Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Maxkamada Dastuuriga ah u Gudbiyay Dacwad Iyo Xukuumada oo ka Hadashay DAAWO
Hargeysa 20, September, 2016 –(SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI ayaa dacwad u gudbiyay Maxkamada Dastuuriga ee Somaliland. Dacwadan Xisbiga Waddani u gudbiyay Maxkamada Sare ayaa la xidhiidhay cabasho ay ka muujiyeen qaraarkii madaxwaynaha Somaliland ku kala qaaday Doorashooyinka Wakiilada iyo baarlamaanka Somaliland. Kulan Albaabadu u xidhanyihiin oo ay wada yeesheen Masuuliyiinta Xisbiga Waddani iyo Guddoomiyaha…
