Muqdisho: Wariye Xalley lagu Dilley Yaaqshiid oo maanta Lagu Aasay Magaaladaas

Muqdisho , 28 September, 2016 – (SDN/QJ) – Waxaa Magaalada Muqdisho Aas loogu sameeyay  Dugsiga Sare ee Jeneraal Kaahiye Ex School Politicia Allaha u naxariistee Wariye Cabdicasiis Maxamed Cali ( Xaaji) oo Gelinkii dambe shalay Kooxo Hubeysan ku dileen Magaalada Muqdisho. Aaska Marxuumka ayaa waxaa ka soo qeyb  galay qeybaha Bulshada Soomaaliyeed , sida Bahda Saxaafadda,…

Read More

Warbixin Shaacisay in 92% Dadka Ku Nool Adduunku ay Qaataan Hawo Wasakhaysan

Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Warbixin la soo saaray toddobaadkan ayaa lagu cadeeyay in 92% dadka ku nool dunida ay qaataan hawo wasakhaysan oo aan nadiif ahayn. Hay’ada caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegtay in loo baahan yahay dhaqdhaqaaq hor leh oo lagaga hortago dhibaatadan, islamarkaana si degdeg ah looga hawl galo, warbixintan oo…

Read More

“Hadday Iga Adkaadaan Waan Ka Soo Kaban Karaa, Laakiin Ninka Iyagana Burburin Doonaa Waa Aniga, Waayo? Muuse Biixi Iyo Faysal…”

Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) – Musharraxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa markii u horeysay ka hadlay Cidda uu u maleynayo inay kula jirto Dagaal Siyaasadeed. Jaamal waxa kale oo uu ka hadlay waxa uga meel yaalla Haddii Xisbiga UCID Musharrax Madaxweyne oo aan isaga ahayn Caleemo saaro,…

Read More

SOOL: Koox Ka Goosatay Khaatumo Oo Gubay Qalab Dadka Lagu Diwaangelinayey Oo Ay Ka Qaateen Magaalada Laascaanood

Boocame, 28 September, 2016-(SDN/QJ) – Koox uu hoggaaminayo Qab-qable ka goostay Kooxda Khaatumo oo dhawaan Magaalada Laascaanood ka qaatay Mid ka mid ah Qalabkii Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha iyo Askarigii goobtaasi ilaalinayey, ayaa Shalay soo bandhigay iyagoo gubaya Qalabkii Diwaangelinta iyo Waraaqihii la socday. Kooxdan oo uu wata Faysal Falalug oo kooxda Khaatumo ugu Magacownaa Wasiiru-dawlihii Amniga,…

Read More

Musharraxa Cunsuriga Ah Ee Jamhuuriga Maraykanka Oo New York Kulan Kula Qaatay Raysal-wasaaraha Yuhuuda, Ballan-qaadna U Sameeyey

Washington , 28 September, 2016 – (SDN/QJ) – Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Jamhuuriga ee Waddanka Maraykanka Donald Trump oo magaalada New York kulan kula qaatay Raysal-wasaaraha Yuhuudda Israa’iil Benjamin Netanyahu magaalada, ayaa sheegay haddii uu ku guulaysto doorashada Madaxtinnimo ee Maraykanka inuu magaalada Qudus ee Dhulka la haysto ee Falastiiniyiinta u aqoonsan doono Caasimadda Israa’iil. Musharrax…

Read More

Ergayga Xoghayaha Guud Ee Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Golaha Amaanka Uga Warbixiyay Dib Dhaca Doorashada

Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Danjire Micheal Keating ayaa Golaha Ammaanka uga warbixiyay xaaladihii ugu dambeeyay ee Siyaasada Soomaaliya iyo dib u dhacii ku yimid doorashooyinkii la filayay in bisha soo socota dhacaan. Danjire Micheal Keating ayaa ugu horeyn ka hadlay sababaha dib u dhigay doorashooyinkii la filayay…

Read More

Kuma Ayuu Ahaa Wasiirkii Soo Sheegay Goobtii Uu Ku Sugnaa Madaxweyne Ordogan Habeenkii Afgembigii Dhicisoobay ?

Hargeysa, 28 September, 2016 – (SDN/QJ) –Wargeyska Turkiga ah ee loo yaqaan Sosjo ee ka soo baxa dalkaasi ayaa waxa uu soo bandhigay xogo ku saabsan ciddii soo sheegtay goobtii uu ku sugnaa Madaxweyne Rajab Dayib Ordogan ka hor intii aanu dhicin af-gembigii dhicisoobay ee ka dhacay dalkaasi Turkiga. Xogtan oo ahayd mid aad uga yaabisay…

Read More

Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Cumar C.rashiid oo ka biyo diiday go’aankii Guddiga Doorashada Dadban

Muqdisho, 27 September, 2016 (SDN/QJ):- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdi Cali Sharmaarke ayaa sheegay in Go’aan kagaaaridda goobta lagu qabanayo Doorashada Xildhibaanadda Goboladda Hiiraan iyo Sh,Dhexe ay tahay mid u talla Dowladda Federaalka , Guddiga Doorashadda dad-banna looga bahan yahay uun in ay wada tashi la yeeshaan Isimada ugu jira 2da…

