Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo Ka Hadlay Koox Budhcad ah oo Goob ka Mid ah Magaalada Laascaanood Ku Xaday Computer dadka Lagu Diiwaangelinayay & Halka ay Ku Danbaynayso Xogta Dadkii La Diiwaangeliyey DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Gudida Doorashooyinka Qaranka oo la Hadlay Warbaahinta ayaa Sheegay in Computer ka mid ah Kuwa Lagu Diiwaangelinayay Dadka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ay Habeen hore ka Xadeen Koox Budhcad ah Goobtii uu Yaalay ee Dadka lagaga Diiwaangelinayay. Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Qaranka Komishaneer C.qaadir Iimaan Warsame oo Hadalkaasi ka hadlay ayaa Cadeeyay in…

Read More

‘’Faysal Cali Waraabe Waa Eedaysane Maxkamadi Ku Socoto,Xisbiga Ucidna Ma Metelo’’ Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Musharaxa Madaxweyne ee xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa waxaa uu ka hadley sida uu u arko go,aankii uu madaxweyne Siilanyo ka gaadhay arimaha saami qeybsiga kuraasta golaha wakiilada isla markaana uu ku kala qaadey labada doorasho ee wakiilada iyo Madaxtooyada. Musharaxa ayaa waxaa uu sheegay in go,aankaasi madaxweynaha ka soo baxay…

Read More

“Taa Macnaheedu Waxa Weeye Kenya Waxay Danaynaysaa Inay Heshiis Iskaashi La Gasho Maamulka Somaliland..” Wasiirka Arrimaha Dibada Kenya

Nairobi 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Dawladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay danaynayso inay Somaliland la gasho heshiis iskaashi oo dhanka dhaqaalaha iyo siyaasadaba isugu jira, si loo awoodo in layska garabsado balaadhinta iskaalmaysiga iyo in gacana laga siiyo somaliland meelaha iskaashigu ku salaysnaan karo sida dhismaha jidadka. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Mrs Aamina Maxamed ayaa sheegtay in…

Read More

Udub Dhexaadyada Laxanka Suugaanta Soomaalida,Iyo Heerka Mu’alifnimadiisu Gaadhsiisan Tahay,Heestii 1aad ee uu Laxan Saaro,& Fannaanka Qaada Waa Cabdi-Kariin Faarax Qaarey (Cabdi-Kariin Jiir) DHAGAYSO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Hadii aad dhagaysato warbixintan kooban, waxa aad wax ka baran mid ka mida ragii fanka soomaalida gaadhsiiyay heerkii u sareeyay ee uu waligii gaadho. Heesaha dhaadheer ee laxankoodu is badbadalo badankooda isagaa laxamiyay sida:-Siraad, Baladweyn, Dhoof caashaq, Ayaamaha, Jacaylkaa dhigiisa, Guuleed ma joogaa, adaa beeray jacaylka, saddex cadow, Axaddii, Daala aragtideeda, Naftu…

Read More

Xassan Sheekh Maxamuud oo Digniin u diray Musharaxiinta Xilka Madaxwayne Soomaaliya u Sharaxan DHAGAYSO

Muqdisho 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxwaynaha dawlada federalka Soomaaliya mudane Xassan Shiikh Maxamuud ayaa digniin adag u diray siyaasiinta Soomaaliyeed taas oo ku saabsan ololahooda musharaxnimo. Xassan Shiikh Maxamuud ayaa ugu baaqay musharaxiinta doonaya inay qabtaan xilka madaxwayne ee Soomaaliya inaysan dalka iyo dawlada Caayin balse ay la yimaadaan siyaasadooda iyo waxqabadkooda. Madaxwaynaha ayaa dhankale wuxuu fariin…

Read More

Sheekh Aadan Siiro oo Si Adag uga Hadlay Diiwaangelinta Goobaha Lagu Muransan Yahay,Kala Qaadista Doorashooyinkii Is Barkanaa & Qodobo Kale DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbad uu ka jeediyay Garoonka Kubadda Cagta ee Xaafadda Xawaadle ee Magaalada Hargeysa, ka dib Salaaddii Ciiddul Adxa ee Shalay wuxuu kaga hadlay Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada ee Madaxweyne Axmed-Siilaanyo uu Toddobaadkan kala qaaday. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Shacabka Somaliland Sababtii ay u soo…

Read More

“Lixda Goobood ee La Isku Haysto ee Waqooyiga Waxaa la Yidhi Gobolada Bari ha lala Diiwaangeliyo’’ Wasiirka Wershadaha Somaliland DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirka Wasaaradda Wershadaha Somaliland Mudane Shucayb Maxamed Muuse ayaa Sheegay in Lixda Deegaan ee Xukuumaddu Shaacisay inay ka qabanayso Diiwaangelinta Codbixiyaha la Go’aamiyey in la raaciyo Diiwaangelinta ka socota Gobolada Bari Gaar ahaan Gobolka Sool. https://www.youtube.com/watch?v=8cb38CyIpfs

