Arooskii ugu Yaabka Badnaa oo ka dhacay Turkiga
Ankara 25.Sep 2016 (SDN/QJ):- Arooskaani aadka u cajiibka badan ayaa waxa uu ka dhacay dalka Turkiga, kadib markii ay is calmadeen mucaashaqiin kawada tirsanaa beeraaleyda dalkaasi. Arooska lamaanahaani ayaa waxaa lagu galbiyay dhowr gaari nooca lagu fasho beeraha loona yaqaan Cagaf-cagaf taasi oo lagu muujinaayay in arooska uu yahay mid u dhexeeya beeraaleyda. …
