“Marka Saldhig la bixinaayo wax weyn weeye , wax lagu ciyaaro ma aha inta warqado la iska saxeexo’’ Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland ayaa ka digay saldhigyo milatari oo dawladda Imaaraadka Carabta lagu siiyo magaalada Berbera. Xildhibaanku waxaa uu sheegay in aanay xaq u laheyn xukuumad saddex bilood u hadheen in ay heshiis gasho , waxaanu tilmaamay in la isweydiiyo in…

Read More

 “Madaxweyne Bush waxaan ku yidhi; ‘Su’aashaas Qiimaheedu waa $64,000,’ Markaasuu igu yidhi..” John Nixon

Washington 30. December 2016 (SDN/QJ):- John oo sii sharraxaya Mucjisooyinka uu kala kulmay Saddaam intii uu waraysanayey iyo waxyaabaha xogo hore oo uu ka hayey beddelay ee uu u sheegay, waxa uu yidhi; “Laakiin, markii aannu waraysannay Saddaam Xuseen wax kasta oo aan ka aamminsanyn khalad bay noqdeen! Wuxuu noo sheegay in Ninka Hooyadii qabay…

Read More

Wasiirka Caafimaadka Somaliland oo Sheegay inay Xakameeyeen Cuduro Faafa oo Ka Dhashay Abaarta dalka ka Taagan & Su’aalo la Weydiiyey DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye oo ay Weheliyaan Gudida Xaalada deg dega ah ee Wasaaradda Caafimaadka ayaa ka hadlay Doorka Wasaaradda Caafimaadka ee Gurmadka abaaraha. https://www.youtube.com/watch?v=TStq4yncYfY

Read More

Farriin Maangal ah oo ku socota Xisbiyada Qaranka & Ka Feejignaanta Weedho Naxli Xambaarsan oo Lagu Ololeeyo Iyo Dr. Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirul Dawlihii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr Maxamed Rashiid Sheekh Xasan ayaa Fariin u diray Hogaamiyeyaasha Xisbiyada Somaliland oo uu ku adkeeyay inay dib uga baxaan Siyaasadaha Naxliga Xambaarsan ee ay ummada u Jeedinayaan. Qoraalka Dr Maxamed Rashiid ayaa u dhignaa Sidan:- ‘’Maalmahan waxa xoogaystay dagaalka afka ah…

Read More

‘’Anigu Waxan Odhan Lahaa Keliya Cabdiraxmaanow Halka Aad Xoqaysaa Maaha Meel Siyaasad Laga Doono Ninkii ka Doonaana u malayn maayo inu ku macaashi doon,Muuse Biixi Laftiisa..’’ Cali Guray

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Maxamed Yuusuf ‘’Cali Guray’’ ayaa uga Digay Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Murashaxa Xisbiga Waddani ee doorashada Madaxtooyada inaanu Siyaasad ka dayin inuu Xadanteeyo eeda Dagaalkii Sokeeye ee Somaliland ka dhacay 1994kii Isagoo intaas ku daray in Siyaasi kasta oo Godkaas ka eega Siyaasadu in aanu ku Macaashi doonin…

Read More

“Waxa Aan Lee Yahay Muuse Taariikhdaadu Way Cadahay, Taydu na Way Cadahay oo Dalkan Badbaadadiisa Ayaanu Doonaynaa” Murashax Cabdiraxmaan Cirro

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa si kulul u weeraray guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi oo muddooyinkii dambe dhalliilo u soo jeedinaayey isaga oo soo faqay taariikho madow oo uu lee yahay guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE, waxaana uu dib u xasuusiyey kaalintii uu ku lahaa hurintii colaadahii dagaalkii …

Read More

Xeer-Ilaaliyaha Guud Ee Qaranka Oo Sheegay In Gabdho Qaba Xanuunka HIV/AIDS-ku Dalka Soo Geliyaan Maandooriyaha KHAMRIGA & Halista Ka Dhalan Karta DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Hababka Dadka ka ganacsada Maandooriyaha Khamrigu Magaalooyinka Dalka u soo geliyaan, ayaa mareysa meel halis badan, taasi oo sababi karta khataro kale oo dhanka Caafimaadka ah. Dadka ka Ganacsada Maandooriyaha Khamriga, ayaa marka ka soo iibsadaan Khamriga Dalka Itoobiya waxay dhib badan kala kulmaan sidii ay u soo gelin lahaayeen…

Read More

Wasiirka Waxbarashada Somaliland oo Aflagaado Qaawan Kula Kacay Hooyo Danyar ah oo Ka Cabanaysay Lacagta lagu soo Rogay Iskuulada Dawlada DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Waxbarashada Somaliland Cabdillaahi Ibraahim Habbane ayaa waxa uu warbaahinta lasoo hor istaagay aflagaado qaawan oo uu u gaystay Hooyo danyar ahayd oo ka cabanaysay Lacagta laga qaado iskuullada dowladda. Wasiirku waxa uu hooyadan ku tilmaamay inay tahay islaan arrimaha noocan oo kale ah ku shaqaysata isla markaana aan caruurteeda…

Read More

COODANLE: Shan Qof Oo Xanuunka Shubanka U Geeriyooday, Bukaannada La Il-daran, Saxada Deegaanka & Xog-warranka Maamulka 

