“Wasiir Maxamud Xaashow Saxaafaddu iyaddaa Ka Mujaahidsan, Shalay Waadigii Qoriga SNM Kala Baxsaday Ee Faqashta U Galay” Warsaxaafadeed Ururka SECJA

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee (SECJA) isagoo tixraacaya weedhihii iskugu jiray cago-juglaynta iyo han-jabaadda ee Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi Warbaahinta Madaxabanaan la bartilmaameedsaday. Waxa uu marka hore ka xun yahay Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA, weedhaha Digteeternimada tilmaamaya ee Wasiirku lasoo hor istaagay Shacab-weynaha Somaliland ee ka sugaayey inuu…

Read More

Xiisadda Iiraan iyo Sacuudiga oo Saameyn ku Yeelatay Xujaajtii Ka Iman lahayd Sannadkan Dalka Iran DHAGAYSO

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Sannadkan Guud ahaanba aan laga Dadka Waddanka Iran aanay Tegin Gudashada Waajibka Xajka ee Sannadkan Taas oo ay Sabab u tahay Kala Fogaanshaha Siyaasadaha Boqortooyada Sucuudiga Iyo Dalka Shiicada ah ee Iran Isla markaana Warbaahinta isu Mariyey Weedho Cunfi Siyaasadeed abuuray.

Read More

Warbaahinta Somaliland oo Ka Jawaabtay Hadal Hanjabaad ah oo Wasiirka Madaxtooyadda ka soo yeedhay

Hargaysa 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Qaar Ka mid ah Saxaafadda Madaxa banaan ee ka hawl gasha magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland oo ka gilgishay hadallo uga yimid Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo dhawaan sheegay inuu dalka ka xorayn doono warbaahinta. Saxafiyiintan ayaa hadalka Wasiir Maxamuud Xaashi ku tilmaamay mid deelqaaf ku ah mihnadooda saxafinimo,taasi…

Read More

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Ugaasyada Iyo Maamulka G,Hiiran? DAAWO

Hiiraan 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Kulan ay is kugu yimaadeen maamulka gobolka hiiraan iyo duubabka dhaqanka gobolka ayaa waxaa looga hadlayey arimaha gobolka waxaana maamulka uu cadeyey in uu qeyb ka tahay gu’aanada ugaasyada gobolka ay ka qaateen shirka maamul usameynta hiiraan iyo sh.dhaxe Afhayeenka ugaas-yada gobolka hiiraan oo ugu horeyn ka hadlay shirka ayaa sheegay…

Read More

Turkiga oo Markab Sida Gar Gaar Balaadhan u Soo Diray Somalia DAAWO

Muqdisho 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Turkiga ayaa u soo dirtay Soomaaliya Markab gargaar ballaaran u soo wada Soomaaliya, kaasoo ay saaran yihiin 11 kun oo tan. Markabkan ayaa shalay ka soo shiraacday Dekedda Magaalada Mersin ee koonfurta dalka Turkiga, waxaana uu ku soo wajahan yahay Soomaaliya. Guddoomiye ku xigeenka Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga Ismail Hakki…

Read More

Micheal Keating ”Qaabka ay Doorashadan u dhacayso waxa uu ku salaysan yahay wada xaajood Siyaasadeed oo mudo dheer socday” DHAGAYSO

Nairobi 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo wareysi siiyay Laanta afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay inay qaabka ay Doorasha Soomaaliya ay u dhacayso uu ku yimid wada xaajood Siyaasadeed oo mudo dheer socday. Keating ayaa intaas ku daray inuu qayb ka yahay Geedi dheer oo loogu jiro sidii ay…

Read More

Waddamada Maraykanka iyo Austraila oo Nooc ka Mid ah Taleefannada Gacanta ka Mamnuucay Diyaaradaha & Sababta Keentay

Washington 11.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waaxda Duullimaadyada Hawada ee dalka Maraykanka, ayaa rakaabka Diyaaradaha ee wata Taleefannada noocoodu yahay Samsung Galaxy Note 7 kula taliyay in aanay daarin oo aanay dabaynin inta ay Diyaaradda la socdaan, maaddaama Cillad dhinaca dabka ahi ku soo baxday Taleefankaas Note 7 oo ay Shirkadda Sumsung dib uga ururinayso Suuqyada caalamka….

Read More

Muddo Xileedkii Dastuuriga ahaa ee Mudada 4 Sano ee Madaxweyne Xasan Sheekh oo Caawa dhamaaday, & Waxyaabaha Lagu Xasuusan Doono

Muqdisho 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Caawa oo kale 10-kii September sanadkii 2012 ayey aheyd markii Prof. Xasan Sheekh Maxamuud loo doortay inuu ku fadhiisto kursiga ugu sareeya Dalka Soomaaliya. Dhamaadka afartii sano ee dastuurku fasaxayey ayaa caawa ku eg, iyadoo wixii ka dambeeyay 12:00-ka saqda dhexe uu noqday sii hayaha xilka Madaxweynaha Somalia, wuxuu sii joogi…

Read More

Madaxweynaha Sudan oo aan ka qayb galayn shirka IGAD ee Muqdisho kadib markuu ka baqay in reer Galbeedku qabtaan!!

