Beesha Caalamka oo Madaxweyne Siilaanyo ka Dalbatay inuu ka Noqdo Go’aankii uu Dib ugu Dhigay Doorashada Golaha Wakiiladda

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):-Beesha caalamka ee taageerta nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland ayaa Madaxweyne Siilaanyo ugu baaqday inuu ka noqdo go’aanka uu doonayo inuu ku kala qaado labada doorasho ee madaxtooyada iyo Baarlamaanka, dib na ugu dhigo doorashada baarlamaanka. War-murtiyeed culus oo ay soo saartay dawladda Ingiriiska oo ka wakiil ah Maraykanka, Denmark, Midowga Yurub, Sweden…

Read More

Cali Warancade oo la Xaqiijiyey inuu Ka Noqday Go’aankii loogu Magacaabay Wakiilka Somaliland ee Itoobiya Iyo Xil Cusub oo uu Dalbaday

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirkii hore ee arrimaha gudaha ee uu Madaxweyne Siilaanyo xilka ka qaaday, ayaa ka noqday go’aan uu ku aqbalay inuu noqdo wakiilka Somaliland u qaabilsan Itoobiya. Md. Cali Maxamed Warancade, ayaa warar xogogaala oo uu Geeska Afrika helay waxay xaqiijinayaan inuu la tashiyo badan ka dib go’aan ku gaadhay inaanu qaadan…

Read More

‘’Reer Awdal kurasidoodii way ku fadhiyaan,Laakiin Dhul-bahante Waxaa Kuraastoodii Ku Fadhiya Beesha Dhexe,Madaxweynuhuna Wuxuu Go’aankaas u qaatay shakhsi uu u qabtay wax kasta uu u qaban karayay’’ Cali Guray

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf ayaa Wax lala Yaabo ku Tilmaamay Kooxo abaabulan oo Taageero la garab Jooga Go’aankii uu Madaxweyne Siilaanyo ku Kala Qaaday Labada Doorasho ee Isku Lamaanaa ee Wakiiladda Iyo Madaxtooyada Isla markaana aanu Weli astayn Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda oo Muranka…

Read More

DAAWO: Ruushka & Maraykanka, Dagaalkii Qaboobaa iyo mar kale (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weerar la aaminsan yahay inuu ahaa kii ugu adkaa uguna weynaa ee Maraykanka lagu qaado intii ka dambaysay dagaalkii qaboobaa ayaa bishii Oktoobar 2014 waxaa hawlo basaasnimo lagu sameeyey 67milion oo qoys iyo ilaa iyo todoba million oo goobood oo shaqo basaasidaa o ay fuliyeen kooxo ka tirsan https://youtu.be/tzrR0HgzL-Q

Read More

Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani oo ka hadlay Hadal haynta Ku Saabsan Khilaaf isaga Iyo Gudoomiye Cirro soo Kala dhex Galay Isla markaana iftiimiyey Doorka Murashaxnimadiisa DAAWO

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Mudane Axmed Muumin Seed oo ah Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Waddani ayaa Wax laga Xumaado ku tilmaamay Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ku kala qaaday Doorashooyinka Madaxtooyadda Iyo Golaha Wakiiladda https://www.youtube.com/watch?v=XLt1zC9Z9jw

Read More

Dawlada Jabuuti oo Shaacisay Sababta Dhabta ah ee Madaxweyne Geelle Uga Baaqsaday Ka Qayb galka Shirkii Igad ee Muqdisho DAAWO

Jabuuti 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Safiirka Jabuuti ee Dalka Somalia ayaa Markii Kowaad ka Hadlay Sababta Dhabta ah ee Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle uga Baaqday Ka Qayb galka Shirkii Hogaamiyeyaasha Dalalka Igad uga Qabsoomay Caasimada Somalia ee Muqdisho. https://www.youtube.com/watch?v=5vD8LCYYk9E

Read More

Weftigii Wasiir Caddaani oo Kormeer ku Tegay Ceelkii ay ka dhacday Xiisad Khasaare Nafeed sababtay oo ka dhacday Deegaano ka Tirsan Degmada Ceel afweyn ee Gobolka Sanaag DAAWO

