Taliye Ciidan oo lagu Dilay Nawaaxiga Xarrunta Madaxtooyada Muqdisho ee Villa Somalia

Muqdisho 31. December 2016 (SDN/QJ):-Taliye ku xigeenka Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada Soomaaliya ayaa goordhow waxaa lagu Dilay nawaaxiga Xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho. Taliyaha oo magaciisa lagu soo koobay Qoorgaab ayaa Dilkiisa waxaa fuliyay sida la sheegay Askari ka tirsan Ilaada Madaxtooyada. Toogashadan ayaa sidoo kale waxaa ku dhaawacmay Askari kale, sida Saraakiil ka tirsan…

Read More

Lacagta ay bixinayaan Musharaxiinta Madaxweyne iyo Gudoonka Baarlamaanka oo la ansixiyay

Muqdisho 31. December 2016 (SDN/QJ):-Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka dooday arimo badan oo quseeya doorashooyinka gaar ahaan lacagaha laga qaadayo Musharaxiinta xilka Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo tan Madaxweynaha. Baarlamaanka ayaa kulankooda maanta waxa ay ku ansixiyeen in Musharaxiinta u taagan xilka Madaxaweynaha Soomaaliya laga qaado lacag dhan…

Read More

Shaqaale Weynaha Dawlada Somaliland oo Beri Shaqooyinkooda Fasax ka Noqon Doona Curashada Sannadka Cusub ee 2017 Awgii DAAWO

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa Maanta Sheegtay In shaqaalaha dawladu ay Guud ahaanba Shaqooyinka ay Qaranka u Hayaan Fasax ka noqon doonaan Maalinta Beri ah oo uu Kowsan doono Sannadka Cusub ee Taariikhda Miilaadiga ee 2017. https://www.youtube.com/watch?v=T8mMsnPGV8Q&feature=youtu.be

Read More

“Axmed Muumin Seed khiyaamo ayaa ku dhacday, balse khiyaamado kagamay dhicin Xisbiga Waddani, ee waa la garanaya halkay kaga dhacday” Prof Geedoole

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee Wasaaraddaha Beeraha iyo Waxbarashada Prof: Faarax Cilmi Geedoole  oo hadda ka mid ah Xisbiga Mucaaradka ee Waddani,ahna Siyaasi ka soo jeeda Gobolka Awdal, gaar ahaan Magaalada Boorama, ayaa ka hadlay shir maalmihii ugu dambeeyey Magaalada Hargeya ku dhexmaray hogaanka sare ee Xisbiga Waddani iyo Madax-dhaqameedka Beesha Habar Caafan…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Dhanbaal Ku Saabsan Curashada Sannadka Cusub ee 2017 u Diray Shacabka Somaliland

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo, waxa uu Hambalyo iyo Salaan ku saabsan munaasabadda Sannadka Cusub ee 2017-ka u dirayaa dhammaanba Shacbi weynaha Jamhuuriyadda Somaliland, gudo iyo dibedaba, Munaasabada Sannadka Cusub oo ka mid ah munaasabadaha Fasaxa Qaran awgeed,   Madaxweynuhu waxa uu si gaara Hambalyo iyo Salaan ugu dirayaa…

Read More

Muuse Iyo Cirro: Ha Ku Ololaynina Masiirka Ummada Iyo Nabadgalyada Qaranka Balse La Yimaada Aragtiyo Siyaasadeed oo La Idinka Iibsado

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Maalmahan u dambeeyay waxa ay labada murashax ee KULMIYE iyo Waddani Muuse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi, hawada isu marinayeen hadalo xanaf leh oo uu nuxurkoodu ku soo ururayo in midba midka kale ku dhufto waran siyaasadeed si uu taageeradiisa u wiiqo. Laakiin, labadooduba, waxa hadaladan ay jeediyeen u keeneen…

Read More

Gudida Doorashooyinka oo Kulan Muhiim ah Isugu Yeedhay Sadexda Gudoomiye ee Xisbiyada qaranka & Arrimaha laga Wada Hadlayo

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Guddiga doorashooyinka qaranka, ayaa kulan toddobaadkan isugu yeedhaya saddexda guddoomiye xisbi qaran oo sidoo kale ah saddexda murashax ee KULMIYE, Waddani iyo UCID. Guddiga doorashooyinka, ayaa inkastoo aanay soo saarin war rasmi ah, haddana ilo xogogaala ayaa Geeska Afrika u sheegay inay xisbiyada gaadhsiiyeen codsi ay saddexda guddoomiye kaga dalbanayaan…

Read More

“Umaanu iman Taleex in aanu qabsano, iyo in aanu cid cabudhino. Waxaanu u nimid in aanu walaaladayo kala celino isu dabaalno oo isu ladqabayno” Wasiirka Madaxtooyada JSL+SAWIRO

Taleex 31. December 2016 (SDN/QJ):- Weftigii Xukuumadda Somaliland iyo Xisbiga KULMIYE ee ay hogaaminayeen Gudoomiyaha, ahna Murashaxa Xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Madaxtooyada JSL Md. Maxamuud Xaashi Cabdi oo shalay gaadhay Degmada Taleex Gobolka Xasimo. Xubnaha weftiga ayaa soo dhawayn balaadhan halkaasi kala kulmay, kulana la yeeshay Madaxda dhaqanka Gobolkaasi, weftiga ayaa xalay…

Read More

Weriye Cabdisalaan Hereri oo Warbixin Xiiso leh ka sameeyey Nolosha Xeebta Bulla-xaar oo Muddo Dibbood ku ahaayeen DAAWO

