“ Waanu Ka Xunnahay Maalin Walba Foolxumada Iyo Qaraxa Ka Dhacaya Somalia, Iyo Shisheeyaha Ku Soo Dagayaa, Iyo Talada Gacanta Ugu Jirta Shisheeyaha ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe & Munaasibada Ciida DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Hambalyo Iyo Bogaadin U Diray Dhamaan Shucuubta Islaamka, Gaar Ahaan Somaliland, Munaasibadda Ciida Barakaysan Ee Ciidal Adxa . “ Xaasidnimada Somaliland Maaha Dhismaha Somalia, Walaalnimada Somliland Ayaa Ah Dhismaha Somalia ..” “ Waanu Ka Xunnahay Maalin Walba Foolxumada Iyo Qaraxa Ka Dhacaya Somalia,…

Read More

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Ummada Somaliland Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciida

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha golaha Wakiilada Somaliland ahna hoggaamiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magacasii, afka xildhibbaanada, hoggaanada, guddida fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weliba taageerayaasha xisbiga WADDANI, waxa uu hambalyo u dirayaa guud ahaan umadda Islaamka ah meel kasta oo ay dunida ka joogaan, gaar ahaana…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo Shacabka Somaliland Iyo Shucuubta Islaamka Ku Hambalyeeyay Munaasibada Ciidul Adxa

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo shacbiga Somaliland iyo shucuubta islaamka Hambalyo u diray munaasibada Ciidal Adxa awgeed, waxaanu Madaxweynuhu yidhi “Milgo iyo Maamuus weyn ayey ii tahay in aan munaasibadda Ciidal Adxaha awgeed halkan uga jeediyo hambalyo iyo bogaadin dhammaan Shacbi-weynaha Somaliland meel kasta oo ay joogaan….

Read More

15 Sanno Ka Hor Iyo Maantoo Kale Iyo Qaraxyadii 11 September iyo Saameynta uu ku yeeshay dadka Soomaaliyeed

Washington 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Maalin Salaaso ah 11-kii September 2001 ayay ahayd markii Diyaarado Rakaab ah oo Mareykanku leeyahay sidii Gantaal oo kale loogu adeegsaday in lagu burburiyo labadii Daarood ee Maataanaha ahayd ee Gacansiga adduunka iyo Xarunta Gaashaandhiga Mareykanka, waxaana weerarkaasi ku dhintay dad kor u dhaafaya 3 kun oo qof, hase yeeshee xiligaasi…

Read More

Hambalyada Shabakada Qurbejoog ee Munaasibada Ciidul Adxa

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Shabakada Qurbejoog.com Waxay dhamaanba akhristayaasheeda ku Hambalyaynaysaa Munaasibada Ciidal Adxa oo Dabaal Degeeda u Weyni Beri oo Isniin ah ka dhici doono Caalamka Islaamka,Iyadoo Malaayiin Ka Mid ah Xujaajta Sannadkan soo Gudanaysa Waajibka Xajku ay Taagnaayeen Buurta Jamalu Carafa. Shabakada Wararka ee Qurbejoog.com waxay idin leedahay ku Ciida Caafimaadqab,Cibaado Suuban anagoo…

Read More

“Gari Laba Nin Kama Wada Qosliso” Gudoomiyaha Maxkamada Sarre iyo Gudida Caddaalada oo Digniino u Diray Bulshada,Shaqaalaha Dawlada Iyo Warbaahinta Qaybaheeda Kala Duwan

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qoraal Maanta ka soo Baxay Gudida Sare ee Cadaalada Somaliland Iyo Maxkamada Sare ayaa Qaybaha Bulshada Iyo Cid kasta oo Mas’uuuliyad haysa uga Digay inay ka reebanaadaan Wax ka sheegista Garsoorka iyo ka hadalka Kiis Garnaqiisa lagu Gudo Jiro. Sidoo Kale Waxaa Qoraalkan looga digay Bah’da Warbaahinta Somaliland inay Faro geliyaan…

Read More

‘’Lama Dhaafi Karo Qaraarkii Maxkamada Distooriga ah ee Mudada Doorashada’’Gudoomiyaha Maxkamada Sare & Somaliland oo Markii u Horaysay Burinaysa Go’aan Maxkamada Distooriga ahi Soo Saartay

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Go’aankii Maalmahanba Loo dheg Taagayay ee Madaxweyne Siilaanyo laga Sugayay ayaa Isagu Biyo Shubtay In la Kala Qaado Labada  Doorasho ee Isku Lamaanaa ee Madaxtooyada Iyo Wakiiladda lana soo horaysiiyo ta Madaxtooyada Halka Qodobkii Isha Sida Gaarka ah loogu hayay ee Saami Qaybsiga Kuraasta Wakiiladda uu Madaxweyne Siilaanyo sheegay inuu u…

Read More

Mawqifka Xisbiga WADDANI ee Go’aanka Madaxweyne Siilaanyo ,Difaaca Guddoomiye Muuse Biixi ee Soo Qufista Wixii ay Saxeexeen DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay inaanay aqbali karin go’aanka uu Madaxweynaha Somaliland Axmed-Siilaanyo ku kala reebay in mar la wada qabto doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada, taasoo WADDANI sheegay inaanay ahayn Masuuliyadda Madaxweynaha kalsoonida Xisbiyadu u siiyeen inuu go’aan ka soo gaadho ee ay ahayd Saamiga Kuraasta Xildhibaannada Golaha…

