“Siilaanyo Wuxuu Ku Talagalay Madaxweyne Ka Dambeeyaa Dalka Inaanu Jirin” Xildhibaan Axmed-Gacan DAAWO
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):– “Siilaanyo Wuxuu Ku Talagalay Madaxweyne Ka Dambeeyaa Dalka Inaanu Jirin” Xildhibaan Axmed-Gacan

qurbejoog
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):– “Siilaanyo Wuxuu Ku Talagalay Madaxweyne Ka Dambeeyaa Dalka Inaanu Jirin” Xildhibaan Axmed-Gacan
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Guddoomiyaha Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Muuse Biixi Cabdi ahna Musharraxa Jagada Madaxweynaha Xisbigaas, ayaa Guddoomiyaha Golaha Wakiillada ahna Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ku eedeeyey Dacwadda Xisbigiisu u gudbiyey Maxkamadda sare inay tahay Guddoomiyihii Baarlamaanka oo Golihii uu hoggaaminayey Dacwaynaya. Guddoomiyaha KULMIYE waxa uu sheegay inay wax lala yaabo tahay…
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):– Intii aanu madaxweyne Sillanyo xukunka qaban ,xukuumadahii UK ee kala dambeeyey waxay ku dhaqmi jireen siyaasad (policy) si gaar ah u tixgalinaysa gooni-isu-taaga,deganaanshaha iyo geedi-socodka dumuqraadiyadeed ee Somaliland,waxanay Ingiriisku aakhirkii dawladaha kale ee EU-da ku soo dabaaleen inay urur ahaan qaataan siyaasadaasi. Inkastoo aanu mawqifkaasi aheyn aqoonsi buuxa hadana siyaasadaasi waxay…
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Maxamed Ibraahim Cilmi(Gonda-jare) oo ka mid ah ciidanka Booliska Somaliland oo maalintii 9aad saldhigga dhaxe ee Hargeysa ugu xidhan amar uu bixiyey guddoomiye Muuse Biixi xilli uu askarigaasi gudanaayey waajibaadkiisii shaqo ka dib cadho uu Muuse Biixi askariga oo ka hor istaagay goob uu Waardiye ka yahay oo ay lee dahay dawladda…
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Siyaasi Axmed Cali Ubaxle oo hore Mudo dheer uga soo Tirsanaa Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa mar uu ku Biirayay Xisbiga Talada Somaliland haya ee Kulmiye Waxa uu Iftiimiyey Sababta Keliftay inuu Xiligan ku Biiro Xisbiga Kulmiye. https://www.youtube.com/watch?v=HGhmMeTFqAs&feature=youtu.be
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Adeega signal waa shay soo shabbaha saacadda adigoo marka uu soo dhaco fartaada taabsiinaya dhegtaada sidaana uu codkii qofku ugu gudbayo maqalkaaga. https://youtu.be/l2S_jdi0v2Y
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Weriye Cali Xaraare Iyo Xiisaha Barnaamijka KAFTANKA Siyaasadda Oo Toddobaadkan Koobsaday Qoddobo Dhumuc Leh. https://www.youtube.com/watch?v=ytRJJ2xGqtM
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Shaqaaqo Dhimasho iyo Dhaawac Sababtay ayaa Dhawaan ka dhacday Deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag. Waxaa Shaqaaqadan Sabab u ahaa khilaafka dhulka, daaqa iyo deegaamayntu, ayaa dawlada JSL ka soo saartay go,aamadan.