Ceel Afweyn 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga oo ay Xubno ka Yihiin Wasiiradda Warfaafinta,Duulista iyo Hawada,Dib u dejinta,Wasiirul Dawlaha Xannaanada Xoolaha oo Kormeer ku Jooga deegaano ka Tirsan Gobolka Sanaag oo Shaqaaqo Sababtay Dhimasho iyo Dhaawac ku soo Kala gaadhay laba ardaa oo Deegaankaasi wada dega ayaa Soo Kormeeray Ceelkii ay…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo Go’aan Fulaynimo Iyo Mid Geesinimo Keebuu ka qaatay Qaddiyada Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda,Iyo Jaangoynta Gobolada ee Codadkii Doorashooyinka

London 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxwayne  Axmed  Maxamed Maxamoud Siilaanyo ayaa aragtiyo kala duwan laga aaminsan yahay inuu Go’aan Geesinimo iyo Mid fulaynimo ka uu yahay ka qaatay markii uu ka maagay inuu go’aan ka qaato  saami-qaybsiga Golaha Wakiiladda.  Xukuumadda Kulmiye oo xukunka haysay muddo dhan lix sano & saddex bilood ,ayaa ku fashilantay inay ku dhiirato qabashada…

Read More

Haweenayda Hibo Samo-Wada,Kaalinta Mutadawacnimo ee ay Dadkeeda u Hayso Iyadoon Wax Mushahar ah ku qaadan

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Hibo Aadan Diiriye (Samo-wada)Waa Mid ka Mid ah Haweenka Somaliland ee Wax ka qabtay Dhinaca Samo Falka Iyo Xuquuqul Iinsaanka Somaliland. Hibo Aadan Diiriye (Samo-wada) Waxay Markii Kowaad si Xeel dheer uga Warbixisay Sooyaalkeedii Nololeed iyo Kii Taariikheed iyo Waxqabadkii ay Bulshadeeda u fidisay,Waxayna Qodobadan iyo Kuwo Kale oo ku dhereran…

Read More

Banaanbax Balaadhan oo Ka dhan ah Go’aanka Dawlada Somalia ee Dib Qaadka loogu Keenay Muqdisho oo Ka Dhacay Isla Muqdisho iyo Dareenka Bulshada DHAGAYSO

Muqdisho 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dadweyne fara badan oo isaga kala yimid 16-ka Degmo ee Gobolka Banaadir ayaa Shalay waxa ay Banaanbax balaadhan oo ay kaga soo horjeedaan Go’aanka Dowladda Soomaaliya ay ku fasaxday Qaadka waxa ay ka dhigeen Magaalada Muqdisho. Banaanbaxa ayaa xoogiisa wuxuu ka dhacay Beerta Qaadka, Suuqa Bakaaraha Degmada Boondheere iyo xaafado kale,…

Read More

Ma Dhab-baa In Madaxweynaha Ruushka Iyo Murrashaxa Cunsuriga Ah Ee Donald Trump Ay Sumeeyeen Hillary Clinton??

Washington 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dhakhtar caan ka ah dalka Maraykanka oo magaciisa la yidhaa Dr. Dr Bennet Omalu, ayaa soo jeediyey, kuna taliyey walxaha sunta halista ah laga baadho dhiigga Mrs Hillary Clinton oo ah haweenayda murrashaxa madaxweyne u ah Xisbiga Dimuqraadiga ee dalkaas, isagoo shaki ka muujiyey in la sumeeyey, kadib markii ay ku…

Read More

Laamaha Amaanka ee Maraykanka oo Gacanta ku soo Dhigay Ninkii Gubay Masjid kuyaala Gobalka Florida

Florida 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ciidamada booliiska Mareykanka ayaa gacanta kusoo dhigay nin lagu tuhmayo in uu ka dambeeyay dab maalintii isniintii ee Todobaadkii tegay la qabad siiyay Masjid ay muslimiinta ku cibaadeestaan oo kuyaala Gobolka Florida ee dalka Mareykanka.   War kasoo baxay Booliiska ayaa lagu sheegay in shalay lasoo qabtay ninka lagu tuhmayo in…

Read More

The Economist [Somalia:  Dawlad Guul-dareysatay Waa Tii Ugu Xumeyd Afrika!] Oo Dawladda Soomaaliya Ku sifeysay Tii Ugu Xumayd Ee Afrika Soo Marta

