Warbixin Naxdin leh oo ka hadlaysa Xaalada Nololeed ee Dadka Qaba Xanuunka Dhimirka Xili ay Hargaysa ka dhacayso Dhaxantii ugu darnayd DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Waxay Warbixintani ka hadlaysaa Dadka Wehelka la ah Xannuunadda Maskaxda ee Ku Nool Somaliland Gaar ahaan Magaalada Hargaysa oo Xiligan ay Wakhtiyada habeenkii ay aad ugu badan tahay dhaxantu,Dadkani ma helaan daryeel nololeed. https://www.youtube.com/watch?v=ANbl0lWFzMs&feature=youtu.be

Read More

“Ninka Somaliland wax ka sokeeya wadoow adeer iska daa’ Talada Dadkan.”Sheekh Aadan-Siiro DAAWO

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Hoggaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland kula taliyey inay Ummadda ka daayaan Khilaafaadka, si looga baaqsado Mushkilado amni daro oo Dalku waajaho. Sheekhu waxa kale oo uu sheegay, “Ninka Maanta ku baaqaya in Dadka Qabaa’il loo kala fadhiisiyo, oo Reero laga sheekeeyaa wuu dhacay, oo…

Read More

Xog-Warranka Askari Ka Tirsan Booliska Somaliland Oo Ka Dayriyey Heerka Uu Marayo Isticmaalka Xashiishaddu Iyo Gabdho Qaaqaawan Oo Ay Qabteen Iyaga Oo Xashiishad Cabaya!

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Askari ka tirsan Booliska Somaliland ayaa mar uu la hadlayay dadweyne ku tukanayay salaaddii Jimce masaajiska Boqol Jirka ee Caasimadda Hargeysa waxa uu ka warramay heerka naxdinta leh ee uu dalka ka marayo isticmaalka Maandooriyaha gaar ahaan xashiishaddu isaga oo soo qaatay dhacdooyin layaab badan oo uur-ku-tallo ku reebay dadweynihii…

Read More

GURMAD: Milicsiga Tix Abwaan Gaariye Ku Dardaaray Musharrixiintii Doorashadii 2005-tii & Ififaalaha Maanta Taagan

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Wuxuu leeyahay ninkii sidaa sameeyaa wuu eedayaa. Wuxuu kaloo tilmaamayaa in aan gari laba ruux ka wada qoslin ee kolleyba mid uun helayee, kiina laga helo inuu samro, kuna qanco natiijada. Wuxuu kaloo leeyahay caddaaladda iyo garsoorku waa muhiime, yaan xaqa iyo xormaynta laga tegin. Wuxuu yidhi: Tixdan Gurmad wuxuu…

Read More

Wefdi Uu Hoggaaminayo Musharraxa Madaxweyne Ku-Xigeen Ee X.WADDANI Oo Hoygiisa Ku Booqday Abwaan Af-Gudhiye Oo Borama Ku Xanuunsanaya DAAWO

Boorama 01. January 2017 (SDN/QJ):- Iyada oo uu u jiifey beryahanba Abwaan Af-gudhiye xanuun daashadey ayaa waxaa magaalada Boorama Hoygiisa uu ku deggan ku booqdey Musharaxa madaxweyne ku-xigeen xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Amb.Maxamed Cali Aw-cabdi,Waxaana ku weheliyey booqashadiisa Xog-hayaha Warfaafinta ee xisbiga WADDANI Pro.Cabdirashiid Xassan Mataan iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xisbiga WADDANI….

Read More

Eedayn Musuq Maasuq Oo Loo Jeediyay Maayarka Saylac Iyo Maayarka Oo Iska Difaacay, Sheegayna In Laga Been Sheegayo Oo Aanu Lunsan Xoolo Umaddeed

Saylac 01. January 2017 (SDN/QJ):- Maayarka Golaha Deegaanka Degmada Saylac Xuseen Iidle Barkhad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedo Musuq Maasuq oo loo jeediyay kaasi oo ku saabsan Lacag dulsaar ah oo la sheegay inuu dul dhigtay Guriga Martida Magaaladda Lawyacado oo dib hayn lagu sameeyay. Waxa sidoo kale lagu eedeeyay inuu qandaraaska siiyay…

Read More

“Wiilkii yaraa ee Soomaaliya ka yimid ee oo aan erey English ah aqoon, ma saadaalin lahayd inuu maanta heerkan soo gaarayo, Waa riyo rumowday,” Mo Farax

