Suldaan Cabdiqani oo Doorashada Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan Ku Tilmaamay Xaaraan aan Ergo Sax ahi u Codayn

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Suldaan Cabdiqani Cabdillaahi Maxamed oo ka mid ah Madax-dhaqameedka soo xulayey Ergada dooran lahayd Xubnaha Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland gaar ahaan Beelaha Foosiya ka soo jeeddo, ayaa sheegay in Foosiya Yuusuf Xaaji Aadan ay ku soo baxday Boob iyo Ergo Xaaraan ah oo aan…

Read More

Isuduwaha Wasaaradda Caafimaadka G.Togdheer Oo Tafaasiil Ka Bixiyey Tirada Dadka Ku Dhintey Xanuunka Shuban Biyood Ka Dillaacey Deegaanka Coodanle DAAWO

Burco 02. January 2017 (SDN/QJ):- Wararka ka imanaya degmada Burco ayaa sheegaya in Isuduwaha wasaaradda caafimaadka gobolka Togdheer Dr Yuusuf Dirir Cali uu faah-faahin ka bixiyey tirada dadka deegaanka Coodanle ee gobolka Buuhoodle ugu geeriyooday xanuunka shuban biyoodka ee ka dillaacey deeganadaasi oo abaaro baahsani ay ka jiraan. https://www.youtube.com/watch?v=BBBcEgyFBsE

Read More

Musuq  Maasuq Iyo Wax Is daba Marintii Ugu Xumamayd oo Saamaysay Xulashada Baarlamanka Cusub ee (Somalia Warbixin)

Garowe 02. January 2017 (SDN/QJ):- Dalka Somalia, wuxuu haatan diyaar garow ugu jiraa doorasho lagu wado inay qabsoonto dabayaaqada sannadka 2016, waxaana socda loollan xooggan oo loogu jiro kuraasta aqalka sare iyo kan hoose ee Barlamanka dalku yeelan doono sanadkaan dabyaqadiisa. Doorashadan ayaa ka duwan midii dhacday sannadkii 2012, taasoo go’aanka xulista xildhibaanada Barlamanka ka…

Read More

GAROOWE: Puntland oo lagu Qabtay Laba Ruux oo Faafinayey Cudur-dhaliye Halis ah iyo Maamulka PAC oo ka hadlay

Garowe 02. January 2017 (SDN/QJ):- Ciidammada ammaanka ee Maamul-gobolleedka Puntland, ayaa qabtay Nin iyo Gabadh la sheegay inay qabaan Cudurka halista ah ee Aids-ka isla-markaana ay si ula kac ah ugu faafinayeen Dadka, sida ay sheegtay Hay’adda PAC oo Puntland u qaabilsan la dagaalanka Aids-ka. Agaasimaha Hay’adda PAC Dr. Cabdiraxmaan Siciid Dhagaweyne, ayaa Warbaahinta u…

Read More

Fannaanka Axmed Biif oo Loo Diiday Inuu Magaalada Muqdisho ka Dhigo Bandhig Faneed Ku Wajahan Dabaal dega Sannadka Cusub DAAWO

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Fanaanka caan ah ayaa Habeen Hore iyo Kala Wareegii Sannadkii Tegay iyo Soo dhawaynta Sannadka Cusub ee 2017 loo diiday inuu qabto bandhig faneed Fanaankan oo ah fanaan caan ka ah gayiga Soomaalidu degto waxaana fanaankan la yidhaaha Axmed Cabdikariin Maxamed (Biif) waxaana laga hor joogsaday bandhig faneed uu ku…

Read More

Fowsiyo Yuusuf iyo Xildhibaan Kale Oo Matalaya Gobolada Waqooyiga Ee Somaliland Oo Ku Guuleystey Xildhibaanada Aqalka Hoose Ee Somaliya

Muqdisho 02. January 2017 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay doorashada xildhibaanada aqalka hoose ee matalaya goboladda waqooyi ee Somaliland, waxaana ku soo baxay qaar ka mid ah xildhibaanadii baarlamaanka ka tirsanaa. Wasiirkii hore ee arimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan, ayaa ku guuleysatay doorashada kursiga koowaad ee beesha Garxajis -Isaaq ee golaha shacabka, waxaana…

Read More

Dhacdo Naxdin leh: Nin Soomaali ah oo Khaarajiyey Xaaskiisii Hore oo ay Kala Tageen & Isagii oo Markii Danbe Is Dilay Maxaa sababay?