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Cabdikariim Fu,aad Cali (Xiid) oo ka Mida fanaaniinta ayaa Madaxwaynaha Somaliland baaq dheer udirey inuu hoos u eego fanaaniin uu sheegay inay ku Xanuunsanayaan Magaalada Hargeysa https://youtu.be/d2O-RP-8I9c
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xafiiskisa ku qaabilay Danjire Markus Bollmohr oo ah safiir ku-xigeenka Dawladda Jarmalka u fadhiya Nairobi, dalka Kenya. Ugu horayn, Madaxweynaha Somaliland wuxu uga mahadceliyay Danjiraha doorka mugga leh ee Dawladda Jarmalku ka qaadato mashaariicda ay ka taageerto Somaliland xagga waddooyinka, biyaha iyo dhinacyada kaleba,…
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweyne Siilaanyo ayaa dhawaan kala qaaday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda oo Hore la isu raaciyey. https://www.youtube.com/watch?v=HettY96aR8s
Muqdisho, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Raisul wasaaraha xukuumada Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmaarke ayaa soo saaray wareegto faraysa laamaha amniga dowlada iyo kuwa caddaaladda in la dhawro Xaquuqda Musharaxiinta inta lagu jiro ololaha Doorashadda dhowaan dalka ka qabsoomeysa. Wareegtada ayaa ku soo beegantay xili musharaxiinta qaarkood ay ka cabanayaan caburin iyo carqaladeyn madaxweynaha Somalia uu ku hayo ololahooda…
Hargeysa, 23 September, 2016-(SDN/QJ):–Sannad walba dunida guudkeeda shalay oo kale waxa laga xusaa maalinta loo asteeyey nabadda adduunka iyada oo la isku baraarijiyo qiimaha nabadda, sidoo kalena la soo ban dhigo goobaha adduunka ug halis badan iyo kuwa ugu nabad gelyo wanaagsan iyada oo dalkeena Somaliland ka mid yahay dalalka adduunka ugu nabad wanaagsan balse…
Nairobi, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Midowga Yurub iyo Dowladaha xubnaha ka ahba waxaa ay ugu hambalyeneyaan Xafiiska Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya ee (UNSOM) iyo Xafiiska Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Qaabilsan Xaquuqul Insaanka ee (OHCHR) in ay soo saareen warbixintoodii ugu horeysay ee la xiriirta xaaladda xorriyada qowlka ama hadalka ee Soomaaliya. Midowga…
Hargeysa, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Goobaha ay ka rakaabsadaan Basaska iskaga kala goosha xaafadaha magaalada Hargeysa, ayaa noqday goobaha ay u soo tuugo tagaan Dhalinyarada Habeenkii Bulshada ka qaada Moobillada iyo alaabooyinka kale ay sitaan. Goobahan oo aad u mashquul badan marka ay bulshadu raaceyso Basaska ayaa waxaa inta badan dadkaasi kusoo dhuuntay tuugta kuwaasi…
Muqdisho 22,September, 2016-(SDN/QJ):– Maamul Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho ee Dalka Soomaaliya, ayaa sheegay inaan Muddo Lixdan Cisho ah Warbaahinta loo ogaleyn Gudaha Madaarkaas. War Qoraal ah oo shalay Galinkii dambe uu soo saaray Mareeyaha Madaarka Muqdisho Janaraal Cabdi Ashkir Jaamac ayaa lagu caddeeyay in dhammaan Warbaahinta madaxa banaan iyo ta…
Hargeysa, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inuu Maxkamad la tiigsan doono Masuuliyiin Rag iyo Haween ah oo Xukuumadda Somaliland ka mid ah, kuwaasi oo xisbigu ku eedeeyay inay Hantida Ummadda ee ay Masuulka ka yihiin ku Takri-faleen. Xoghayaha Cadaaladda ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Barkhad Jaamac Xirsi oo…
Hargeysa, 22 September, 2016-(SDN/QJ):– Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa Shalay kulan la yeeshay Hoggaanka Jaaliyadda Somaliland ee Dalalka Yurub, taasi oo Magaceeda loo soo gaabiyo SSE (Somaliland Societies in Europe). Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Aadan Cige (Deyr), kaasi oo u qornaa sidan, “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland…
Hargaysa 21,Sep 2016 (SDN/QJ):-Jamhuuriyadda Somaliland waxay si weyn ula socotaa in Xukuumadda ka talisa Villa Somaliaoo uu ugu horreeyo M/weyne Xasan Shiikh Maxamuud ay si toos ah iyo si dadbanba gacanta ugula jiraan arrimo ka dhan ah nabadda, wada jirka, horumarka, dhaqaalaha iyo siyaasadda Qaranka Somaliland. Waxaannu ognahay in ay soo abaabulaan kooxo ay ugu talo-galeen inay…
Ceel Afweyn 21,Sep 2016 (SDN/QJ):-Ka dib shaqaaqadii ka dhacday deegaanka kor ku sheegan oo keenay dhimasho iyo dhaawac ay sabab u tahay khilaafka dhulka, daaqa iyo deegaamayntu, ayaa dawlada JSL ka soo saartay go,aamada hoos ku xusan si ay deegaankaas uga hirgasho nabad waarta, wada noolaansho iyo baad iyo biyo wadaag loo siman yahay. UJEEDOOYINKA…