Magacyada Guddida Sare Ee Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Somaliland Oo La Shaaciyey
Hargaysa 10.Sep 2016 (SDN/QJ):- Dallada Urrurada Bulshada ee marka magaceeda lasoo gaabiyo la yidhaahdo SONSAF, ayaa magacowday Guddi matalaysa Bulshada Somaliland taasi shaqadeedu noqon doonto xalinta haddii wax khilaafaad ahi ka dhashaan Doorashooyinka lagu wado inay Somaliland ka dhacaan horaanta Sannadka 2017ka. Guddidaasi waxaa ay ka Koobantahay 27 Qof oo Guddoomiye looga dhigay Madaxwayne ku…
