Somalia oo Cadaysay in Sababta ay Qaadka u Joojisay la Xidhiidho Taageero uu Somaliland u fidiyey Gudoomiyaha Gobolka Miiroo

Nairobi 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Danjiraha Somalia u jooga Kenya, Ambassador Jamaal Xasan ayaa sheegay inay sababaha ay Dowladda Soalia u joojisay Qaadka laga keenyo Kenya u sabab yahay Guddoomiyaha Gobalka Meru ee Kenya, Peter Munya. danjireAmbassador Jamaal Maxamed Xasan oo Wareysi siiyey Wargeyska The Nation ee ka soo baxa Nairobiu ayaa tilmaamay inuu Peter Munya…

Read More

Somaliland: Xuska Sanad Guurada 50aad Ee Maalinta Akhriska Iyo Qoraalka Oo Hargaysa Lagu Qabtay DAAWO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):-Munaasibad Balaadhan oo lagu maamuusayay Xuska Maalinta Akhriska iyo Qoraalka adduunka, isla markaana ay soo agaasintay Wasaaradda Waxbarashada iyo tacliinta sare ee Somaliland oo Kaashanaysa Hay’ada UNESCO iyo hay’adaha kale ee wadashaqaynta leeyihiin ayaa  lagu qabtay xarunta hiddaha iyo dhaqanka ee Hargeysa. Munaasibadan oo ahayd sanadguuradii 50aad ee kasoo wareegta maalinta akhriska iyo…

Read More

Falcelinta Siyaasi Cabdikariin Axmed Mooge ee Xaqul Iid ay Dalbadeen Xildhibaanada Guurtida

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Askariga hadh iyo habeen u tagan sugida amaanka ay Somaliland ku faanto wuxuu mushahar u qataa bishii 560,000 SL/SH oo u dhiganta wax ka yar $75, halka xubinkastoo barlamaan ahina uu mushahar u qaato bishii 16,000,000 SL/SH oo u dhiganta $2133. Shalay mar uu gudoomiyaha golaha guurtidu xidhaayay kalfadhigii golaha guurtida…

Read More

Xisbiga WADDANI oo Xaflad Soo Dhaweyn ah u Sameeyey Boqolaal Ka Mid Ah Haween Weynaha Lixda Degmo ee Caasimadda Hargeysa oo Ku Soo Biiray Xisbigaasi SAWIRO

Hargaysa 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xaflad ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay isla mar ahaantaana xisbiga WADDANI uu ku soo dhaweynaayey boqolaal ka mid ah haween weynaha isbedel doonka ah ee lixda degmo ee xaafadaha caasimadda Hargeysa oo ku soo biiray xisbigaasi, ayaa lagu qabtay hotel Maroodi-jeex ee magaalada Hargeysa. Waxaana xafladdaasi goob-joog…

Read More

Hoggaanka KULMIYE oo Kormeer Shaqo ku Tagay Degmada Arabsiyo iyo Shacabka Soo Dhaweyn Ballaadhan ku Qaabilay SAWIRO

Arabsiyo 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah hoggaanka xisbal-xaakimka KULMIYE, ayaa booqasho hawleed ku tagay degmada Arabsiyo ee Gobolka Gabiley, halkaas oo si weyn ay ugu soo dhaweeyeen shacabka ku dhaqan oo muujiyey baaxadda taageerada ay u hayaan. Wefti uu hoggaaminayey Guddoomiye-ku-xigeenka kowaad ee KULMIYE Md. Maxamed Kaahin Axmed oo ay wehelinayeen Guddoomiyaha Golaha…

Read More

“Sirdoon Isma Sheego” Sheeko Dhex Martay Madaxweynaha Ruushka Iyo Saaxiibkii W/QYuusuf Garaad

Muqdisho 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Waa sheeko dhexmartay Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo saaxiibkiis Sergei Roldugin oo ay isla soo koreen. Putin wuxuu ahaa sarkaal ah Gaashaanle Dhexe oo ka tirsan hey’addii sirta ee Midowga Soofiyeeti, KGB. Midowga Soofiyeeti wuxuu burburay December 1991. Wuxuu isu beddelay 15 dal oo kala madax bannaan oo uu Ruushku ugu…

Read More

Maxay Xal U Arkaan Hogaamiyayaasha Kala Hadafka Ah Ee Ku Loolamaya Dalkaasi Suuriya Muddo Shan Sano ah

