ay weerareen guri kuyaala magaaladaasi. Ciidamada la dagaalanka argagaxisada ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa la sheegay in ay weerareen iskuna gadaameen guri kuyaala magaalada Jiddah, waxaana gurigasai ku sugnaa…

Read More

Xildhibaan Xaaji Cabdi-Waraabe Oo Saluugay Muddo Kordinta Lixda Bilood Ah Ee Xisbiyada Mucaaradku Soo Jeediyeen & Sida uu Xalka u Arko DAAWO

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xaaji Cabdikariin Xuseen (Cabdi-waraabe) oo ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay Xaaladda Abaareed ee Dalka ka jirta iyo Muddo kordhinta Xisbiyada Mucaaradku doonayaan in loo sameeyo Xukuumadda. Xaaji Cabdi-Waraabe oo Saxaafadda kula hadlay Xarunta Golaha Guurtida, ayaa sheegay in ILAAHAY doorashada dib u dhigay, maaddaama buu…

Read More

Guddoomiyaha Golaha Dhexe Ee KULMIYE Oo Sheegay Inuu Madaxweynuhu Ka Soo Horjeedo Muddo Kordhin Loo Sameeyo DAAWO

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Jaamac Shabeel ayaa Cadeeyay in Madaxweyne Axmed Siilaanyo uu Si adag uga soo hor Jeedo Mudo Kordhin Loo Sameeyo dhamaadka Mudo Xileedkiisa Isla markaana uu rabo in Doorashadu ku dhacdo Xiligii ay Ku Mudaysnayd. https://www.youtube.com/watch?v=NTpr1VcFjHA

Read More

Dalkii ugu horeeyay ee Islam ah oo Mamnuucay Indhashareerka & Dharka Wajiga qariya DAAWO

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Mid ka mid ah dalalka ugu caansan Dunida Islaamka ayaa si toos ah u mamnuucay indhashareeka kaas oo noqday wadankii ugu horeeyay ee Muslim ah hadane mabnuuca indhashareerka . Dalka Marooko ayaa ku dhawaaqay in gudaha dalkaas laga mamnuucay indhashareerka iyo dhamaan dharka qariya Wajiga oo dhan . Wareegto ka…

Read More

Khilaaf Xoogan Oo Ka Dhex-taagan Masuuliyiinta Sar-sare Ee Wasaaradda Duulista Somaliland Iyo Musuq-maasuqa Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Khilaaf iyo is qab-qabsi ka dhex-taagan Wasiirka Wasaaradda duulista iyo gadiidka Cirka Somaliland iyo Agaasimaha guud . Farxaan Aadan Haybe iyo Cumar Cabdilaahi Aadan (Cumar Sayid), oo weheliyaan maamulka madaarka Caasimadda Somaliland ee Hargeysa   Cigaal International Airport, tasoo gabi-ahaan-ba galaafatay shaqadii iyo kala dambayntii Madaarka Cigaal ee Hargeysa. Xogo lagu…

Read More

Fannaanka Caanka Ah Cabdinaasir Macallin Caydiid Oo Xaalad Caafimaad Loo Dhigey Cisbitaalka Weyn Ee Magaalada Hargeysa

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Fannaanka caanka ah ee Cabdinaasir Macalin Caydiid oo ka mid ah RukumadaFanka Somaliland gaar ahaan iyo guud ahaan Fanka umadda Soomaaliyeed aadna ugu caan ah tumista Cuudka oo ah Fanaan reer Hargeysa ah ayaa warar ay war-baahintu heshay lagu soo sheegayaa in Fannaanka Xaalad Caafimaad loo dhigay Cisbitaalka Guud ee…

Read More

Madhabaa In Wasiir Sacad Isaga Leexiyay Saxeexii Heshiiska Saldhiga Milatari Wasaaradaha Duulista Iyo Gaashaandhiga, Halkeebuuse Saldhigtay Isaseeggii Isaga Iyo Madaxtooyaddu?

Hargaysa 20. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Iyadoo maalmihii u dambeeyay si weyn loo hadal hayay Khilaaf xoogleh oo ka dhex qarxay Madaxtooyadda Iyo Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Sacad Cali Shire kadib markii ay si weyn ugu kala fogaadeen heshiiska Saldhiga Milatari ee ay Dawlada Somaliland ka siinayso Dalka Imaaraatka Carabta Marsada Berbera ayaa waxa hadda soo…

Read More