Banaanbaxyo ka dhacay Magaalada Gaalkacayo ee Maamulka Puntland oo Dadweynuhu kaga Gilgisheen Xukunkii Dilka ahaa ee Dawlada Hindiya ku Riday 50 Wiil oo Soomaali ah
Gaalkacayo 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Banaan Baxyo lagaga soo horjeedo Xukunka ay dawlada Hindiya ku riday 50 dhalinyaro Soomaali ah ayaa ka dhacay Magaalada Gaalkacayo ee Maamul Goboleedka Puntland. Banaanbaxyadan waxaa lagaga Dalbanayay Dawlada Somaliya inay kala Hadasho Dhigeed Hindiya sidii loo sii dayn lahaa Dhalinyartaas.. Maxkamad ku taala Hindiya ayaa sheegtay in 50…