Muqdisho 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dalka Sudan Cumar Xasan Albashir ayaan ka soo qeybgalayn shirka madaxda IGAD ay ku yeealanayaan magaalada Muqdisho kadib markii uu ka Cabsaday inay reer Galbeedku ku qabtaan Muqdisho. Shirka Muqdisho ayaa hogaamiyaasha ka soo qeybgalaya ay ka mid yihiin madaxweynaha Rwanda Kegame, Kenya Kenyatta, Jabuti Guuleed.   Sida laga soo…

Read More

Madaxweyne Siilaanyo oo uu Weheliyo Gudoomiye Muuse Biixi oo u Socdaali Doona Ingiriiska

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa la filayaa inuu maalmaha ka dambeeya Ciidda socdaal ugu ambo baxo dalka Ingiriiska. Sidaas waxa Geeska Afrika u xaqiijiyay ilo xogogaala. Madaxweyne Siilaanyo ayaa socdaalkiisa lagu sheegay mid gaar ah sidii socdaalkiisii u dambeeyay ee dalka Turkiga. Madaxweynaha waxa la filayaa inuu safarkiisa ku weheliyo guddoomiyaha iyo…

Read More

In Ka Badan Hal Milyan Iyo Badh Muslimiin ah oo ay bilaabantay Acmaasha Xajka Sannadkan

Makka 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dad lagu qiyaasay 1.5 milyan oo ruux oo Muslimiin ah ayaa isugu tagay dhulka barakaysan ee Sacuudiga si ay u soo gutaan waajibaatka Xajka ee sanadkan. Xujayda ayaa hadda ku sugan magaalada Maka oo ammaankeeda aad loo adkeeyay. Gaadiidka ayaa laga mamnuucay isticmaalka wadooyinka masaajida barakaysan ee Xaramka u jira Masaafo dhan…

Read More

Faysal Cali Waraabe oo ka jawaabay Xanta ku dhawaanshaha KULMIYE iyo Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay ka jawaabay hadal-haynta u dhawaanshaha Xukuumadda iyo Xisbiga talada Somaliland haya ee KULMIYE ee beryahan dambe lagu xanto, waxaanu sheegay inaanu KULMIYE ka tirsan, balse tartan ka dhexeeyo Xisbigaas, kuna rejo-weyn yahay inuu ka guulaysto. Guddomiye Faysal Cali Waraabe…

Read More

Dirirtii Qaadka Iyo Dublamaasiyada: Xasan Sheekh oo Kenya Dagaal Ku Qaaday & Madaxweyne Siilaanyo oo aan Kelmad laga Hayn

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):-Toddobaadyadan waxa gobalka Geeska Afrika ka socday dagaal diblomaasiyadeed oo ka dhashay qaadka loo yaqaano Miirooga. Dagaalkan oo u dhexeeya Somaliland, Somaliya iyo Kenya, waxa uu istaadhmay ka dib markii ay dawladda Somaliya ka damqatay hadalo uu baahiyay badhasaabka gobalka Meru ee dalka Kenya Mr. Peter Munya oo Hargeysa yimid bishii June…

Read More

War Deg Deg ah:Madaxweyne Siilaanyo oo Kala Qaaday Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiiladda Qaraaar aan Bislayna ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiiladda DAAWO

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Qaraar uu Maanta soo Saaray Wuxuu kala Qaaday Doorashooyinka Wakiiladda Iyo Madaxtooyada Halka uu Sidoo Kalena Go’aan ka Gaadhay Saami Qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiilada. https://www.youtube.com/watch?v=0KWSgEWnrD0&feature=youtu.be Qoraal uu Ku Saxeexan Yahay Afhayeenka Madaxtooyada Xuseen Aadan Cige “Xuseen Dayr” ayaa u dhignaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda…

Read More

Prof CabdiSalaan Yaasiin oo Cod dheer kaga Hor yimid Gudida Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliland

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Prof Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo ka mid ah masuuliyiinta Madasha Wada-tashiga ayaa ka hadlay qabsoomida Doorashooyinka, waxaanu sheegay in sabab keenaysa dib u dhaca Doorashooyinku aanay ilaa hadda jirin, waxaanu ku taliyey in Doorashooyinka wakhtigoodii lagu qabto, oo aanay ka dib dhicin.   Prof Cabdisalaan Yaasiin Maxamed oo wareysi gaar ah…

Read More

‘’Ninka Yidhi Jaad baan Qasab Ku Joojinayaa Waa Mid aan Waxba Ogayn’’ Cali Guray

Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Ninka yidhi Jaad baan qasab ku joojinayaa waa mid aan waxba ogayn. Ingiriiskii iyo Taliskii Siyaad Barre wixii ka qabsaday hadii ay ogyihiin may tidhaahadeen Xukuumadda Muqdisho waan joojiyay. Waayo aragnimada aynu u leenahay baa inoo sheegaysa inay been tahay. Haday joojin karaan oo ay kaga rumeeyaan kutubta Caligurey guba weligay…

Read More

Somalia Iyo Sudaan oo Kala Saxeexday Heshiis la Xidhiidha Dhinaca Waxbarashada

Khartum 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka waxbarashada dowlada Soomaaliya Dr Cabduqaadir Cabdi Xaashi ayaa heshiis dhanka Waxbarashada ah la saxeexday dhigiisa dalka Suudan Drs Sumaya Abuu Kashwah,kaas oo ka dhacay Magaalada Caasimada dalka ee Khartuum Heshiiskan ayaa u-jeedadiisu tahay xoojinta xidhiidhka  wada shaqeyneyd ee ka dhaxeeya dalalka Soomaaliya iyo Suudaan iyadoo Wasiirka waxbarashada Dowladda Soomaaliya uu…

Read More