Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Oo Ka Waramay Kulan Gaar Ah Oo Qasriga Madaxtooyada Uu Kaga Qayb Galay Oo Sas Ku Riday Madaxda Xisbiga Kulmiye Iyo Warar Been Abuur Ah Oo Laga Baahiyay

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen ayaa faah faahin ka siiyay Wargeyska Foore kulan gaar ah oo uu la yeeshay Saraakiisha Ugu saraysa Madaxtooyadda Somaliland,iyo Wixii ay ka wada hadleen,waxa uu sidoo kale eedo kala duwan u soo jeediyay Warhaahinta Gacansaarka la leh Gudoomiyaha Xisbiga…

Read More

Siyaasi Ismaaciil Buubaa oo ka Hadlay Shirkii Igad,Iyo Qodobka Midnimada ka Hadlaya oo uu Sharaxay Sababta Markasta loogu daro

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):-Siyaasi Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa oo ka mid ah Siyaasiyiinta Somaliland ayaa ka hadlay shirkii Urur Goboleedka IGAD ee ka qabsoomay Somaliya, ee lagu soo hadal qaaday midnimada Somaliya, waxaanu sheegay in mar kasta oo shir la isugu yimaado ay iska magac u yaal iyo maamuus tahay in midnimada la soo hadal…

Read More

Askari lagu Qafaashay Magaalada Laascaanood oo Xoriyadiisii dib u Helay Iyo Agabkii Diiwaangelinta oo Raacdo Loogu Jiro DAAWO

Laascaanood 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Askarigii ka tirsanaa qaybta booliska ee Gobolka Sool ee dhowaan ay afduubteen kooxdii tuugada ahayd ee ka xadday sanduuqa diiwaangelinta magaalada Laascaanood ayaa maanya xoriyadiisii dib u helay, waxana odayaasha Degmada boocame ay ku wareejiyeen wasiirul dawlaha Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo wacyigelinta Md Maxamed Axmed Aadan.

Read More

Presidential Decree on Equitable Parliamentary Representation

Re: Presidential Decree on Equitable Parliamentary Representation   With reference to the decision by the Somaliland political parties to bestow upon me their full confidence to make a decision on the issue of parliamentary seats allocation, following their inability to reach a unanimous decision, After taking into consideration the report by the Academy of Peace…

Read More

“Waan Soo dhawaynayaa Go’aankii Madaxweyne Siilaanyo ku Kala qaaday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada” Suldaan Nadiif Seed DAAWO

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):-Suldaan nadiif Saydh Jibriil oo ka tirsan Madax dhaqameedka Somaliland, gaar ahaan Gobolka Maroodijeex ayaa maanta soo dhoweeyey go’aanka Madaxweynaha Somaliland ku kala qaaday labada Doorasho Qaran ee wakiilada iyo Madaxtooyada. Suldaan Nadiif Saydh Maxuu Ka yidhi kala Saarista Labada Doorasho

Read More

Maxkamada Sare ee Distooriga oo Axada Bilaabaysa Gar Qaadista Dacwada Ucid

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Axada bilaabaysa dhagaysiga dacwadda xisbiga UCID, ka dib markii uu guddoomiye Faysal Cali Waraabe rafcaan ka qaatay go’aan ay guddiga diiwaangelinta ururada siyaasadu hore uga gaadheen khilaafkii xisbiga. Dacwadan oo ah dacwad siyaasadeed oo xaasaasi ah, ayaa waxa fadhigeeda goob joog noqon doona Faysal Cali Waraabe…

Read More

Gudida Doorashooyinka Qaranka oo Sharci daro ku Tilmaamay Gudi ay Magacaabeen Dalada Jilayaasha aan Dawliga ahayn ee SonSaf

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):-Guddida doorashooyinka qaranka somaliland ayaa ka hor yimid guddi ay magacawday dallada ururada aan dawliga ahayn ee SONSAF. Dallada Jilayaasha aan dawliga ahayn ee SONSAF ayaa sheegtay inay guddidaasi u xil saaran tahay xalinta wixii khilaafaad ah ee ka soo baxa doorashooyinka Somaliland balse guddida doorashada ayaa guddidaasi ka hor timid shalayna…