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Weriyaha Soomaaliyeed ee caanka ah Cabdisalaan Ibraahim Hereri, ayaa Barnaamij xiiso leh ka sameeyey Xeebta Bulla-xaar ee Somaliland oo ku taalla Waqooyiga Hargeysa iyo qaabka ay u noolaayeen muddo habeenno iyo maalmo ah oo ay isaga iyo Asxaab kale oo ay wada socdeen ku sugnaayeen Xeebaha Deegaanka Qadiimiga ah ee…

Read More

Gabadh Somaliyeed oo Soo Muslimisay Haweenay Kiristaan ahayd oo Heesaheeda aad Loola Jeclaa Haatanse Muslim Noqotay Cajiib DAAWO

Oslo 31. December 2016 (SDN/QJ):- Gabadh soomaaliyeed oo da, ahaan aan weyneyn ayaa ashahaadada u qabatay soona muslimisay haweenay heysatay diinta masiiga amase Kiristaanka. Waxaanay inantan soomaaliyeed dagan tahay , Yurubta America, waxaanay u nasteexaysaa oo ay mar walba isku daydaa in ay soo muslimiso dadka heysta diinta masiixiga https://www.youtube.com/watch?v=GsURtbxPObE

Read More

”Waxaynu Xisbiyada u Samaysay inaynu Kaga Maarano in Reer Waliba Dhiniciisa Goosto”Sheekh Aadan Siiro

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland kula taliyey inay Ummadda ka daayaan Khilaafaadka, si looga baaqsado Mushkilado amni daro oo Dalku waajaho. Sheekha oo Khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Arrimo ay ka mid yihiin Khilaafaadka Siyaasadeed ee Xisbiyada qaarkood u dhexeeya, ayaa ka digay in…

Read More

Gudoomiyaha Gobolka Hawd & Mas’uuliyiin Wehelisa oo Kormeer Ku Soo Maray Deegaano Ka Tirsan Gobolkaas

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):-Badhasaabka Gobolka Hawd Ibraahin Xasan Cali, Iyo Wafi Uu Hogaaminaayo Ayaa Kormeer Ku Tegay Degmada Sayla Ee Hawd, halkaas oo ay u kuurgalaayn xaladda Abaaraha ee Dad Iyo Duunyo.   Badhasaabka oo ay waftigan Ku wahelinayaan Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Hawd Gashaanle Dhexe Axmed Cabdilaahi. Guddoomiyaha Maxakmadda, Taliyaha Xabsiga Baligubadle, iyo…

Read More

Warkii Ugu Saamaynta Xumaa ee Naxdin Ku Beeray Ummada Somaliland oo Xalay Laga Sii Daa’ayay Idaacada Radio Hargaysa Iyo Telefishanka Qaranka Somaliland,Muxuu Daaranaa? DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Habeenkii Xalay Waxaa Kediso Ku Noqday Ummada Somaliland Kadib Markii laga sii Daayay War Dhiilo leh Kaas oo Lagu Bilaabay ‘’Warar Mudooyinkaba lagu baahinayay Mareegaha Bulshada ayaa Lagu Sheegay in Xisbiga Waddani uu Shirqool u Maleegay Wasiirka Warfaafinta,Iyo Wacyigelinta Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid ‘’Caddaani’’. Warkan Masiibada wataa Waxa laga soo…

Read More

Gudoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan C.qaadir Jirde oo Iftiimiyay Xaalada Midabyada badan leh ee Siyaasada Somaliland Maanta ka Taagan DAAWO

London 30. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Xildhibaan Cabdiqaadir Ismaaciil Jirde, ayaa ka hadlay xaalada uu dalku ku sugan yahay, sida Abaaraha, Doorashada, loolanka Xisbiyada, gacan ka hadalkii lagula kacay qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xisbiga Wadani, Miisaaniyadda loo soo gudbiyey Wakiilada, kala duwaanasha awoodaha xilkiisa iyo xilka Hogaamiye ee Xirsi, Shirkii Golaha dhexe…

Read More

Siyaasiga Reer Kenya ee Faarax Macallin oo Doorashada Madaxtinimo ee Somalia ku Sifeeyay Mid Haadaan Dheer ka sii Dhacaysa DAAWO

Nairobi 30. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Faarax Macallin Gudoomiye Ku Xigeenkii Hore ee Baarlamanka Kenya haatana ka Mid ah Mas’uuliyiinta Isbahaysiga Mucaaridka Kenya ayaa ka Digay halka ay ku Socoto Doorashada Madaxtinimo ee Somalia. https://www.youtube.com/watch?v=SdFvS8sqmvE&sns=fb

Read More

“Waxa Aanu Go’aan Ku Gaadhnay in Aanan Ka Mid Noqonin Faliidhkii Yaraa ee uu La Go’ay Murashaxayagii Jamaal.”. Siyaasi Nuuradiin Diini DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasi Nuuradiin Ibraahim Aw-Cabdi(Nuuradiin Diini), oo ka tirsanaa garabka aqlabiyadda Xisbiga UCID ee ku soo biiraya Xisbiga WADDANI ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsan yahay in ay ku soo biiraan Xisbiga WADDANI, isaga oo si gaara uga hadlay sababaha keenay in ay garab ahaan ka hadhaan siyaasi Jamaal Cali…

Read More

Maamulka Khaatumo oo Jawaab ka Bixiyey Hadalo ka soo Yeedhay Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

Buuhoodle 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiir ku xigeenka maamulka Khaatumo Abshir Cabdicasiis Sheekh , ayaa ka jawaabay hadal dhawaan ka soo yeedhay wasiirka arrimaha dibada Somaliland. Wasiirka arrimaha dibada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire isaga oo ugu horeyn arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi “Somaliland hal dawlada uunbaa ka jirta, waana hal qaran waxaananu ku…

Read More