Laba Shil oo Khasaare Nafeed Sababay oo Maanta ka Dhacay Jidka Isku Xidha Magaalooyinka Berbera Iyo Degmada Sheekh
Degmada Sheekh 12.Sep 2016 (SDN/QJ):-Laba Shil Baabuur oo Khasaare Nafeed Gaystay ayaa Maanta ka dhacay Duleedka Degmada Sheekh. Shilka 1aad ayaa ka dhashay Kadib markii ay isku dhaceen Gaadhi nooca loo Yaqaano Dukhaanka iyo Baabuur Kuwa qaadka ah,Waxaana ku dhaawacmay Sadex Ruux oo dhamaantoodba Saarnaa Gaadhiga Dukhaanka Kuwaas oo laba Ka Mid ahi ahaayeen Askar ka…
