“Si Kasta Oo Somaliland U Dedaasho Marnaba Dhici Mayso IGAD Madaxdeedu Inay Ku Shiraan Maamul Goboleedkaa..” Xasan Sheekh

Muqdisho 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay hadal ka soo yeedhay Xukuumadda Somaliland oo ku saabsanaa in ay martigelin doonaan Urur-goboleedka IGAD iyo Midawga Afrika si ay Guddi xaqiiqo-raadin ah ugu soo diraan Somaliland, ka dib markii ay Madaxda IGAD Salaasadii inna dhaaftay Shir ku yeesheen magaalada Muqdisho ee Caasimadda…

Read More

Siyaasada Jir Jiroolaynta ah ee Madaxweyne Siilaanyo & Duruufaha ay Somaliland Wajahayso

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Isbedelada iyo gad-gadoonka waayaha siyaasadeed ee Somaliland ayaa u muuqda inuu hadba ku soo noqonayo halkii uu hore uga hayaamay ee ay shacabku filayeen inaan dib loogu soo noqon doonin.   Mawduuca muddo kordhinta ayaa ahaa kii ugu xaasaasinaa ee xilligii uu talada dalka hayay Daahir Rayaale, dhawr goor sababay mudaharaado…

Read More

Jigjiga: Daahfurkii Arooska Qarniga, Su’aashii Maxkamadda, Jawaabtii Madaxweynaha Iyo Qori Tuurkii Lamaanaha Dabran

Jig Jiga 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wuxuu ahaa hoy la bilay oo loogu dabaal degayay lamaane is doortay. Xidid, xigaal, madax, mijo iyo wadar kale oo lamaane ahba hoolku waa camiraa. Bilic iyo ildoogsi nashaad iyo farxadi ku dheehan tahayna waa ku ladhnayd. Barnaamij dib u soo noolayn dhaqan ah oo masuuliyad, sawrac iyo sinji leh…

Read More

Beel ka Mid ah Beelaha Gobolka Sanaag oo Si adag uga Biyo Diiday Wada Hadalada ay Xukuumadu u Mudaysay inay Ka Furmaan Magaalada Burco ee Beelaha Harti Iyo Go’aano laga soo Saaray

Xiin-Galool 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shirweynaha Samowade oo muddo 15 cisho ah Deegaanka Habarshiro ee Bariga Sanaag uga socday qaar ka mid ah Beelaha Warsangeli ee deegaamadaasi dega, ayaa waxa laga soo saaray qodobo lagu soo koobay waxyabihii ay beelahaasi isla qaateen. Shirkan oo ahaa mid ay ka qayb galeen Madaxdhaqameedka, Siyaasiyiinta, Waxgaradka, Dhalinyarada iyo Haweenka…

Read More

Ma Dhabbaa In Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hogaaminayo Loo Diiday Safar Uu Ku Tegi Lahaa Ingiriiska?

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaadhaan bixiyayaasha Somaliland ka taageera hanaanka kobcinta dimoqraadiyada iyo dhaqaalaha doorashooyinka ayaa war murtiyeed ay soo saareen walaac wayn kaga muujiyay go’aanka Madaxweyne Siilaanyo ee kala qaadista doorashooyinka, kaasoo ay ku tilmaameen mid aan cuskasho lahayn oo dhaawacaya axdiyaddii beesha caalamka iyo Somaliland wada galeen, isla markaana waxay ugu baaqeen Madaxweyne…

Read More

Maxaa Kala Qabsaday Wasiir Caddaani iyo Odayaasha Reer Ceel Afweyn? Waxbaan.. iyo Waxba..!

