Fashilaad Wasiirka Maaliyadda Somaliland Kala Soo Deristay Diyaarin La’aanta Odoroska Miisaaniyadda Qaranka ee 2017 oo Maalmo Yari Ka Hadhsan Yihiin
Hargaysa 09. October 2016 (SDN/QJ):-Wasaarada maaliyada Jamhuuriyda Somaliland oo wakiil uga ah qaranka dajinta qiimeynta iyo odoroska, miisaaniyad sanadeedka xukuumadu ay ku hawl galeyso, wasiirkana ay ka tahay Marwo Samsam Cabdi Aadan, ayaa ku fashilantay odoroska abuurida iyo qiimeynta miisaaniyad sanadeedka 2017-ka. Sanad kasta inti xukuumada Madaxweyne Siilaanyo jirtay waxaa la diyaarin jiray bisha tobnaad…