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Inta la ogyahay Shan Qof-baa Xanuunnada Shubanka Iyo Oog-wareenka oo is-barkan ugu Geeriyooday Tuulada Coodanle ee Gobolka Buuhoodle ee Somaliland.   Tuulada Coodanle oo ka mid ah Gobolka Buuhoodle, ayaa waxa Dawladdu iskugu soo ururisay Qoysaskii ku caydhoobay Abaarta Adag ee ka jirta Gobollada bariga Somaliland, laakiin waxa halkaasi ka…

Read More

Nin Reer Berbera Ah Oo Ka Warramay Dooni 19-ka Bishan Degtay Oo Uu Ka Badbaaday, Dadka Ku Dhintay Iyo Xaaladdii Adkayd Ee Uu Soo Maray

Berbera 30. December 2016 (SDN/QJ):- Maxamed-Gurey oo ka mid ah 9 Qof oo ka badbaaday Dooni 19-kii bishan ku degtay Badda u dhexeysa Cumaan Iyo Puntland, ayaa ka warramay sidii Doontu ula degtay, Dadkii la socday ee Badda ku dhintay iyo sida isaga iyo 8 Qof ee kale ku badbaadeen. Maxamed-gurey oo ka mid ah…

Read More

Muxaadaro:Diinta Islaamku Maxay Ka Qabtaa U Debbaal Degga Sanadka Cusub Ee Miilaadiga? Sheekh Mustafe X.Ismaaciil DAAWO

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Dad badan oo caalamka Islaamka ku nool ayaa sannad walba u dabbaal dega curashada sannadka cusub ee miilaadiga. Dadka Islaamka ayaa leh sannadka islaamka ee Hijriyada,taasi oo ay diinta islaamku u ogolaatey in ay xusaan oo ay weyneeyaan. Dhinaca kale dadka Soomaalida qaarkood ayaa si weyn u xuso sannadka cusub…

Read More

Madasha Wada-tashiga Somaliya oo Dib-u-dhigtay Kuraastii Lagu Kordhiyey Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya! Maxay Sababtu Tahay?

Muqdisho 30. December 2016 (SDN/QJ):- War-saxaafadeed ka soo baxay madasha wada tashiga Qaran, ayaa lagu hakiyay 18kii kursi ee 24kii bisha war-murtiyeed ay soo saareen ku sheegeen in lagu kordhiyay kuraasta aqalk a sare. War-saxaafadeedkan danbe ayaa lagu sheegay in madashu mar kale isku raacday in dib loo dhigo kuraasta inta ay ka soo dhamaaneyso…

Read More

Somaliland iyo Khaatumo oo Hadallo isku lid ah kaga Jawaabay Derajada ay ku Wadahadlayaan

Hargaysa 30. December 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo Guddoomiye u ahaa Guddiga Somaliland u metelaysa Wadahadalka Khaatumo ku dhex-maray Addis Ababa toddobaadkii hore, ayaa faahfaahiyey qaabka ay u wadahadlayeen inay tahay sidii laba maamul sida ay Khaatumo sheegtay, balse waxa uu ku dooday inaanay sidii laba Maamul u wadahadal…

Read More

“Noloshayda Sida uu Saddaam oo Maxbuus ahi ii Quudhsaday Cidina iima Quudhsan…!” John Nixon Qisaskii Qabashadii Sadaam

Washington 30. December 2016 (SDN/QJ):- “Markii koowaad ee aan la hadlay waxa noo kala af-celinayey turjumaan, waxaanan ku idhi; ‘Waxan kuu hayaa su’aalo aan jecelahay in aan ku weydiiyo. Waxan kaa rabaa in aad sida runtu tahay uga jawaabto. Ma fahantay? Saddaam Xuseen: Madaxa ayuu lulay! Aniga: Goorma ayay ahayd markii kuugu dambaysay wiilashaada oo…

Read More

Garabkii Aqlabiyadda UCID ee Wada-hadalka Kula Jiray WADDANI oo Si Rasmi ah ugu Biiray Xisbigaas+ Fariin ay u Direen Taageerayaashoodii

Hargaysa 29. December 2016 (SDN/QJ):- Garabkii aqlabiyadda ee ka soo goostay Xisbiga mucaaradka ah ee UCID oo muddooyinkii dambe wada-hadal u socday Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in ay ku biireen Xisbigaasi, iyaga oo sida oo kale na ku shaaciyey in maalinta Khamiista ee fooda inagu soo haysa…

Read More

Madaxweynaha Wakhtigu ka Dhamaanayo ee Mareykanka ee Barak Obama oo Cunaqabateyn Saaraya Ruushka

Washington 29. December 2016 (SDN/QJ):- Maamulka madaxweyne Obama ayaa lagu wadaa inuu cunaqabateyn kusoo rogo dowladda Ruushka, taasoo uu uga jawaabayo faragelin la sheegay inuu Ruushka ku sameeyey doorashooyinkii madaxtinimo ee Mareykanka ka dhacay bishii November ee sanadkaan. Wargeyska Washington Post ayaa ku warramay in Aqalka Cad uu hadda ka doodayo qaabka uu cunaqabateyn deg deg…

Read More