Read More

Sawir laga qaaday Xildhibaan Saalax Badbaado Ka Hor intii aanu Is qarxin oo la soo Bandhigay

Muqidsho 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Mu’asasada Al-Kataa’ib oo ah garabka warbaahineed ee xarakada Al-Shabaab ayaa soo bandhigtay Muuqaal laga duubaay Ex. Xildhibaan Saalax Nuux Ismaaciil (Saalax Badbaado) oo 26-kii July ee sanadkan isku qarxiyay afaafka hore ee xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho. Muuqaalkan oo soconaya 16-daqiiqo ayaa waxaa kasoo dhax muuanaya Ex-Xildhibaan Saalax Badbaado oo ku…

Read More

Xogaha Ku Duugan Diyaarada Madaxweynaha Maraykanka (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dhanka ammaanka Diyaaradda MadaxtooyadaMaraykanka Boeng 747 waxay u dhigantaa qalcad difaaceeda aad loo adkeeyey iyadoo awood u leh inay ka hortagto hadii gantaalo lala beegsado, halka sidoo kalena ay leedahay gaashaan ka difaaci kara weerar kasta oo dhanka nukliyeerka ah oo suurogal ah in lala beegsado. https://youtu.be/xV6LywPJyDg

Read More

Nuxurka Khudbad Sarkaal Sucuudi Ahi Ka Jeediyey Xarun Daraasaadka Istaraatiijiga Ah Kulan Ka Dhacay Israel Iyo Qorshayaashii Kulankaa Lagaga Hadlay Oo Durba Muuqda

Hargaysa 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sannadkii 2015 ayay ahayd markii Sarreeye Guuto Janaraal Anwar Al Cishqi oo ah janaraal Hawl-gab ah oo sucuudiyaan ahi khudbad sir ahayd balse markii dambe warbaahintu heshay uu ka jeediyey kulan ay soo abaabushay Xarunta Daraasaadka xidhiidhka Arrimaha dibadda ee Caalamiga ah ee lagu magacaabo Council on Foreign Relations oo Maraykan…

Read More

Xaaladda Caafimaad ee Murashaxa Xisbiga Dimuquraadiga Maraykanka Hillary Clinton oo Soo Wanaagsanaaneysa

Washington 15.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dhaqtarka Hillary Clinton ayaa sheegtay in musharaxa madaxweynaha Mareykanka ee xisbiga Dimoqraadiga ay si wanaagsan uga soo kabaneyso xanuunka Oof wareenta ee ku dhacay, ayna diyaar u tahay inay noqoto madaxweynaha Mareykanka.   Warqad uu baahiyey ololaha Clinton, ayaa Dhaqtar Lisa Bardack waxa ay ku sheegtay in Clinton la marsiiyey computer…

Read More

Shirkii Madasha oo lasoo gabo gabeeyay maxa ugu wayn waxa lagu heshiiyay

Muqdisho 14.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shirkii madasha wadatashiga qaran ee asbuuca ka socday Muqdisho ayaa lasoo afmeeray ayadoo qodobbo dhowr ah la isla qaatay. Shirkaan qodobada lagu heshiiyay waxaa ugu waynaa in dib loogu noqdo heshiiskii madasha ee Bishii Afaraad ee sanadkan dhacay ee dhigayay in tirada aqalka sare ay noqoto 54, isla markaana ay maamul…

Read More

Madaxweynaha Somaliland oo Naqdiyey War-Murtiyeedka Shirka IGAD ee Muqdisho, Cambaareeyeyna IGAD

Hargaysa 14.Sep 2016 (SDNQJ):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxmaed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa ka hadlay Shirka Madaxda Urur-goboleedka IGAD ee fiidkii caawa lagu soo gebo-gabeeyey magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, kaasoo Qodobbada War-murtiyeed laga soo saaray gunaanadkii Shirkaas qaarkood ku tilmaamay kuwo aan ka turjumayn xaqiiqada dhabta ah ee ka jirta Somaliland iyo Soomaaliya, isla markaana uu…

Read More