Dalalka Argaggixisadu Saamaynta ku yeelatay iyo Kaalinta ay Soomaaliya Kaga Jirto – Warbixin Cusub

Abuja 20. November 2016 (SDN/QJ):- Waddanka Nayjeeriya, ayaa noqday dalka 3-aad ee dhibaatada ugu weyni ay ka soo gaadhay Argaggixisada sannadkii hore, marka laga yimaaddo Afghanistan iyo Ciraaq. Soomaaliya ayaa ah dalka 7-aad, marka laga yimaaddo Pakistan, Suuriya iyo Yemen sida uu ku sheegay Warbixin uu soo saaray Machadka Dhaqaalaha iyo Nabadda Tusaha Argaggixisada caalamka….

Read More

Madaxweynaha La Doortay ee Dalka Maraykanka Donald Trump oo Malaayiin Dollar ku bixinaya Xalinta Sadex kiis dacwadeed

New York 20. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump ayaa wada qorshe uu malaayiin dollar ku bixinayo si loo xaliyo Kiisas Maxkamdeed oo loo heesto sida ay Baahiyeen Warbaahinta dalka Mareykanka.   Xeer ilaaliyaha guud ee New York ayaa sheegay in Madaxwenaha Cusub ee dalka Mareykanka uu ogolaaday in lacag dhan 25 milyan…

Read More

“Qabyo waa halkeedii, laakiin hawlihii Khaatumo oo wada-hadallada Somaliland kow ka tahay, ayaanu ugu maqnayn, magaalada Addisa Ababa” Prof Cali Khaliif Galaydh

Buuhoodle 19.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha maamulka Khaatumo Md. Cali Khaliif Galaydh oo safar dibadda ah kasoo laabtay, ayaa ka cudurdaartay inuu daaha ka faydo asbaaba keentay inay dib ud hacaan wada-hadalladii ay xukuumadda Somaliland iyo maamulkiisu ku ballansanaayeen inay uga furmaan magaalada Addis Ababa. Madaxweyne Cali Khaliif, ayaa markii uu soo cago dhigtay magaalada Buuhoodle,…

Read More

Madaxweynaha Ayaa Safar Uu Ugu Kuurgelayo Xaalada Abaareed Ee Gobolada Bariga Somaliland Ugu Baxay Maanta Kuna Hoyday Caawa Magaalada Burco Iyo Dareenka Dadkii Weftiga Madaxweynaha Soo Dhaweeyey SAWIRO

Burco 19.November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo oo ay wehelinayaan Gudoomiyaha Xisbi Xaakimka Kulmiye, Murashax Muuse Biixi Cabdi, Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo, Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, Xubno ka mida golaha Wasiirada, Taliyaha Ciidanka Booliska, Sareeyo guuto Cabdilaahi Fadal iimaan, Masuuliyiin ka tirsan xisbiga Kulmiye oo uu ka mid yahay…

Read More

Jamaal Cali Xuseen Oo Magacaabay Guddi 5 Xubnood Ah Oo Wada-hadal La Furaya KULMIYE Iyo WADDANI

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Jamaal Cali Xuseen, ayaa sheegay inuu magacaabay guddi ka kooban 5 xubnood oo wada hadalo la furi doonta xisbiyada Waddani iyo KULMIYE. Jamaal Cali Xuseen ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in guddigani dhawaan bilaabi doonaan wada hadal ay la furaan labada xisbi, laakiin muu magacaanin magacyada guddigaas. Jamaal ayaa…

Read More

Xulistii Aqallada Baarlamanka Soomaaliya Oo Saamayn Ku Yeelatay Somaliland Iyo Xaaladda Oo Maraysa In Masuuliyiin Xukuumadda Siilaanyo Xilal Ka Hayaa Ay Xamar Iska Dhiibaan