Ceerigaabo 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Cismaan Cabdillaahi Saxardiid (Caddaani), ayaa sheegay inay nabad ka dhex-islaaxiyeen laba Beelood oo shaqaaqo dhimasho iyo dhaawac sababtay horraantii bishan ku dhex-martay deegaannada Dogoble iyo Dararweyne oo ka tirsan degmada Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag. Hase-yeeshee, qaar ka tirsan Odayaasha mid ka mid ah labada Beelood…

Read More

Dhaq dhaqaaqa Xaami ah oo Ku Saabsan Soo Xulida Xubnaha Punt Land uga Mid Noqonaya Labada Aqal Baarlamaan ee Somalia oo Si Dardar leh uga Socda Deegaamada Puntland

Garowe 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Deegaannada Puntland ayaa waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo xooggan oo ay wadaan odayaasha beelaha Puntland oo ay kusoo xulayaan xubnaha kamid noqonaya labada aqal ee Soomaaliya iyo waliba xubnaha ergooyinka ee sii kala dooranaya xubnaha.   Caasimadda Puntland ee Garoowe waxaa laga dareemayaa dhaq dhaqaaq xooggan, waxaa laga dareemayaa caasimadda in…

Read More

“ Dakhliga qarankan Somaliland kala badh Ayaa ka soo Baxa Berbera, Baahiyaha Yaalana In Wax Laga Qabtaa Waa muhiim.”Wasiirka Madaxtooyada JSL

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa  ka hadlay waxqabadka baaxda leh ee Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo ay ka hirgalisay Gobolka Saaxil. Wasiir Xaashi ayaa sheegay in Xukuumadda Somaliland ay gobolkaasi ka hirgalisay mashaariica horumarineed oo baaxad leh, isaga oo sidoo kalena meesha ka saaray ina Ay xukuumadu shaki ka…

Read More

Murashaxa Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump oo Mar Kale Kiciyay Khilaaf hor Kuna Baaqay in la Dilo Hillary Clinton

Washington 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa madaxtinimada Mareykanka ee Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump ayaa wajahaya dhaleecayn kaddib markii uu u muuqday in uu markii labaad tilmaamay sidii lagu khaarijin lahaa musharaxa Xisbiga Dimuqraadiga Hillary Clinton. Mr Trump ayaa soo jeediyay in kooxaha ilaaliya ammaanka Mrs Clinton ay iska dhigaan hubka oo ay “arkaan waxa ku dhaca”….

Read More

Heesaaga Heer Caalami ee Kaynaan oo difaacay filim taxane ah oo uu soo wado, kadib markii reer Minnesota ay ka dideen

Minnesota 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Heesaaga caanka ah ee reer Canada balse kasoo jeeda Soomaaliya Kaynaan ayaa difaacay filim taxane ah (series) oo uu soo wado isla markaana ku difaacayo sharafta iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Filimkan oo la dhoho Minnesota Somalia, waxaa uu ka koobmaa  qaybo kala duwan oo qaybtiiba hal saac soconayso dadkana lagu baraayo dhaqanka axwaasha…

Read More

Kooxo Dablay ah oo Bariga Burco ka soo Jeeda oo Deegaan Ka Tirsan Gobolka Togdheer Ku Khaarajiyey Marxuun Dhalasho ahaan ka soo Jeeda Gobolka Hawd Iyo Xiisad hor leh oo Deegaankaas ka Taagan

Burco 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Alle ha u naxariiste Axmed Hurre ayaa dablay hubaysani ku dileen deegaanka Godor oo dhinaca bari kaga beegan Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer.   Sidaa Warbaahinta u xaqiijiyeen dad ka ag-dhawaa deegaankaasi dilkaasi ka dhacay ayaa Sheegay in Marxuumkani uu ahaa nin reer miyiya Isla markaana ay si badheedha ah u…

Read More

Qaarada Africa oo Loo Iib Keeno Shiidaal Sumaysan Iyo Shirkado Reer Yurub ah oo Lagu Eedeeyay Ku Lug Lahaanshiiyaha Arrintan

Zurich 18.Sep 2016 (SDN/QJ):-Warbixin cusub oo ay soo saartay Hay’ad fadhigeedu yahay Switzerland, ayaa lagu dhalilllay xidhiidh Ganacsi oo Shirkadaha laga leehay dalkaasi ay la leeyihiin dhoofka Shidaal sumeysan oo la geeyo Qaaradda Afrika. Hay’adda Warbixintan soo saartay oo aan Macaash-doon ahayn, ayaa lagu magacaabaa Public Eye. Warbixintan oo loogu magac-daray NAAFTADA WASAKHAYSAN, ayaa lagu…

