Ciidamadda Booliska Somaliland oo Hawlgalkii Ugu Xooganaa Ku Qaaday Gaadiidka Mara Wadooyinka Dalka & Arrimaha la Baadhayo DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Ciidamada Booliska Somaliland ayaa Maanta Waxay Guud ahaan Magaalooyinka Waaweyn ee Dalka Ka Fuliyeen Hawlgal ay ku qabqabanayaan Gaadiidka aan wadan Sharciga Wado Marista iyagoo dhinaca Kalena u Kuurgalaya Xawaaraha ay Baabuurtu ku Socdaan Taas oo ka danbaysay Shilal Mudooyinkii u danbeeyay ay Sababeen Gaadiidku.

Read More

Ummadda Somaliland oo Ka Walaacsan eedaymo Dharaarihii la soo dhaafay ay is weydaarsadeen Murashixiinta Madaxweyne ee Kulmiye Iyo Waddani & Qodqodka Nabaro in la Baanto la rabo DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Jamhuuriyadda Somaliland Laga soo Bilaabo Dabayaaqadii Sannadkii 2002dii Waxaa ilaa iyo hada waxaa ka soo qabsoomay Laba Doorasho Deegaan,Laba Doorasho Madaxtooyo iyo Hal doorasho Gole Wakiilo oo ah Kuwa Hada Jooga. Shantaas Doorasho waxaa Qabsoomidooda Ku Kala Suntan Madaxweynihii Hore ee Somaliland Mudane Daahir Rayaale Kaahin oo qabtay 4 Doorasho…

Read More

Akhriso: Magacyada xubnaha aqalka sare ee ku soo baxay doorashadii ka dhacday Muqdisho

Muqdisho 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):-Doorashadii xubnaha aqalka sare ee ka soo jeeda gobolada woqooyi ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho. Illaa 16 musharax ayaa ka qeyb qaatay doorashadii maanta, kuwaasoo ku tartamay illaa lix kursi oo ka tirsan 11-ka kursi oo xubnaha aqalka sare ee gobolada woqooyi loo qoondeeyey. Waxaa tartankaas ku soo baxay illaa…

Read More

Yaa ka Dambeeya Dib u dhaca Doorashada Xubnaha Aqalka sare ku matalaya Gobolada Waqooyi ?

Muqdisho 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Waxaa marar kala duwan dib u dhac ku yimid Doorashada Xubnaha Aqalka sare ku matali lahaa gobolada Waqooyi ee Soomaaliya, walina lama oga xiliga rasmiga ah ay doorashadaasi ka dhici doonto magaalada Muqdidsho.   Warar soo baxaya ayaa sheegaya in ay siyaasad ka dambeyso dib u dhaca Xubnaha Aqalka sare…

Read More

Qaabka ay Xukuumadda Somaliland u Qeybisay Ceelasha Labaddii Sannoo ee u Dambeeyey Laga Qoday Dalka+ Dhibta Ka Dhalan Karta Saluuga Deegaanada La Qadiyey

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Labadii sannadood ee u dambeeyay waxa Somaliland laga qoday ceelal biyood oo uu maalgeliyay Baanka Horumarinta Islaamka, ka dib markii ay Somaliland ka dhaceen abaaro adag oo ay tii u dambaysay hadda taagantahay. Ceelashan oo ay tiradoodu ahayd 18 ceel, waxa la qoday 16 ka mid ah oo laga hirgeliyay…

Read More

AKHRI:-Khudbad uu Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Kaga Hadlay Dhallinyarta iyo Sicir-bararka

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si faah-faahsan uga hadlay qorsheyaasha siyaasaddeed ee Xisbiga WADDANI uga meel yaala dhallinyarta haddii ay ku guuleystaan talada dalka, waxaana uu sheegay in ay dhallinyarta Somaliland u jeexi doonaan dariiq mustaqbal oo ay kaga baxaan gebi ahaan caqadahii nololeed ee ay kala soo…

Read More

Sarkaal Sare oo Ka Tirsan Xisbiga Waddani Oo Cadho Ka Muujiyey Go’aamadii Boolisku Ku Hakiyeen Hadalada Xanafta Leh Ee Siyaasiyiinta

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee wasaaradda Hawlaha guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Somaliland Md. Cabdirisaaq khaliif Axmed oo haatan kamid ah xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, ayaa ciidamada ammaanka Somaliland, gaar ahaan kuwooda Booliska eedo culus u jeediyey, waxana uu muujiyey sida u u dhibsaday amarkii ciidamada Booliska kasoo baxay ee ay kaga…

