Ururka Argagixisada ee Al-Shabaab oo Sheegatay Dilka Taliye Ciidan iyo Ilaaladiisii oo Muqdisho lagu Khaarajiyey

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Allaah ha u naxariistee Taliyihii guutada saddexaad ee Ciidammada Qalabka sida ee Soomaaliya Jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale (Goobaale), ayaa shalay lagu dilay gudaha magaalada Muqdisho ka dib marki Gaadhi uu watay lagu dhuftay Baabuur laga soo buuxiyey Walxaha qarxa iyo Lix Askari oo ka tirsanaa ilaalada Marxuumka, halka ay dad kalena ku…

Read More

Maxkamadda Ciidamada ee Dalka Soomaaliya oo Xukun ku riday Rag ka tirsan Kooxda Daacish

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Maxkamada ciidamada qalabka sida ee gobolka Bay ayaa ku xukuntay xukun xarig ah rag lagu helay dambiyo ah inay ka tirsanaayeen ururka Daacish ama IS. Gudoomiyaha Maxkamada ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliyeed gaar ahaan qeybta Lixdanaad Gaashaanle Aadan Abuukar Maxamed ayaa ku dhawaaqay xukun ah min toban sano oo xabsi ciidan ah….

Read More

Haweenay U Dhalatay Dalka Britain Oo Hagaamiye Ka Noqotay Ururka Daacish

London 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Haweenay u dhalatay dalka Britain oo la yidhaa Saali Jons oo muddo laba sano ah aad loo raadinayey si loola tagiisado caddaaladda iyadoo lagu eedeeyay inay ku lug leedahay hawlgallada argagixisada ah ee ay ku kacaan ururka Daacish, ayaa la sheegay inay ka baxsatay dalkeedii Britain gaar ahaan Magaalada Kent ee koonfur…

Read More

Wasaaradda Amuuraha Gudaha ee Maamul Goboleedka Punt Land oo Xasaanadii kala Noqotay 5 Xildhibaan & Dood ka Taagan Sharcinimada Go’aankan

Burtinle 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawlad Goboleedka Punt Land ayaa Go’aan ay soo saartay Waxay ku Sheegtay inay Xasaanadii laga qaaday 5 Xildhibaan oo ka Tirsan Golaha Deegaanka ee Degmada Burtinle. Waxaa Kale oo Wasaarada arrimaha Gudaha ee Maamul Goboleedka Punt land Baaq u dirtay Xildhibaanada Xasaanada lagala Noqday. Go’aankan oo uu ku…

Read More

Xakamee Muddada Uu Ilmaahaagu  Ciyaarayo Ciyaaraha T.Vga Sida Playstationka Oo Kale Si Caafimaadkisa Iyo Akhlaaqdiisu Aanay U Xumaan

Hargaysa 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Daraasad cusub oo laga soo saaray dalkaasi Spain ayaa lagu cadeeyey in ubadka hor fadhiya T.V-ga muddo dheer islamarkaana ku ciyaara ciyaaraha sida loo yaqaano (Play station) in ka badan hal saac maalintii in ilmahaasi uu yeesho dhaqamo aad u xun gaar ahaana dhinaca hab-dhaqanka iyo akhlaaqda.   Sidoo kalena saamayn ayey…

Read More

Beesha caalamka oo ku baaqday in la da dajiyo Habka Doorashada Soomaaliya

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):-Beesha Caalamka ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku baaqday in la da dajiyo hannaanka doorashada Soomaaliya, waxayna soo dhaweeyeen natiijada kasoo baxday shirkii ugu danbeeyay ee Madasha Qaran. Waxay ku baaqeen in jedwelka sidii ay tahay loogu dhagganaado hawlaha hannaanka doorashana lasoo gabo gabeeyo bisha 6-da November, in la da dajiyo…

Read More

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Mamnuucay In Banaan Bax Siyaasaded Lagu Qabto Magaalada Muqdisho

Muqdisho 19.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xili dhowaan Xisbiyada siyaasada ay ku baaqeen isu soo baxyo nabadeed oo looga soo horjeedo Madaxweyne Xasan Sheekh oo waqtigiisa dhamaaday ayaa Maamulka Gobolka Banaadir waxaa uu  mamnuucay in aan la qaban karin wax banaan baxyo ah. Kulan Guddoomiyaha Gobolka Banaadir uu la qaatay Guddoomiyeyaasha 17-ka ee Gobolka Banaadir ayaa faray…

Read More

A response to a written statement released by the UK government on behalf of the international community [US, UK, EU, UN, SWEDEN, and DENMARK] and the Somaliland Elections Donor Working Group

Subject: Somaliland Parliamentary and Presidential Elections The president made a carefully considered, legitimate, and widely supported decision based on political, constitutional and technical grounds. The president decided to delay parliamentary elections after taking into consideration: Part 1 and part 2 of Article 8, Article 22 and Article 90 of the constitution, The decision of the…

Read More

Somalia: International community reaffirms support for timely and credible 2016 electoral process

Mogadishu, 2 September 2016 – The United Nations, African Union, European Union, Inter-governmental Authority on Development, United Kingdom, the United States of America, Sweden and Italy welcome the preparations underway for the implementation of Somalia’s 2016 electoral process. Somalia’s international partners reiterate their support for the electoral process and stress the need for its implementation…