Pretoria 02. January 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Pretoria ee caasimada wadanka Koonfur Afrika ayaa waxaa xalay ka dhacay dhacdo naxdin leh ka dib markii nin ka mid ah Soomaalida halkaas degan uu dilay xaas uu horey u furay, ka dibna isagii isdilay. Dhacdadan ayaa argagax iyo yaab ku abuurtay Soomaalida iyo dadyowga kale ee halkaas ku…

Read More

Muqdishu: Madaxweyne Gaas iyo Madaxweynaha Galmudug oo heshiis kale wadda-gaarey

Muqdisho 01. January 2017 (SDN/QJ):- Madaxda maamulada Galmudug & Puntland C/wali Gaas iyo C/kariin Guuleed ayaa kala saxiixday heshiis cusub oo ku saabsan nabadeynta Gaalkacyo. Heshiiskan ayaa yimid ka dib wadahadalo labada hogaamiye ku dhexmaray magalada Muqdisho kuwaasoo lagu sii ambaqaadayey sidii loo xoojin lahaa nabada Gaalkacyo. Heshiiska qodobadiisa ayaa waxa ay kooban yihiin: 1-…

Read More

Xildhibaan Weli Axmed Xaawa oo Weerar Gacan Ka Hadal ah Lagu Qaaday & Eedaysane Falkaas loo Hayo

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Xildhibaan Weli Axmed Xaawa oo katirsan golaha wakiiladan Somaliland ayaa waxa weerar gacan ka hadal ah kusoo qaaday rag la sheegay inay qaraabo yihiin wasiirka wasaaradda Xanaanada Xoolaha Somaliland mudane Cabdillaahi Maxamed Daahir Cukuse, iyadoo xildhibaanka lagu soo weeraray Hotel Dalxiis. Ragga xildhibaanka soo weeraray ayaa waxa ay ku hubaysnaayeen…

Read More

“Farmaajo waa shicib sabab aanu ula kulano meeshaba ma oolin, Cumar Cabdirashiid-na maanan arag umanaan socon, Shalay maxa naloo tuhmiwaayay markaanu xilka haynay’’ Hogaamiye Xirsi Cali DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Xisbiga Waddani Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa ka Jawaabay Warar Sheegaya inay Magaalada Nairobi Mudadii ay Ku Sugnaayeen ay Kulan la Yeesheen Raysal Wasaraha Somalia iyo Siyaasiga hanka Madaxweyne ee Somalia u Tartamaya ee Farmaajo. “Farmaajo waa shicib sabab aanu ula kulano meeshaba ma oolin, Cumar Cabdirashiid-na maanan…

Read More

Afhayeen Buubaa oo Nasiib Daro & Wax Laga Yakh-Yakhsoodo Ku Tilmaamay In Radio Hargaysa laga Dhigay Mid Beelaha isku dhufata DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Afhayeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Wax laga YakhYaqsoodo ku Tilmaamay War laga Baahiyay Idaacada Radio Hargaysa iyo Telefishanka Qaranka,Kaas oo Isku dir ku ahaa Beelaha Somaliland Isla Markaana Dad aan la aqoonsani ay Ku Sheegayeen inay Shirqool u Maleegayaan Wasiirka Warfaafinta Somaliland Mr Caddaani.

Read More

Dowladda Federaalka Somalia oo wadda qorshe ay ku joojinayso Qaadka ka yimaada Kenya,Maxay Sababtu Tahay?