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Iyadoo bilihii u dambaysay si weyn loo hadal hayay Saamaynta ay Somaliland ku yeelan karto dhaq dhaqaaqyada diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya ku beegsanayso Qadiyada iyo gooni isutaaga Shacabka reer Somaliland,islamarkaana ay hore u iclaamisay Kuraasta ay ugu talo gashay ee ay u qoondaya Siyaasiyiinta reer Somaliland ayaa hadda waxa ay maraysaa in…

Read More

Wasiirada Wasaaradaha Arrimaha Gudaha,Duulista Hawada iyo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada & Balanqaadyadii Golaha Wakiilada SAWIRO/DAAWO

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Fadhi ay yeesheen maanta Golaha Wakiilada ee Somaliland ayey cod Aqlibiyad ah ku ansixiyeen Wasiirka Wasaarada Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka Farxaan Aadan Haybe, Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Xaaji Maxamud Xiir Faratoon,Wasiir Ku Xigeenka Caddaalada iyo Gudoomiyaha Hay’ada Shaqaalaha Dawlada.

Read More

Xisbiga KULMIYE oo soo Dhaweeyey Dhallinyaro iyo Aqoonyahan ka soo Jeeda Bariga Sanaag oo la Midoobay SAWIRO

Hargaysa 19.November 2016 (SDN/QJ):-Hoggaanka xisbul-xaakimka talada Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey aqoonyahan ka mid ah kuwa jaamacadaha iyo dhallinyaro kasoo jeeda bariga gobolka Sanaag oo la midoobay xisbiga KULMIYE. Kulan kooban oo ahayd maamuska aqoonayahankan iyo dhallinyarada oo lagu qabtay xarunta guud ee xisbiga KULMIYE maanta, ayaa waxa ka qaybgalay madaxda xisbiga KULMIYE…

Read More

Film Lagu Xusayo Sannad Guuradii 1aad ee Geeridii Weriyihii Caanka ahaa ee Axmed Xasan Cawke oo uu Jilaa ka ahaa oo La Soo Bandhigay DAAWO

Nairobi 18. November 2016 (SDN/QJ):- Waxaa magaalada Nairobi lagu soo bandhigay Fimka QAB IYO IIL oo horey uga Qayb galay Alle ha Naxariistee Wariyihii Caanka ahaa Axmed Xasan Cawke. Munaasibad balaadhan oo lagu soo beegay Sanad kadib maalintii uu Geeriyooday, waxaana lagu soo beegay Masuuliyiin waxgarad kale, Waxaana Halkaasi ka hadlay Hogaamiyaha Aqbalabiyada Baarlamaanka Kenya…

Read More

Diblumaasi Caalami Ah Oo U Digo-roganaya Siyaasi Somaliland Ah+ Hadal-haynta Xisbiga Uu Ku Biirayo

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Aqoonyahan Maxamed Cali Bile oo kamid ah Aqoonyahannada reer Somaliland ee rubuc qarnigii u dembeeyey mansabyada sare kaga jiray hay’adaha samafalka caalamiga ah  iyo kuwa jamciyadda quruumaha ka dhaxaysa ayaa la weriyey in uu dhawaan ka fadhiisan doono shaqooyinkii uu caalamka ka hayay isagoo si toos ah ugu soo biiri…

Read More

‘’Wasiirrada xiiqsanina waa kuwa reerahooda la isku hayso, laakiin reerkayagu meel buu iska yaallaa” Wasiir Buureed

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka wasaaradda Kalluumaysiga iyo khayraadka badda Somaliland Md. Cali Jaamac Buureed, ayaa ka hadlay maqnaanshiyaha beesha uu kasoo jeedo ee dhinaca munaasibadaha axsaabta siyaasadda loogu biiriyo oo aanay inta badan ka muuqanin, waxana uu caddeeyey sababta maqnaanshahaas keent Wasiir Buureed oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa, ayaa sababta reer koodu…

Read More

Nasashada Maanta oo Jimce ah (ILA QOSOL) Iyo Shabakada Qurbejoog Nala dhugo Xiisaha Ku Lamaan Barnaamijka Buuq Siraate DAAWO

