Madaxweyne Gaaska Punt land oo Xaruntiisa Madaxtooyada Ugu Goleeyay Isimo Reer Punt land ah iyo Raysal Wasaare Cumar Cabdi Rashiid oo Isu Taagay Murashax Madaxweyne

Garowe 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Puntland Cabdiweli Maxamad Cali Gaas ayaa issimada Puntland ugu shiriyey xarunta madaxtooyada Garowe Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia Cumar Cabdirashid.   Kulankaan oo ay kasoo qayb galeen isimada Puntland intooda ku sugan magaalo madaxda Garowe ayaa wararka kasoo baxaya shegayaan in Ra’isal wasaarihii hore ee Somalia ku waydiisanayey odey dhaqameedkaan sidii…

Read More

Dareenka Shacabka Ceel Afwayn Ee Dirirta Colaadu Ka taagan Tahay & Ciidamada RRU Oo Lawareegay Amaanka DAAWO

Ceel-afweyn 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka Sanaag Waxaa Mudooyinkan u danbeeyay ka Taagnayd Xaalad Cakiran oo ka dhalatay Dirir u dhaxaysa Laba beelood oo dhiig iyo dhalashaba wadaaga waxaa deegaamadaasi ku sugan Cutubyo ka tirsan Ciidamada Qalabka sida iyo Mas’uuliyiin isugu Jira Wasiiro iyo Madax dhaqameedyo. https://youtu.be/ENTYAxi_J6Q

Read More

“Cid Aan Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka WADDANI Uga Tanaasulayaa Ma Jirto..” Guddoomiye ku-xigeenka WADDANI

Boorama 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiye ku-xigeenka Koowaad ee Xisbiga WADDANI Axmed Muumin Seed oo Shir-jaraa’id Shalay ku qabtay Magaalada Boorama, ayaa sheegay in aanu jirin qof isaga uga xaq leh inuu noqdo Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka ee Xisbigaas. Axmed Muumin Seed oo Maalmihii u dambeeyay Warbaahinta qaarkeed baahinayeen in loo soo jeediyay inuu Cid kale uga…

Read More

Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo Maanta ku dhawaaqaya Go’aan aad looga sugayey

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo khamiistii la soo dhaafay dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, afar sano oo uu ka maqnaa, ayaa Maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu si rasmi ah ugu dhawaaqo Musharaxnimadiisa xilka Madaxweynaha. Sheekh Shariif ayaa dhoolatus weyn oo siyaasadeed oo aan horay…

Read More

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Xasan Sheekh Mr Odawaa oo meel fagaaro ah uga hanjabay Ahlusuna DAAWO

Dhuuso-Mareeb 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Dawlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Xuseen Odawaa oo kusugan Magaalada Cadaado ayaa hadal umuuqday mid hanjabaad ah waxa uu udiray Ahlusunada kusugan Dhuusomareeb. Wasiirka waxa uu sheegay inay hadda kadib wajahayaan qaabkii Magaalada Dhuuso mareeb ugu rari lahaayeen Galmudug maadama Xaruntii Rasmi Ee Maamulka halkaasi tahay. C/raxmaan Odawaa…

Read More

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh oo Amaan aan Hore loo arag Hawada u Mariyey Dawlada Imaaraadka Carabta

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan Sheekh Maxmuud  ayaa sheegay in Dwaladda Imaaraadka Carabta ay kaalin mug leh ka qaadato dib u dhiska Soomaaliya.   Bayaan laga soo saaray Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa lagu sheegay in dalka isutagga Imaaraadka Carabta uu yahay dal saaxib dhaw la ah Soomaaliya mar kastana u…

Read More

“Annaga Candho Meydle Ayaan Nahay,Jowharna 3 Lugood” Dhawaqa Shirka Jawhar DAAWO

Jawhar 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shirka Jowhar ayaa waxa uu yahay weli mid wajahaya dhaliil iyo Cabasho iska soo daba dhaceysa oo kaga imaaneysa magaalada B.weyne. Dhawaan waxa jirtay in Ugaaska Xawaadle Ugaas Xasan Ugaas Khaliif uu diiday in ay udhag raariciyaan warka kasoo baxa Dawlada Soomaaliya madaxdeeda maadama uu sheegay inay wakhtigeedu dhamaaday. Waxaa gaaray…

