Xildhibaan Bashiir Tukaale Oo Ka Hadlay Mooshin Uu U Gudbiyey Shirguddoonka DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Bashiir Shekh Xuseen Tukaale oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa ka war-bixiyey ujeedada mooshin uu gudbiyay Shirguddoonka Golaha Wakiillada, waxaanu sheegay in mooshinkani la xidhiido ansixinta gobolo hore loo magacaabay. Islamarkaana ay Xukuumaddu Golaha u soo gudbiso si loo ansixiyo. https://www.youtube.com/watch?v=AgXEs4VC4sk

Read More

“Way Jiraan Diyaarado Duqeeyay Deegaano ka Mida Somaliland” Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon, ayaa cadeeyay in qaar ka mida dhulka Somaliland ay duqeeyeen Diyaarado aan la garanayn dalka laga leeyahay. Wasiirka Faratoon oo Warbaahinta kula hadlay  aqalka Golaha wakiilada Somaliland, waxaa uu sheegay in deegaanka Oodwayne ay diyaarado duqeeyeen meel kayn ah oo aanay cidna…

Read More

Wasiirka Xannaanada Xoolaha Somaliland oo Beesha Caalamka ugu Baaqay inay Gurmad u fidiyaan dadka ku Tabaaloobay Xaalada abaareed ee Somaliland

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Daahir Cakuse ayaa ka hadlay saamaynta ay Abaartu ku yeelan karto qabsoomida Doorashada, xilli Masuuliyiin ka tirsan Xukuumaddu sheegeen inay Doorashadu dib u dhacayso madaama ay abaari jirto, balse isagu waxa uu tilmaamay in haddii ay abaartu sii socoto, inay muhiim tahay in la iskaga…

Read More

Maareeye-xigeenkii Telefishanka Qaranka Oo Ka Waramay Sababta Uu Somalia U Tagay Iyo Xilka Uu Doonayo Inuu Qabto & Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo ka Hadlay

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Maareeye-xigeenkii telefishanka qaranka Somaliland Md. Mustafe Maxamuud Qodax, ayaa ka degay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya, isagoo haya xilkii. Mustafe Qodax, oo isagoo ku sugan magaalada Muqdisho ku sugan u waramay wargeyska Geeska Afrika oo aanu warkan ka soo xiganay, wuxuu xaqiijiyay inuu Muqdisho u tagay ka mid noqoshada baarlamaanka…

Read More

Saamaynta Dabayshii Isbedelka ee Hogaaminta Maraykanka oo Dhiig Cusub Ku beertay Labada aqal ee Hogaaminta Maraykanka DAAWO

New York 20. November 2016 (SDN/QJ):- Dabayshii isbedelka siyaasadeed ee sida kedisada ah xafiiska madaxweynanimada Maraykanka u keenay Donald Trump ayaa waxa ay hadda neecow saxansaxo ah oo ay ku raaxaystaan u noqotay labada aqal baarlamaan ee wadankaasi oo ay hore aqlabiyada u lahaayeen Xisbiga Jamhuuriga oo iyagu haatan wada haysta awoodda Golaha koongareeska. Aqalka…

Read More

Xildhibaano Ka Hadlay In Abaarta Darteed Dib U Dhac Ku Iman Karo Doorashooyinka

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) ayaa ka hadlay aragtidooda ku saabsan in abaarta dalka ka jirtaa keeni karto dib u dhac ku yimaada doorashadii madaxtooyada ee March 2017. Xildhibaanadan oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa ugu horeyn Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin…

Read More

Maxay Xulka Talyaanigu Ugu Ciyaaraan Maryaha Buluuga ah? DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamku ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu aragnaa Xulka talyaaniga oo inta badan ku ciyaaraya dharka midabkiisu buluuga yahay oo ah midab aan ka mid ahayn midabada sadexda ah ee calanka talyaanigu ka…

Read More

Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisay Abaaraha ka Jira Dhulka Soomaalida

Nairobi 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xidhiidhinta Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegay in abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen dad u badan caruur oo ku sugan Soomaaliya. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in wax laga qabto abaaraha Soomaaliya oo ay  sheegtay in ay la il-daran yihiin dad gaadhaya 1.2 Million oo qof oo…

Read More

Wasiirka Arrimaha Dibada Hindiya oo Qaliin Kalyaha ah Lagu Sameynayo

Delhi 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Hindiya ayaa la sheegay in qalliin kelyaha ah lagaga sameynayo kadib markii muddo dheer ay kelyaha ka xanuunsanaysay. Dad badan oo Hindiya u dhashay ayaa ku yaboohay inay kelyahooda ugu deeqayaan wasiiradda arrimaha dibadda Sushma Swaraj, ka dib markii ay Twitterka ku soo qortay in lagu…

Read More

Waa Kuwama Madax Dhuubayaashii Reer Kongo? (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Bilowgii Qarnigii 19-AAD ee taariikhda miilaadiga qabiilka Manchito waxay ka mid ahaayeen qoysaskii yaryaraa ee deegaanka ku noqday mandaqadda kaymahu ku daboolan yahiin ee jamhuuriyada Kongo ka dibna waxay isku sii fidiyeen deegaano kale oo ay dad kale ka riixeen illaa ay halkaa ka aasaaseen Boqortooyo iyagu leeyihiin. https://youtu.be/Sbvn1-CD8ZY

Read More

“Berigii Siyaad Barre may dhici jirin in xafiis wasiirkii fadhiyo askar albaabka la dhigo oo dadka loo diido, musuqmaasuqan maanta ammaanta ahina ma jiri jirin’’ Mujaahid Xasan Guure

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Md. Xasan Guure Jaamac, ayaa dhaliilo badan u jeediyey hannaanka ay wax u maamusho xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo, waxana uu soo jeediyey in shuruucda iyo xeerarka guud ee waddanka si degdeg ah loo beddelo.   Xasan Guure ayaa xusay in habka…

Read More

Obama Shirkiisii u dambeeyey iyo Trump Kulankiisii u horreeyey oo ay la kala yeesheen Madax kala duwan

Berlin 20. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Shaqada ka sii tegaya ee Mareykanka Barack Obama oo ku sugan dalka Jarmalka, ayaa Hogaamiyayaasha dalalka Midawga Yurub kala qaybgalay kulan lagaga hadlayo caqabadaha Amniga iyo Dhaqaalaha ee ay wajahayaan dalalka Saaxiibbada ahi.   Kulan Madaxeedka uu Obama la yeelanayo Hoggaamiyeyaasha dalalka Germany, Britain, France, Italy iyo Spain, ayaa…

Read More

“Nabadda Gaalkacyo waa in wadajir looga shaqeeyaa” Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia

Gaalkacayo 20. November 2016 (SDN/QJ):- Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor fadhiyay in muddo ah Xaafado kamid ah magaalada Gaalkacyo.   Ra´iisul Wasaaraha oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa heshiis kala dhex dhigay…

Read More