Read More

Madaxweyne Xasan Sheekh Muxuu Ka Yidhi Somaliland Wixii Shalay Ka Dhacay Iyo Muuqaalka Maanta? DAAWO

Muqdisho 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay inuu aad uga xunyahay, isla markaana ay murugo badan ku hayso dhibaatadii ay dawladdii Millateriga ahayd ee Soomaaliya ka geysatay gobolladii Waqooyiga markii Soomaaliya la ahaa oo hadda ah Somaliland. Hase-yeeshee, aanay ka tanaasulin Midnimo mar kale Lugo adag ku istaagta, balse aanay…

Read More

Xildhibaan Indho Indho Oo Goob Fagaare Ah Kaga Dhawaaqay Inuu Gabadh Siiyay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Iyo Faysal Cali Waraabe Oo Ka Gilgishay DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiqaadir Maxamed Xasan (indho-indho) oo ka tirsan Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa xaflad ilyartu is qabatay oo Maayar Soltelco u sameeyay Xubnihii soo saxeexay Heshiiskii DP-World ee ku matalayay Xukuumadda Somaliland kaga dhex dhawaaqay inuu gabadh siiyay Gudoomiyaha Xisiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe,arintaasi oo si gaar…

Read More

Labada Xisbi Mucaarid oo Mawqifyo Kala Durugsan ka Istaagay Qaraarkii Madaxweyne Siilaanyo DAAWO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Labada Xisbi Mucaarid ee Waddani Iyo Ucid ayaa siyaabo kala duwan uga Hadlay Qaraarkii Madaxweyne Siilaanyo Shalay ku Kala qaaday Doorashooyinkii is barkanaa ee Madaxtooyadda Iyo Wakiiladda iyo Ku dhac la’aanta Madaxweynaha ee Saami qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda. https://www.youtube.com/watch?v=S3BSeW4UMf4&feature=youtu.be

Read More

Somaliland Iyo Punt land oo La Kala Wareegay Maxaabiis,Gaadiid,Wiil la Isku Hayo Cida Dhashay & Weedhihii laga Jeediyay Iyo Khilaaf Gacan Ka Hadal Sababi Gaadhay DAAWO

Laascaanood 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Hal Maxbuus iyo Gaadhi Ku Wareejisay Mas’uuliyiin ka socday Maamul Goboleedka Somaliyeed ee Punt land Halka Dhanka Punt land ay Ku soo Wareejiyeen Xukuumadda Somaliland afar Maxbuus iyo Hal Gaadhi,Waxaana Maxaabiistan lagula Kala Wareegay Deegaanka Ganbadha ee Gobolka Sool. https://www.youtube.com/watch?v=nRbJDZ6840w

Read More

“Reer Berbera Waxaan Leeyahay, Ilaah Baan Idinku Dhaarshee Maamuuska Ay Idin Siiyeen Axmed  Siilaanyo iyo Marwo Aamina Weris  Guddooma..” Maareeyaha Dekeda Berbera

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Munaasibad balaadhan oo lagu fooladaynayay heshiiska ay xukuumadda Somaliland la gashay shirkada DP World ayaa habeen hore ka dhacday hoolka Green Plaza ee magaaladda Hargeysa, isla markaana waxa xafladdaa oo uu qabashadeeda lahaa Maayar Cabdiraxmaan Soltelco ka qayb galay xubnaha weftiga soo saxeexay heshiiska, Marwadda Madaxweynaha Aamina Weris, Wasiiro, iyo marti…

Read More

Qoraalo Muhiim ah oo ay Is Dhaafsadeen Somaliland Iyo Qaramada Midoobay Kuna Saabsan Ilaalinta Xoriyada Saxaafada

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wargeyska Geeska Afrika ee ka soo baxa Caasimada Somaliland ee Hargaysa ayaa helay qoraalo muhiim ah oo ay isweydaarsadeen Qaramada Midoobay iyo xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, kuwaas oo la xidhiidha ilaalinta xorriyadda saxaafadda iyo xorriyadda hadalka. Warqada koowaad waxa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo u soo diray ku xigeenka ergayga xoghayaha guud ee Qaramada…

Read More

Dawlada Itoobiya oo Ka Hadashay Xidhiidhka ay la Leedahay Somaliland

Addis Ababa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dawladda fedaraalka  Itoobiya,  ayaa  ka hadashay iskaashiga ka dhaxeeya dalkeeda  iyo Somaliland,  gaar ahaan dhinacyada horumarka iyo waxbarashada, sida ay baahisay wakaalada wararka Itoobiya ee ENA oo aanu warkan ka soo xiganay. Sida uu  sheegay Wasiirka arrimaha dibadda Itoobiya Tedros Adhanom,  oo Jimcihii  la kulmay Wasiirka Khaarajiga  iyo iskaashiga caalamiga…

Read More

Madaxwaynaha Soomaaliya oo Shacabka ugu baaqay inay ka qayb qaataan Sugida Amniga Muqdisho DHAGAYSO

Muqdisho 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amniga, una dulqaataan tallaabooyinka dheeriga ah ee lagu sugayo amniga magaalada Muqdisho oo la filayo in dhowaan lagu qabto Shir Madaxeedka waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD. “Waxa lagu guda jiraa qabanqaabada shirka…

Read More