Read More

Ciyaaryahanka Heer Caalami ee Orodada Mo Farah Oo Si Xun Loo Aflagaadeeyay Iyo Qiso Murugo Leh Oo Xaaskiisu Soo Werisay

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Xaaska orodyahanka Soomaaliga ah ee Mo Farah ee Tania Farah ayaa ka warrantay bahdilaad iyo aflagaadooyin loo geystay saygeeda intii ay joogeen Brazil, halkaas oo qisadii ugu xanuunka badnayd ay kula kulmeen. Sida Ay sheegtay Tania, Mo Farah, xaaskiisa iyo afartooda carruurta ah, ayaa galay safka diyaarad ay raacayeen, laakiin haweenay ka…

Read More

‘’Muuse Biixoow Suurto Gal ma aha inaad Beesha Habar Jeclo Cod ka doonto, Waayo Ninkii Halgamaaga ahaa ee Sheekh Bashiir ayaa Lagu Bedelay Nin aan Islaam ahayn” DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Qoyskii uu ka tegay alle ha u naxariistee halgamaagii weynaa ee caanka ka ahaa dhulka Somaalida Sheekh Bashiir, ayaa nasiib daro iyo wax lagu xumaado ku tilmaamey in Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi uu ku hawlan yahey iibinta Iskuulkii dawladdii Militariga aheyd ee Maxamed Siyaad Bare ugu bagac-dartay Xuukamadda Axmed Siilaanyo…

Read More

Badhasaabka G.Awdal Ayaa Ka Warbixiyey Kulan Adag Oo Sadex Geesood ah Oo Dhexmaray Wasiiro Xukumada Ka Tirsan Iyo Odaydhaqmeedka Galbeedka+Ujeedada Uu Kulankaasi Darnaa DAAWO

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Gudoomiyaha Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise “Mustafe Shiine’’ ayaa ka Hadlay Kulan Sadex Geesood ahaa oo u dhexeeyay Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiirada,Odayaasha Dhaqanka ee Gobolada Galbeedka iyo Maamulka Gobolkaasi.

Read More

Xisbiga Kulmiye Iyo Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Sas Ka Qaaday Soo Guryo Noqoshada Xirsi X. Cali

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Wasiirkii hore ee madaxtooyada Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan, ayaa dalka dib ugu soo noqday, ka dib Safar uu ku tegay dalalka dibadiisa ku tegay.   Xirsi Xi Cali Xasan oo ka soo degay Madaarka Cigaal ee Hargeysa, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shacbiga Somaliland iyo shucuubta Muslimiinta ku kala nool…

Read More

Dagaalyahano katirsan Al-Shabaab ay ku jiraan Ajaaniib oo gacanta lagu soo dhigay

Kismaayo 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo ciidamada Milatariga Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay dagaalyahano katirsan Xarakada Al-Shabaab kadib howlgalo balaraan ay ka fuliyeen duleedka magaalada Kismaayo.   Saraakiisha amaanka Jubbaland ayaa soo bandhigay xubno katirsan Al-Shabaab iyo hub ay wateen kuwaa oo lagu soo qabtay duleedka magaalada Kismaayo, waxaana ragan la qabtay la sheegay…

Read More

Nuxurka Qodobada Ka Soo Baxay Shir Ay Yeesheen Hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja

Hargaysa 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Ururka suxufiyiinta Somaliland SOLJA waxa kulankiisii shanaad ee hogaanka yeeshay 28-29 bishii Augost waxaanu kaga dooday xaaladda dhabta ah ee ay ku sugn tahay saxaafadda iyo suxufiyiinta Somaliland, kuwaas oo Qaranka Somaliland ugu shaqeeya si mutadawac-nimo ah, iyadoo duruufta ay ku shaqeeyaan tahay mid u baahan in si wadajir ah looga shaqeeya,…

Read More

Sheekh Caan Ka Ah Dalka Sucuudiga Oo Dawladda Iiraan Damacday Inay Kharaajiso

Riyadh 13.Sep 2016 (SDN/QJ):-Sheekha caanka ah ee lagu magacaabo Sheekh Caa’id alqarni ayaa hadal ku weeraray dalka iran kuna eedeyay inay iiran ka danbaysay isku daygii lagu rabay in lagu khaarijiyo sheekh caaid alqarni oo safar diineed ugu baxay dalka philipin Waxaana  uu Sheekh caaid alqarni hadalkiisa ku bilaabay sidan  :- ”Iran ayaa masuul ka…

Read More

African-British Multiple Olympic Gold Medalists Runner, Mo Farah Arrested In Newcastle For Running Suspiciously

World’s  800m Olympic record holder David Rudisha and fellow  athlete Mo Farah were briefly arrested  briefly by Northumbria police officers in England. The two athletes who were doing a normal morning jog on saturday when they set off police speed camera, which prompted a chase. and an arrest. The police did not immediatly realize whom…

Read More