Muqdisho 16.Sep 2016 (SDN/QJ):- Majalladda caanka ah ee The Economist, ayaa dibadda u soo saartay dawladnimadda aan cagaha adag ku taagnayn ee ka jirta Soomaaliya, waxaanay ku tilmaantay dawlad fashilantay tii ugu xumaa ee soo martay Afrika. The economist, waxa uu sheegay iyadoo dhaqaale badan adduunku geliyay nabadeynta Soomaaliya ay haddana xaaladdu ka sii darayso,…

Read More

“ Dimuqraadiyadda Xumi Waxay Ka Fiicantahay Dimuqraadiyad La’aanta ..” Gudoomiyaha Xisbiga UCID & Khudbadiisii Maalinta Caalamiga Ah Ee Dimuqraadiyadda S.land DAAWO

Hargaysa 16.Sep 2016 (SDN/QJ):- “ Dhalinyarada Waxaan Leeyahay, Qabyaalad Weeye Cudurkeenu, Bahashii Geeso Ayay La Soo Baxday, Barigii Hore Bila Geeso Ayay Ahayd, Hadda Way Ka Dhex Dusaysaa, Aynu Geesaha Ka Jarno Insha Allaah, Sidaas Ayaan Leeyahay ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe

Read More

Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland oo Mudaysay Xiliga La Qabanayo Rubuc Dhamaadka Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland DAAWO

Hargaysa 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada Iyo Ciyaarah Iyo dalxiiska ee Somaliland C/laahi Faarax Maydhane Ayaa Shaaciyay In Wareegii 2aad ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland ka Furmi doono Caasimada dalka ee Hargaysa 27-October 2016. https://www.youtube.com/watch?v=04ZKamt6ZGQ

Read More

Gudoomiyaha Gudiga Doorashooynka Dadban ee Somalia oo Shaaciyey in doorashada dalka ka dhaceyso .. iyo Madaxweynaha oo Khilaafay Howsha ay qabanayaan DHAGAYSO

Muqdisho 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) oo ah Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Dalka oo qaar ka mid ah dadweynaha degan gudaha Dalka Kenya kula hadlayay Magaalada nairobi ayaa sheegay Gudigooda ain ay sameeyeen kormeerayaal caalami ah iyo waliba kuwo Soomaaliyeed. Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka dadban ee Dalka Abuukaate Cumar Maxamed Cabdulle (Dhegey) ayaa…

Read More

Guddoomiye Ku-Xigeenka Wakiiladda Oo Ku Baaqay Inay Somaliland Ka Gaashaamato Dulaan Kasta Oo Kaga Yimaada Soomaaliya

Hargaysa 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee golaha Wakiiladda Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Baashe Maxamed Faarax,  ayaa ku baaqay in loo diyaar garoobo cadaawad kasta  oo  Somaliland   kaga  iman  kara  dhinaca dawladda Soomaaliya.Waxaanu xusay in la sii adkeeyo cududa ciidamadda qaranka si ay ugu babac dhigi karaan cudud kasta oo dibadda ka soo weerarta Somaliland….

Read More

Masuuliyiin sare oo ka tirsan dowlada Somalia ee Dhalasho ahaan ka Soo Jeeda Somaliland oo qaadacay doorashada dalka Somalia

Muqdisho 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Mas’uuliyiinta Dowladda iyo Salaadiinta ka soo jeeda Gobolada Waqooyi ee Somaliland ayaa shaaciyey ineysan ka qeyb galayn dootashooyinka dalka ka dhacaya dhowaan. Warsaxaafadeed ay soo saareen ka dib kulan ay ku yeesheen Muqdisho ayey kaga hadleen Hanaanka Doorshada iyo cabashooyinka ay qabaan xubnaha dowlada ee ka soo jeeda Somaliland.   Waxay sheegeen…

Read More

Muqdisho:Ciidammada Dawladda Soomaaliya Oo Dhaawacay Weriye Gacanta Al-shabaab Looga baqayey

Muqdisho 16.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ciidammada Milletariga Soomaaliya, ayaa dhaawacay Weriye Cabdicasiis Maxamuud Guuleed (Cabdicasiis Afrika) oo Telefiishanka Soomaaliya (SNTV) u qaabilsan War-bixinada iyo Wararka la xidhiidha Al-shabaab.   Weriyaha, ayaa Shalay Gelinkii hore waxa dhaawacay Ciidammada Milletariga Soomaaliya oo Hawl-galay ka waday Degmada Boondheere ee Gobolka Banaadir.   Weriyahan ayaa dhaawucu soo gaadhay, ka dib markii…

Read More