Muqdisho 01. January 2017 (SDN/QJ):- Dowladda Somalia ayaa wada qorshe ay ku joojinayso mar labaad qaadka ka yimaada dalka kenyo oo dhibaato badan ku haya shacabka Soomaaliyeed, ka dib markii xukuumadda Nairobi ay tixgalin wayday hashiiskii labada dal ay wada gaareen 13-kii bishii September, 2016 ku gaareen magaalada Muqdishu. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Somalia…

Read More

90 Xubnood oo Lagu Dhaariyey Magaalada Laascaanood,Go’aamo laga soo Saaray Laba ardaa oo Shaqaaqo dhex martay & Dooda Xukuumadda Iyo Kulmiye DAAWO

Laascaanood 01. January 2017 (SDN/QJ):- Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Magaalada Laascaanood kaga qayb galay Kulan lagu dhaarinayay 90 Xubnood oo ka mid ah Haldoorka Laba ardaa oo shaqaaqo ku dhex martay Koonfurta Gobolka Sool.

Read More

Madax dhaqameed ka horyimid heshiis dhexmaray Khaatumo iyo Somaliland & Waxyaabaha ay Saluugeen Akhri+DAAWO

Buuhoodle 01. January 2017 (SDN/QJ):- Dubabka dhaqanka beelaha dega gobollada Sool, Sanaag iyo Cayn ayaa ka horyimid wadahadalka iyo hishiiska dhexmaray maamullada Khaatumo iyo Somaliland.   Madax-dhaqameedkan oo maalmihii la soo dhaafay shir uga socdey tuulo lagu magacaabo Cadcadka (Higlada) oo 40KM Bari ka xigta magaalada Laas-caano ayaa waxa ka qaygalay 8 madax dhaqameed iyo…

Read More

Siyaasi C,rashiid Xasan Mataan oo Fariintii Siyaasadeed ee Ugu Wanaagsanayd Ku Khatimay Sannadkii Dhamaaday ee 2016 Isagoo u Diray Gudoomiyihiisa Cirro iyo Gudoomiye Muuse Biixi DAAWO

Boorama 01. January 2017 (SDN/QJ):- Cabdirashiid Xasan Mataan Xoghayaha Warfaafinta ee Xisbiga Waddani ayaa ka ka falceliyey dhawaqyo kaga Yimid Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye isagoo Si Gaar ah Fariin ugu diray Murashaxa Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi. Sidoo Kale Wuxuu Siyaasi C.rashiid Xasan Mataan Fariin u diray Murashaxa Xisbiga Waddani C.raxmaan Cirro. “Muuse…

Read More

Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo Fariin u dirtay Aqoon Yahan Jamaal Cali Xuseen & Taageerayaashii Garabkiisa ee Kala Qaybsamay DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Marwo Rooda Axmed Yaasiin oo Ka Mid ahayd Garabkii uu Hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen ayaa ka hadashay asbaabihii keenay u kala jab ku dhaco garabkii Jamaal Cali Xuseen oo u Kala Goosmay Qayb sheegta inay Ku Biirayso Xisbiga Waddani Iyo Qayb Kale oo Shaacisay inay la bahoobayaan Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=OhN1OGShJGc&feature=youtu.be

Read More

“Cabdi Garaad (Qayaad) iyo Maxamed Garaad (Ba’hararsame) waxaynu u baahan nahay inaad dhawrtaan dhaleeyada, dhaqankiina iyo dhiig wadaagtiina, Waa inaad dhiiga dhexdiina joojisaan.” Wasiirka Madaxtooyada JSL.

Laascaanood 01. January 2017 (SDN/QJ):- Waxa Shalay Galab lagu dhaariyey min 45 oday oo ka kala tirsan labada ardaa ee Cabdi Garaad (Qayaad) iyo Maxamed Garaad (Ba’hararsame) kuwaas oo Colaadi ku dhex martay Koonfurta Gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Dharkayngeeye dadna kala laayeen, ilaa hada ay ku kala dhex jiraan Ciidamada qaranka Somaliland. Dhaartan waxa…

Read More