Dadaalo Koox Ganacsato Iyo Siyaasiyiin KULMIYE Taageeraa Ugu Jiraan Sidii Ay Hab Beelaysan Xisbiga WADDANI Uga Soo Fujin Lahaayeen Qaar Ka Mid Ah Siyaasiyiin Ay Musharrax Muuse Biixi Isku Hayb Yihiin
Hargaysa 30.October 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiyiin iyo ganacsato taageerta Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa maalmihii ugu dambeeyey si weyn ugu mashquulsan sidii iyo qaabkii ugu habboonaa ee loo soo xero galin lahaa iyada oo qaab beelaysan loo marayo siyaasiyiin iyo xildhibaano miisaan ku leh xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI kuwaasi oo dhammaantood deegaan ka soo…
