Golaha Guurtida Oo Duuduub Ku Ansixiyey Xeer Khuseeya Doorashada Madaxtooyada oo Cadaynaya In Codbixiye Kastaa uu Ka Codaynayo Goobtii uu Iska Diiwaangeliyey ee uu Kaadhka Ka qaatay DAAWO

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Golaha Guurtida Somaliland, ayaa duud-duub ku ansixiyey Xeerka Doorashada Madaxtooyada iyo Goleyaasha deegaanka, ka dib markii Toddobaadkii hore Golaha Wakiilladu meel-mariyeen. Xeerkan oo ka hadlaya Hab-raaca Doorashada iyo sida Goobaha Cod-bixiyeyaashu Codkooda ka dhiibanayaan, ayaan Xildhibaannada Golaha Guurtidu ka doodin, balse ay duu-duub ku ansixiyeen. Qodobbada Xeerka la ansxiyey ayaa…

Read More

“Socdaalkii Dheeraa ee Soo Nooleynta Qaranka Soomaaliyeed ee Madaxwaynaha Xiligiisu Dhamaaday ee Xasan Shiikh Maxamuud” & Muuqaal Xiiso Leh DAAWO

Muqdisho 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Sanadkii 2012-kii waxay Soomaaliya gashay isbedel Taariikhi ah oo soo socday afartii ee la soo dhaafay, waana markii uu xilka madaxweynaha dalka la wareegay Xasan Shiikh Maxamuud ka dib loolan adag oo ugu dambeyn loogu doortay xilkaas. Sababihii guushiisa waxaa ugu waaweynaa lixda tiir ee uu qorshihiisa doorashada ku saleeyey…

Read More

Siyaasi Ismaaciil Hurre Buubaa oo Gudoomiye Muuse Biixi ku Eedeeyay inuu Rabo Sidii uu Dushooda Kubad ugu Ciyaari lahaa Shacabka Abaarta la Ildaran,Isla Markaana Iftiimiyey Dariiq ay Isaga Iyo Muuse Ku Kala Baydheen DAAWO

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Ismaaciil Hure Buubaa oo ka mid ah Saraakiisha Sare ee Xisbiga Waddani ayaa dhaleecayn u soo jeediyey Gudoomiyaha iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. https://www.youtube.com/watch?v=H6Q_UJDaxSw

Read More

Doorashooyinka Somaliland Xilligee ugu haboon in lagu beego qabashadooda? Cali Guray

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Cimilada Somaliland waxa yaalaa saamaynta ugu wayn ku yeesha dabaylaha loo yaqaan Maansuunka oo Jilaalkiina ka soo dhaca Waqooyi Bari( North East Mansoon) loona yaqaano Jiilaashin, Gugiina ka soo dhacda Koonfur Galbeed(South West Mansoon) loona yaqaan Dabayl Xagaa. Waxa jira laba xili oo kale oo loo yaqaano labada kaliilood( Iner-mansoonal)…

Read More

‘’Abaarta Ilaahay Iyo Dawlad adag ayuunbaa inaga Saari Karta,Doorashada oo dib Loo Dhigaana Waxay Muujinaysaa Taagdaradeena’’ Maxamed Cali Bille DAAWO

Hargaysa 09. January 2017 (SDN/QJ):- Aqoon Yahan Maxamed Cali Bille oo dhawaan Shaaciyey Inuu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye ayaa Ku dooday in Xaalada abaareed ee Ka Taagan Deegaanada Somaliland inuu eebbe inaga Saari Karo Isagoo hadalkiisa Ku Lamaaneeyay in Alle ay Soo raacayso Dawlad adag, Waxaa Kale oo uu Xusay in Doorashada oo dib loo…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Sheegtay In Sicir-Bararka Maceeshadda Ee Shacabku La Baxaa-degayaa Ka Jirto Dalalka Geeska Afrika DAAWO

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Sicir-Bararka Lacagta Doollarka iyo kor u kaca Qiimaha Maceeshadda ee reer Somaliland la baxaa-degayaan. Toddobaadyadii u dambeeyay, ayaa waxa suuqyada Sarifka ee Somaliland lagu sarrifayey boqolka dollar ee Maraykanka ah inta u dhexeysa 790,000 (Toddoba boqol iyo 90 kun) oo shilinka Somaliland ah, halka marka…

Read More

‘’Xisbiga Kulmiye Markuu Mucaaridka ahaa Wuxuu Madaxweyne Rayaale Ku eedayn Jiray Xukuumad Wasiiro Badan,Balse Maanta Waa la arkaa in Tirada Wasiiradu Xadka ka baxday’’ Xildhibaan C.raxmaan Xoog