Read More

Conclusion of Voters’ Registration Exercise Function Addressed by the Chairman of National Party (Wadani)

The chairman of opposition National Party (Wadani) Hon. Abdirahman Mohammed Abdillahi (Irro) took part in a conference to mark the end of Somaliland national voters’ registration exercise. The Speach!. Today is a remarkable day and it shall forever be engraved in the history of our country Somaliland, because in many occasions afore time we tried…

Read More

Deegaamadi Colaada Xumi Ku Dhexmertay Beelaha Walaalaha Ceel Afwayn Xaalada Ay ku Sugan yihiin DAAWO

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubnaha  ka tirsan Golaha wasiirada Somalilandee ku hawlan qaboojinta iyo xallinta mashawadii ka dhacday Degmada Ceel Afweyn ee Gobolka sanaag ayaa kormeer ku maray dhamaan tuulooyinka iyo ceelasha hoos yimaadda degmadaasi iyadoo ciidamada Qarankuna ay gaafwareegayaan dooxyada iyo laagaha deegaanadaasi, kuwaas oo ku hawlan hirgelinta go’aamadii Xukuumada Somaliland ka soo saartay…

Read More

Muuse Biixi oo Jawaab ka Bixiyey Weedho C/Raxmaan-Cirro ku Duray, Madaxweynahana Dardaaran Siiyey

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ahna Musharraxa jagada Madaxweynaha ee Xisbigaas, ayaa ka jawaabay weedho Guddoomiye Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Cabdiraxmaan-Cirr ku duray KULMIYE, isla markaana ka hadlay arrimo kala duwan oo qabashada doorashada Madaxtooyadu ka mid tahay. Guddoomiye Muuse Biixi waxa uu soo jeediyey Madaxweyne Siilaanyo inuu…

Read More

Waa Maxay Sababta uu Isu Casilay Wasiirkii Wasaaradda Warfaafinta Maamulka Puntland?

Garoowe 27.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii Warfaafinta Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Maxamuud Xasan Soocadde, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay Wasaarda Warfaafinta Puntland, Waxaanu sheegay inuu Madaxweynaha u gudbiyey Warqaddiisa Istaqaalada. Maxamuud Xasan Soocadde waxa uu iscasilaaddiisa ku tilmaamay mid shaqsiyadeed iyo arrimo isaga u gaar ah, isagoo meesha ka saaray inuu jiro khilaaf u dhexeeya…

Read More

Go’aankii Maxkamada Sare Faysal iyo Jamaal Iyamuu Waasan ugu Baryay?

Hargaysa 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Go’aannada maxkamadduhu inta badan siyaasadda ay ka soo saarraan waxa ay noqdaan kuwa lagu kala calaf-qaado oo soo af-jara khilaafka dhinacyada doodda sharciga ahi ka dhexayso. Sidoo kale waxa ay go’aannadu mararka qaar noqdaan kuwa dhinac lagu tukhaan-tukhiyo si hadhow cidda wax loo xukumay badi ay afka ciidda ugu galiso, ciddii laga…

Read More

”Budhcad ma aha Dhallinyarada Somaliyeed ee ku Xabisan Xabsiyada adduunku”

Muqdisho 27.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa sheegtay in Dhallinyarada Soomaliyeed ee ku xidhan waddamada caalamka ee lagu eedeeyay inay yihiin budhcadbadeed aanay ahayn, balse ay yihiin Kalluumeysato. War-saxaafadeedka, ayaa soo baxay kaddib markii Dalka Hindiya ay ku xukuntay dil Toogasho ah 50-dhallinyaro Soomaaliyeed ah, kuwaa soo lagu eedeeyay inay yihiin Burcad-badeed.

Read More

Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Galaydh oo Soo Bandhigay Xannuuno la Deris ah Madaxweynaha Punt land Cadeeyeyna in Khaatumo Cida ay Wax ka dhexeeyaan ay Tahay Somaliland DAAWO

Buuhoodle 26.Sep 2016 (SDN/QJ):- Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa markii Kowaad Jawaab ka bixiyey hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Punt land C.weli Gaas oo hore u sheegay in Prof Galaydh uu qabo Xannuun Qofka Jeclaysiiya Qofkii uu la dagaalamayay Waxa uu Prof Galaydh Sheegay in Xannuunka uu isku og yahay…

Read More

Siyaasiyiinta Somaliland ee Muqdisho Jooga oo Qaaddacay Guddi loo magacaabay Soomaaliya DAAWO

Muqdisho 26.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasiyiinta u dhashay Somaliland ee ku sugan magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya, ayaa shaaciyey inay qaaddaceen Guddiga xallinta Khilaafka doorashooyinka Soomaaliya ee 2016 oo uu Garoowe kaga dhawaaqay Raysal-wasaare Cumar Cabdirashiid Cali. Siyaasiyiintan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Muqdisho, ayaa sheegay inaanay waxba ka ogeyn go’aanka uu Raysal-wasaaruhu ku magacaabay Guddigaas,…

Read More