Read More

Afhayeenka Al-Shabaab Oo Waraysi Uu Al-Jasiira Siiyey Kaga Hadlay Doorashada Soomaaliya, Xulista Amiirradooda iyo Weerarrada Huteellada

Muqdisho 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Ururka Al-shabaab Sh. Cali Maxamuud Raage (Cali-Dheere) oo wareysi siiyay TV-ga Al-Jazeera, ayaa ka hadlay Aragtida Al-Shabaab ee la xidhiidha doorashooyinka Federaalka Soomaaliya. Cali-Dheere, ayaa sheegay in Soomaaliya xilligan aanay ka jirin wax doorasho ah, laakiin ay ka socdaan wax lagu tilmaami karo sida uu hadalka u dhigay xulasho…

Read More

Dawlada Hoose Ee Hargeysa Oo Ka Hadashey Sababta Loo Joojiyey Wadada Madaarka Hargeysa DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Xassan Shahar oo ka mid ah mudanayaasha golaha deeganka Hargeysa waxaa uu ka hadley sababta ay u joojiyeen dayac tirka wadada ka timaada madaarka ee magaalada soo gasha Xildhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in wadadaasi ay dhawaan dhismaheedu dhamaan doono isla markaana sababta hada loo joojiyey ay tahay fasax…

Read More

“Aniga Iyo Jamaal Mid Baanu Wadaagnaa “… Abwaan Cabdi Good Oo U Olaleynaya Siyaasi Jamaal Cali Xussen DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdi Good ayaa waxaa uu sheegay in ay Jamaal Cali Xussen shey qodob wadaaan balse si cad umuu sheegin waxa ay wadagaan nooca uu yahay Abwaanka oo ka hadlaayey munaasibad reer Gabilay u qabteen Jamaal Cali Xussen mar uu shalay magaladaasi booqasho u tagay ayaa waxaa uu ka id…

Read More

Wasiirka Wershadaha Oo 365 Kartoon Oo Caano Ah Ku Wareejiyay Isuduwaha Caafimaadka Gobolka Gabiley Si Loo Gaadhsiiyo Dadka Abaaruhu usoo Barakiciyeen Gabiley

Gabiley 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Wasiirka Warshadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxmed Muuse Ayaa Ku Wareejiyay 365 Kartoon Oo Caano Ah Isuduwaha Wasaarada Caafimaadka Ee Gobalka Gabiley Mr Jimcaale Dahir Oo Isna Ku Wareejiyayay Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Degmada Wajaale Cabdilahi Xasan Samaale Shan Iyo Lixddan Kan Kartoon Ee Caanaha Oo Ah Gaar Ahaan Kuwa Lagu…

Read More

Khataraha aan ahmiyadda la siin ee Caalamku waajahayo (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Dhibaatooyinka dunida ka jira sida wasakhowga hawada iyo isbedelka cimilada ayaa ah kuwo inta badan lagu gorfeeyo oo lagaga hadlo warbaahinta qaybaheeda lakiin xaqiiqadii waxaa jira mashaakilaad kale oo badan oo ay dunidu waajahayso, kuwaas oo wax ka qabashadooda aan ahmiyad weyn la siinin. https://youtu.be/df3qD3Ukw5I

Read More

Muuqaal Mucjiso ah “Ma waysan Aadanaha Eegeyn Geella iyo sida loo Abuuray?!!! DAAWO

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Sidaan la socono Alle weyne wuxuu Qur’aanka inoogu sheegay xayawaanaat badan oo Alle weyne ugu nimceeyay Ibnu Aadamka, Sida Geella, Loda, Ariga inkastoo ibnu Aadamka uusan Alle ugu mahad celin dhamaan nimcooyinka ka dhasha xayawaanaatkaasi noloshooda waxtarka weyn u leh. Hadaba barnaamijkaani waxaan ku arki doonaa sida Alle Weyne u…

Read More

‘’Murashax Muuse Biixi Wuxuu Qabtay Sadex Sanno oo uu ahaa Wasiirkii Arrimaha Gudaha ee Xukuumadii Cigaal Waxqabadkan’’ Siyaasi Cali Guray

Hargaysa 08. Janaury 2017 (SDN/QJ):- Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf(cali-gurey) oo dhawaan shaaciyey inuu siyaasadda xisbiga KULMIYE taageersan yahay, ayaa sharraxay waxqabadkii uu dalka ka geystay guddoomiye Muuse Biixi Cabdi Saddexdii sano ee uu wasiirka arrimaha gudaha ka ahaa xukuumaddii marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal. Qoraal uu arrintan kaga faaloonayo oo uu soo dhigay barta uu ku…

Read More