Hargaysa 09. January 2017 (SDN/QJ):-Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan Xoog), oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, kana tirsan Xisbiga Mucaaradka ee Waddani, ayaa sheegay in Xukuumaddii hore ee Daahir Rayaale Kaahin Madaxweynaha ka ahaa inay waxyaabo badan kaga wanaagsanayd Xukuumaddan, waxaanu tilmaamay in waxyaabo badan oo ay Xukuumaddan Kulmiye ku dhaliili jirtay Xukuumaddii UDUB,…

Read More

Madaxtooyada Somaliland Oo Kulamo Hunguriyeed Dheefta Imaaraadka Meel Dheer Ka Arkaya La Qaadatay Mudaneyaal Xarfaan Ku Ah Riixitaanka Mooshinnada Xaasaasiga Iyo Nuxurka Doodihii La Is Dhaafsaday

Hargaysa 09. January 2017 (SDN/QJ):- Aqalka madaxtooyada Somaliland, ayaa waxa maalmihii ugu dambeeyey ka socday shirar qarsoodi ah oo ay qaar kamid ah masuuliyiinta qasrigu kula qaateen xubno kooban oo kamid ah mudanayaasha aqalka wakiillada Somaliland, waxana sida aanu xogo muhiim ah ku helnay xildhibaanada laga codsaday inay ka hawlgalaan sidii xubnaha labada aqal looga…

Read More

Dawladda Sucuudiga Oo Dhakhaatiir Caafimaadka Xoolaha Baadha U Soo Diraysa Somaliland iyo Soomaaliya

Jeddah 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dawlada Sucuudiga, ayaa sheegtay inay Soomaaliya  u soo dirayaan Dhakhaatiir Aqoon dheeraad ah u leh baadhitaannada Caafimaadka Xoolaha, si loo baadho Caafimaadka Xoolaha Soomaaliya dhulka Soomaalida uga dhoofi jiray oo ay si ku-meel-gaadh ah u joojisay kawda bishii 12-aad ee 2016-kii. Waxaanay Dhakhaatiirtaasi mari doonaan Koonfurta Soomaaliya, Somaliland iyo Bariga…

Read More

“Cuqaashu Waa Dadka Nagaga Gudban Bulshada, Waxaanannu Ka Wadahadlaynay Tabasho La Xidhiidha…” Wasiiru-dawlaha arrimaha gudaha Maxamed Muuse Diiriye

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Qaar ka tirsan Cuqaasha Beelaha Somaliland, ayaa kulan cabasho ah la yeeshay Masuuliyiinta Wasaaradda arrimaha gudaha, oo ay kala hadleen gunnadii ay qaadan jireen oo laga joojiyey, iyaga oo laga saaray Liiska Joogtada ah ee Shaqaalaha dawladda, isla markaana lagu daray liiska shaqaalaha aan joogtada ahayn sida uu sheegay Wasiiru-dawlaha…

Read More

“Ilaahay Wuxuu Inagala Dardaarmay Inaynu Ku Faano Qabyaalad, Ama Aynu Cayno Dadka Kale Qabiilkooda…” Guddoomiyaha Diwaanka Zakada

Hargaysa 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Diwaanka Zakada ee Somaliland Sheekh Siciid Maxamed Faarax, ayaa si qoto dheer uga hadlay xumaanta ay leedahay ku dhaqanka Qabyaaladdu Ifka iyo aakhiro.   Sheekh Siciid oo faahfaahinaya dhibaatada ku dhaqanka Qabyaaladdu u leedahay Wada noolaanshaha Aadamaha, ayaa yidhi, “Khudbadeenii hore waxaynu kaga hadalanay cudur xun oo Ummadda ku…

Read More

Baaxaadega Siyaasadeed ee Dalka Ivory Coast,Wasiirkii Gaashaandhiga oo Xoriyadiisii Dib u Helay & Madaxweyne Ouattara oo Sheegay in la Heshiiyey

Ivory Coast 09. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dalka Ivory Coast waxaa maalmahan kasoo cusboonaaday xiisad kadib markii ay gadood sameeyeen ciidamo katirsan Milatariga dalkaasi oo ka cabanayay mushaar yari iyo sidoo kale in aysan helin daryeel ku filan.   Ciidamada Milatariga Gadoodka sameeyay oo kasoo baxay Xeryahooda ayaa la wareegay goobo badan ay Dowlada xarumo u…

Read More