Read More

Maanso Dareenka Dhaqaajinaysa oo Abwaan C.risaaq Jaylaani ka Curiyey Qiso Dhab ah oo Ilmadu Dhabkaaga Qoynayso DAAWO

Hargaysa 18.Sep 2016 (SDN/QJ):- Abwaan Cabdirisaaq Xaamud Caydiid “JAYLAANI” oo ka tirsan Kooxda Fanaaniinta Xidigaha GEES-ka ayaa waxa uu soo saaray Maanso Cusub “DABADEY HA QUUSAN”, Maansadan cusub ayaa waxay ka hadlaysaa Wiil kalidiisa u iibiyay si uu u helo gabadh uu jeclaa dabadeedna u geeriyooday. Qisadan Maansadan cusub ayaa Abwaan-Jaylaani  xaqiijiyay inay tahay mid…

Read More

Sadex ka Mid ah Ilaaladda Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Iyo Qof Rayid ah oo Ku dhaawacmay Shil Baabuur DAAWO

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):-Shil Baabuur oo ka dhacay Jidka isku Xidha Magaalooyinka Hargaysa Iyo Berbera ayaa Waxaa Dhaawac ka soo Gaadhay Afar Qof oo Sadex ka mid ahi ahaayeen Ilaalada Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda Iyo Hogaamiyaha Xisbiga Waddani iyo Qof Rayid ah. Shilkan ayaa dhacay Xili Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland uu ka soo Laabanayay Socdaal uu ku Tegay…

Read More

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,& Hogaanada 3 Xisbi Qaran oo Maanta ka qaybgalay Munaasibada daahfurka Dugsiyada Boodhinka ah ee Guddida Dan iyo Duco ka Hirgelisay Gobolka Saaxil SAWIRO

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wefti uu hoggaaminaayo madaxweynaha Qaranka Somaliland, kuna wehelinayeen, masuuliyiin tiro badan oo uu ka mid yahay gudoomiyaha xisbiga kulmiye ahna murashaxa xisbigaasi Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Marwada koowaad ee Qaranka Somaliland Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, ayaa deegaanka Madheera gaar ahaan Dabayla-weyne waxay maanta kaga qaybgaleen xaflad aad loo soo agaasimay…

Read More

‘’Democratic Somaliland Faces Danger’’ British Office and the International Community are releasing this statement

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- The International Community expresses serious concern over the President of Somaliland’s decision to delay Somaliland’s Parliamentary March 2017 elections. This unnecessary delay will harm public and international confidence in Somaliland’s democratisation process and will have implications for the international community engagement with Somaliland. The postponement has been announced without a clear…

Read More

Golaha Wakiilada oo Cod Aqlabiyad ah Ku Meel Mariyey Inay Kuraasta Ku Sii Fadhiyaan Isla markaana Canbaareeyay Urur Goboleedka Igad DAAWO

Hargaysa 17.Sep 2016 (SDN/QJ):-Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland  ayaa maanta waxay cod Gacan taag ah ku ansixiyeen  Digreetadii uu madaxwaynaha somaliland  ku kala qaaday doorashooyinka Madaxtooyada Iyo  Golaha Wakiilada Halka ay Sidoo Kalena Meel Mariyeen Canbaarayntii Shirkii Urur Goboleedka Igad.

Read More

“Nin Madaxweyne Xasan Sheekh ay Ilmaadeer Yihiin ayaa i Dilay ina Dhaawacay,Waxaase Nasiib Daro ah in Madaxweynaha Ku Ilaalinayay Magaalada Jawhar Ninkii Dhiigayga Qubay,Taasina Ma ah Wax Loo Dulqaadan Karo” Weriye C.casiis Africa DAAWO

Muqdisho 17.Sep 2016 (SDN/QJ):- Weriye C.casiis Africa oo Warbaahinta Dawlada Somalia u Qaabilsan ka Waranka Dhacdooyinka Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo Todobaadkii tegay ku dhaawacmay Dagaal dhex maray Laba Kooxood oo ka tirsan Ciidamada Dawlada Federaalka Somalia ayaa Markii Kowaad Wuxuu Faahfaahiyey Khasaaraha ka soo Gaadhay Dagaalkaas oo uu Ku Dhaawacmay. Waxa uu Weriye…

Read More