London 01. January 2017 (SDN/QJ):- Orodyahanka Somali-Birtishka ah Mo Faarax ayaa lagu daray diiwaanka boqoradda UK ee dadka la sharfay ka dib markii uu ku guuleystay bilado badan oo dahab ah.   Mo Farax oo 33 sano jir ah, wuxuu helay laba billadood oo dahab ah oo isku xiga tartankii Rio, taas oo ahayd guushiisii…

Read More

2017 Hambalyada Bahda Qurbejoog.com; “Qaar Kaa Horreeyoo Hodanaa Na Dhaafee Adna Hogol Da’aysiyo..”

Hargaysa 01. January 2017 (SDN/QJ):- Maamulka, Masuuliyiinta, Tifaftirayaasha, Weriyeyaasha iyo guud ahaan Hawl-wadeennada kala duwan ee Warbaahinta Qurbejoog.com, waxay Hambalyo iyo Bogaadin Hawada u marinayaan guud ahaan Ummadda Islaamka, gaar ahaanna Bulshada Soomaaliyeed meel kasta oo ay dunida ka joogto, bilawga sannadka 2017-ka ee  kawda ah awgii. Waxaannu leeyanahay Hambalyo….. Hambalyo….. Hambalyo,  Allaah sannadkan sannadkiisa…

Read More

Laascaanood:Qodobada go’aan lagu fulinayo nabadda oo loo dhaariyey 90 oday iyo nuxurka khudbad Guddoomiye Muuse Biixi ka jeediyey madasha+SAWIRO

Laascaanood 31. December 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynenaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ee socdaalka ku marayey gobollada bari toddobaadkii u dambeeyeyba, ayaa ku guulaystay inay nabad u kala xidhnaan laba beelood oo walaalo ah oo dagaal dhimasho badan keenay ku dhexmarayey deegaanka Dherkayn-geeyo ee…

Read More

Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi Oo Markii Ugu Horeysay Sharaxaad Ka Bixiyey Taariikhdii Iyo Dhismihii Sayid Maxamed Cabdale Xasan DAAWO

Taleex 31. December 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa noqday masuulkii ugu sarreeyey ee Somaliland ee hoggaamiye xisbi iyo murrashax Madasxweyne ah oo booqasho ku taga, una hoyda degmada Taleex ee Gobolka Xaysimo oo qiyaastii ilaa 160KM dhanka bariga kaga beegan magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Wefti uu…

Read More

“Weligay Waan Garanayey Inuu Putin aad u Caqli Badan Yahay” Madaxweynaha La Doortay ee Maraykanka oo Ka Muunsooday Talaabo uu Qaaday Dhigiisa Ruushku

Washington 31. December 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha la doortay ee dalkan Maraykanka Donald Trump ayaa ku ammaanay madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin inaanu ka falcelinin tallaabooyinkii uu qaaday Madaxweyne Obama ee ku aaddanaa cunaqabatayn uu ku soo rogay dalka Ruushka maalinimadii Khamiista.   Cunaqabataynadan ayaa Obama ku sababeeyey inay ahayd, farogelintii ay hay’adaha sirdoonka Ruushku ku sameeyeen doorashooyinkii…

Read More

Xildhibaano kasoo jeeda Hawiye oo Cadaadis lagu saaray in aysan isku soo sharaxin Gudoomiyaha Baarlamaanka

Muqdisho 31. December 2016 (SDN/QJ):-Warar lagu kalsoonaan karo oon heleyno ayaa sheegaya in cadaadis dhinacyo kala duwan ah la saaray Xildhibaano kasoo jeeda Beesha Hawiye oo damaacinayay in ay isku soo sharaxaan Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Xildhibaanada Qorshahan watay oo qaarkood ah kuwa saameyn badan leh Siyaasada saaxiibna la ah qaar kamid ah Musharaxiinta xilka Madaxweyne u…

Read More

Qaraxyo ka Dhacay Suuq Ku Yaala Magaalada Baqdaad Iyo Amaanka Dalalka Reer Galbeedka oo La Xoojiyey

Hargaysa 31. December 2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan 28 qof ayaa ku dhimatay, 40 kalena way ku dhaawacantay laba qarax oo ka dhacay suuq mashquul badan oo ku yaalla Baqdaad. Saraakiisha dowladda Ciraaq ayaa sheegaya in labada qarax ay ka dheceen bartamaha suuqa. Suuqa la qarxiyay waxaa lagu iibiyaa qalabka gawaadhida, sida Booliska ay u sheegeen…

Read More