London 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Wakiillada matalaya kooxaha mucaaradka ee Suuriya ayaa soo bandhigey qorshohooda oo ku saabsan sida loo dhamayn karo collaadda shanta sano qaadatay ee ka socota dalkaasi.   Golaha sare ee wadahadalka ee Sucuudiga uu taageerayo oo hadda ku kulansan London, ayaa waxa uu saadaalinayaa saddax hannaan.   Waxa  kale oo uu guddigu…

Read More

Dawlada Iiraan oo Xabsiga u Taxaabtay Tiro door ah oo ka Mid ah Dumarka Dharka Xayaysiiya,Xarumo Albaabada loo Xidhay & Sababta eedayntooda

Tahran 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Jamhuuriyada Islaamka ah ee Iran waxa xabsiyada loo taxaabay ugu yaraan 30 haween ah oo dharka xayaysiin jiray waxana lagu eedeeyey inay bedelayaan muuqaalka islaamiga ah ee wadankaasi leeyahay.   Warbaahinta dalka Turkiga badankeeda ayaa Xalay waxay baahinaysaa dhacdadaasi oo ka dhacday magaalada Mashhad.   Dhanka kalena waxaa albaabada la isugu…

Read More

Boqortooyada Sucuudiga oo Beeniyay in Safiirkoodii ay kala Baxeen Dalka Ciraaq

Riyadh 09.Sep 2016 (SDN/QJ):- Boqortooyada Sucuudigu waxay beenisay warar uu daabacay wargayska Independent ee dalka Britain oo sheegayey in sucuudigu kala baxeen safiirkoodii u fadhiyey dalka Ciraaq.     Sarkaal ka tirsan wasaarada arimaha dibada ee Boqortooyada Sucuudiga oo u waramay maanta Wakaalada wararka ee Sucuudiga ee WAAS ayaa ganafka ku dhuftay wararka uu wargayskaasi…

Read More

Weriyeyaasha ka hawlgala Kenya oo Muddaharaad ka dhigay Nairobi iyo Nuxurka Cabashadooda

Nairobi 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weriyayaasha ka hawlgala Warbaahinta kala duwan ee waddanka Kenya, ayaa Bannaan-bax cabasho ah ka sameeyey Maanta Caasimadda dalkaas ee Nairobi, waxaanay ka cabanayaan Khatar badan oo ay sheegeen in ay soo food-saartay hawshooda.   Dhawr Weriye, ayaa sannadkii lasoo dhaafay Kenya ugu dhintay xaalado aan sharraxaad laga bixinin dalka Kenya. Xilli dambe…

Read More

Arabsiyo: Xisbiga Kulmiye oo ka Daba Raray Xisbiga Waddani iyo Weriye Caan ah oo Taageero u Muujiyey Xisbiga Kulmiye DAAWO

Arabsiyo 08.Sep 2016 (SDN/QJ):- Sadex Cisho ka Hor Markii Xisbiga Waddani uu Ku Qaabilay Degmada Arabsiyo Xubno ka Mid ah Isbedel doonka ka soo Digo rogtay Xisbiga Kulmiye ayaa Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Xisbiga Kulmiye Mudane Maxamed Kaahin Axmed Iyo Mas’uuliyiin kale Waxay Maanta  ka qayb galeen Xaflad lagu dardar gelinayay Xafiiska Xisbiga Kulmiye ee…

Read More

“Malaha Waxa haboonayd inuu Faysal Cali Waraabe isaga biro Xisbiga KULMIYE,Dacwadii Maxkamada Saree e Xisbiga Ucidna Waa La Mudeeyay” Murashax Jamaal Cali Xuseen DAAWO

Hargaysa 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa uu kula taliyay Guddoomiye Faysal Cali Waraabe inuu isaga biiro Xisbiga Xukuumiga ah ee KULMIYE, isla markaana uu dhibta ka daayo Xisbiga UCID. https://www.youtube.com/watch?v=yWLMMUrDcGE

Read More

Weftigii Somaliland Ee Ku Sugnaa Isu-tagga Imaaraadka Carabta Ayaa La Kulmay Boqorka Raysal Khayma Xukuma, Sheikh Saud Bin Saqr Al Qaasim DAAWO

Raysal Khayma 08.Sep 2016 (SDN/QJ):-Weftigii Jamhuuriyadda Somaliland, kuna sugnaa Dubai, ayaa martiqaad rasmi ah ka helay boqorka xukuma Raysal Khayma oo kulan balaadhan la yeeshay weftigii Somaliland ee halkaa u joogay meelmarinta heshiiskii taariikhiga ahaa ee ay kala saxeexdeen 05/09/2016, Somaliland iyo Shirkada DP World, weftigaasi oo ka kooban Wasiirada Arrimaha Dibeda, Qorshaynta Qaranka, madaxtooyada,…

Read More