Read More

Xisbiga Kulmiye oo Maanta Soo Dhawayn u Sameeyay Udub-yahankii Nafta u Keenay Xiligii ay Mucaaridka ahaayeen DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xisbiga Midnimada iyo Horumarinta Somaliland ee KULMIYE, ayaa si rasmi ah u soo dhaweeyey siyaaasiyiin ka mid ahaa hormoodka xisbigii UDUB iyo xubno ka mid ahaa xisbiga WADDANI oo iska casilay. Xaflad bilan oo xisbiga KULMIYE ku soo dhaweynayey bahweynta ku soo biirtay oo lagu qabtay huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxa…

Read More

Taliyihii Guutada Sadexaad ee Ciidamada Somalia General Max’ed Goobaale & Ilaaladiisii oo Ku dhimatay Qarax lala Beegsaday DHAGAYSO

Muqdisho 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- ALLA ha u naxariistee waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay taliyihii guutada saddexaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya jeneraal Maxamed Rooble Jimcaale “Goobaale” kadib marki baabuur uu watay lagu dhiftay gaari ay saarraayeen walxaha qarxa. Sida uu VOA-da u xaqiijiyey afhayeenka maamulka gobolka Banaadir Cabdifax Cumar Xalane, weerarka ayaa ka…

Read More

Maxkamada Distooriga ah ee Somaliland oo Maanta Guda Gashay Dacwada Xisbiga Ucid ka Dhex Taagan Iyo Dooda Labada Dhinac DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maxkamada Sare ee Distooriga ah ayaa Maanta Guda Gashay Ka Garnaqista Khilaaf Mudooyinkii u danbeeyay ka Dhex Taagnaa Xisbiga Ucid Isla markaana u dhexeeyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe iyo Murashaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbigaas Mudane Jamaal Cali Xuseen. Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Distooriga ah Garyaqaan Aadan Xaaji Cali…

Read More

Dawladda Soomaaliya oo Dabada Kasoo Riixaysa Kooxihii Baasaaboorka Xamar Ku Samayn Jiray Somaliland Gudaheed Oo Dib U Soo Karaar Qaatay & Warbixin La Yaab Leh oo Laga Helay

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ra’yul-caamka bulshada Somaliland ayaa aragtiyo kala duwan ka bixiyey siyaasadda hoggaamineed ee wasiirka cusub ee wasaaradda daakhiliga Somaliland Md. Yaasiin Maxamed Faratoon ku waajihi doono, dabinnada qarsoon ee gudaha iyo dibada dalkaba daadsan ee cadawga somaliland ku minjo xaabinayo qaddiyadda Somaliland iyo nidaamka dawladnimo ee ka dhisan geyiga somaliland. Si kale…

Read More

War Deg Deg ah Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo Dalka Uk Ku Geeriyooday

London 18.Sep 2016 (SDN/QJ):-  War Hada Soo Gaadhay Xafiiska Warqabadka Shabakada Qurbejoog ayaa Sheegaya inuu Maanta Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ku Geeriyooday Siyaasi Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo Saaxada Siyaasadda Somaliland ku soo dhex jiray Dhawr iyo Tobankii Sanno ee u danbeeyay. Alle ha u naxariistee Marxuun Cismaan C.laahi Cigaal “Cismaan Hindi” oo…

Read More

Faysal Cali Waraabe Oo Ka Jawaabay Hadalo Ka Soo Yeedhay Qaadhan Bixiyayaasha Somaliland Ka Caawiya Doorashooyinka DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Jawaab ka Bixiyey Bayaan ay soo Saareen Dalalka Daneeya Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland oo Werwer ka Muujiyey Kala Qaadista labada doorasho ee Madaxtooyada iyo Golaha Wakiiladda. https://youtu.be/_iYWM57wKlE

Read More

‘’Meesha Kuma Jirto in Ninka 82 Qof ka Adkaan Waayay uu Yidhaahdo Dal Baan u Bu’ayaa inaan Xukumo’’ Eng Maxamed Xaashi oo Gantaalo Siyaasadeed ku Ganay Gudoomiye Cirro DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Eng. Maxamed Xaashi Cilmi, wasiirkii hore ee wasaaradda maalliyada Somaliland haatanna ka mid ah odayaasha madasha wadatashiga iyo toosinta qaranka ayaa guddoomiyaha golaha wakiillada ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Mr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi [Cirro] ku tilmaamay in uu sababteeda leeyahay go’aanka lagu kala qaaday labada doorasho ee madaxtooyada iyo tan golaha wakiillada….

Read More

“Reer Galbeedku Waxan Yar ee ay Nagu Xiijiyeen Hala Noqdaan”Axmed Yaasiin Sh Cali Ayaanle DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa u soo Jeediyey Dalalka Daneeya Geedi Socodka Dimuquraadiyada Somaliland in Dhaqaalaha yar ee ay Ku Caawiyaan Somaliland inay iska haystaan Maadama ay Marba Wixii dantood ah ay ka shiidaal qaataan. https://www.youtube.com/watch?v=Wo3l62kxuYU

Read More