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Waa Maalin Jimce ah Shabakada Qurbejoog amase Somalidiasporanews Waxay halkan idiinku soo Tebinaysaa Masrixiyad Qosol Xambaarsan Waa Barnaamijka c ee uu Soo Saaro Abwaan Maxamed Xasan Cige Iyo Kaamarada Qarsoon Waxay kala Mutaan Hargaysa. Daawasho Wacan https://www.youtube.com/watch?v=8fnzBAflPc8 https://www.youtube.com/watch?v=XCaiEyutH9Y

Read More

Wasiirkii Hore ee Caddaalada Somaliland Mr Xuseen Axmed Caydiid oo Shaki Geliyey Caafimaadka Madaxweyne Siilaanyo iyo Cida Awoodu Gacanta ugu Jirto DAAWO

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee caddaalada Somaliland Xuseen Axmed Caydiid ayaa waxa uu shaki galiyey in uu talada dalka ee xlligan gacanta ku hayo Madaxwayne Siilaanyo iyo in ay cid kale Ku hayso. Ex Wasiir Xusseen oo haatan ka Tirsan Saraakiisha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay in ay u badan…

Read More

‘’Hore ayaan Xisbiga Waddani u idhi Waa inoo Iyo Boorama Maanta Waxaad Fariin u dirteen C.raxmaan Cirro,Masayrkeena halkaan Marinayno Waynu ka Wada Tashanaynaa’’ Axmed Muumin Seed DAAWO

Boorama 18. November 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenkii 1aad ee Xisbiga Waddani dhawaan Anshax Mariyeen iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Ka Kooban Garabka uu Hor Kacayo ee Toosinta iyo Caddaalada ee Xisbiga Waddani ayaa Si Balaadhan oo Dhoola Tus ah loogu soo dhaweeyay Magaalada Boorama ee Xarunta Gobolka Awdal. Axmed Muumin Seed ayaa Fulinaya Dhaar…

Read More

Xukuumadda, KULMIYE Iyo UCID Oo Sheegay In Culayska Abaarta Gobollada Barigu Dib-U-Dhac Ku Keeni Karto Doorashada Madaxtooyada & Mowqifka WADDANI

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland iyo Saddexda Xisbi Qaran ee WADDANI, KULMIYE iyo UCID, ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Saamaynta Abaarta ka jirta Gobollada bariga Dalku ku yeelan karto in Doorashada Madaxtooyada lagu qabto Xilligii loo qorsheeyay oo ahaa bisha Saddexaad ee Sannadka 2017-ka. Xukuumadda Madaxweyne Axmed-Siilaanyo iyo Xisbigeeda KULMIYE, ayaa si…

Read More

Wasiirka Dhallinyarada & Ciyaaraha Somaliland oo ka Falceliyey Eedaymo uu u Soo Jeediyey Xildhibaan Xasan Cawaale DAAWO

Hargaysa 18. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa ka Jawaabay Eedaymo uu Doraad u soo Jeediyey Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan oo ka Tirsan Mudanayaasha Golaha Wakiiladda oo Sheegay inuu Wasiirku ka Hor istaagay Koob Ciyaareed uu soo agaasimay.. https://www.youtube.com/watch?v=pPVtbGO8yig

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenkii 1aad ee Xisbiga Waddani Xilka ka Xayuubiyey oo Xilal Cusub Magacaabay DAAWO

Boorama 18. November 2016 (SDN/QJ):- Mudane Axmed Muumin Seed oo Todobaadkan uu Xisbiga Waddani sheegay inuu ka qaaday Xilkii iyo Xubinimadii Xisbigaas Isla Markaana haatan ku Sugan Magaalada Boorama ayaa ku dhawaaqay Mas’uuliyiin ka Tirsan Garabkiisa Toosinta iyo Caddaalada ee Xisbiga Waddani oo uu u Magacaabay Shaqooyin kala duwan.

Read More