Read More

Sheekh Shariif oo si Cad u Diiday Dalab Kaga Yimid Dawlada Federaalka Somalia

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka heleyno Xubno ka tirsan Guddiga ololaha u qaabilsan Madaxweynihii hore ee Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayaa inoo xaqiijiyay in Shariif uu diiday codsi kaga imaaday dhanka dowlada. Xubnaha aan xogtaani la wadaagnay ayaa sheegay in dowlada Somalia, ay dalbatay inay ciidamo kale kusoo…

Read More

Dib u dhacii ugu horeeyay oo ku yimid jadwalka doorashada Soomaaliya iyo Sababta Keentay

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dib u dhacii u horeeyay ayaa ku yimid jadwalkii doorashada ee bishii hore ay soo bandhigeen Guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal, kaddib markii Madaxda Madasha Wada-tashiga Qaran ay heshiis ku gaareen..   Doorashada Aqalka sare ee Baarlamaanka oo ka kooban 54 xubnood ayaa ku yimid dib u dhac, iyadoo qorshuhu…

Read More

Dawlada Kenya oo Go’aan lama filaan ah qaadatay Kadib Dacwadda badda DHAGAYSO

Nairobi 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay laashay dhamaan wixii heshiis shidaal baaris ah ee ay la gashay Shirkadaha Shidaal baarista ka waday biyaha ay kula muran san tahay Somaliya. Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Kenya, Githu Muigai,ayaa sheegay in ay hakiyeen dhamaan wixii Shidaal baaris ah oo ay horay u siiyeen…

Read More

Akhriso:- 10 Caqabad Oo Hortaagan Doorashooyinka Dalka Somalia Iyo Sida ay u Kala adag yihiin Furdaamintoodu

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Doorashada 2016-ka ayaa markii 2aad muddo 3 bil gudahood ah dib u dhacday, Jadwalkii madasha qaran waa uu fashilmay, sidoo kale jadwalkii guddiga doorashada dadban ee heer federaal ay soo saareen, caqabado noocee ah ayaa jira? Yaa wada lugooyada? Maxaase Hortaagan Qabsoomid la’aanta  Doorashada 2016-ka?! Guddiyada doorashada dadban ee heer federal…

Read More

Madxafka Taariikhda iyo Dhaqanka Dadka Madow ee Mareykanka oo La Furay & Weedhihii Madaxweyne Obama iyo Madaxdii ka qayb gashay DAAWO

Washington 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madxafka Taariikhda iyo Dhaqanka Bulshada Madowga Mareykanka ayaa si rasmi ah loogu furay dadweynaha xaflad lagu qabtay Xarunta National Mall ee uu madxafku ku yaalo ee magaaladan Washington. Qudbad uu ka jeediyey xafladi furitaanka Madxafki ugu horeeyey ee Dadka Madowga Mareykanka madaxweyne Barack Obama oo ah madaxweynihi ugu horeeyey ee ka…

Read More

“Kuma Qanacsanin Xukunka dilka ah ee India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed , waana kala hadli donaa “ Raysal Wasaare Cumar C.rashiid

Garowe 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka ah Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Xukuumadd Soomaaliya aysan ku qanacsanayn xukunka dilka ah ee dowladda India ay ku riday dhalinyaradda Soomaaliyeed ,madama aysan helin fursad ay iskaga difaacaan eedaymaha loo soo jeediyey .   “Xukumadda Soomaaliya kuma qanacsano xukunka dowladda India ay ku…

Read More

Booliiska Maraykanka oo baahiyay muuqaalka nin madaw oo la dilay & Kacsanaanta Dareenka Dadka Madow DAAWO

Charlotte 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Booliiska magaalada Charlotte ee dalka Maraykanka ayaa baahiyay muuqaaladii ay duubeen kaameerooyinkii ku kala xirnaa jirka askarigii toogtay ninka madaw Arbacadii, iyo gaarigii u watay. Sidoo kale waxay baahiyeen sawirada biskoolad iyo daroogada marijuana-ha loo yaqaanno, kuwaas oo booliisku ay sheegeen in uu lahaa Keith Lamont Scott Afartii maalmood ee la…

Read More

Bukaano Cabasho ka Muujiyay Adeegyada Cisbitaalka Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer

Burco 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kadib markii Ay wareejisay Haayadii Ka Shaqeyn Jirnay Cisbitaalka Guud ee magaalada Burco ee MSF ayaa waxaa cabashooyin Isdaba joog ahi kasoo yeedhayaan dadka bukaanka ee la dhigo Cisbitaalkaasi, cabadhooyinkaas oo ay sababeen hoos u dhac ku yimid  Adeegyadii caafimaad ee laga Bixiyo Cisbitaalka.   Dadka baahida caafimaad u taga cisbitaalka…

Read More