Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo oo Shaacisay Wada hadal ay la Furayso Kooxda Cali Khaliif Galaydh DAAWO
Hargaysa 06.Aug 2016 (SDN/QJ):- Xukuumadda Somaliland ayaa Shaacisay inay Wada hadal la Furayso Kooxaha Nabad diidka ah ee uu Hogaaminayo Cali Khaliif Galaydh,Waxaana Sidaas Sheegay Afhayeenka Madaxtooyadda Somaliland C.raxmaan Sheekh Cilmi Faahiye Shamax https://www.youtube.com/watch?v=ZR-P22Yaczs&feature=youtu.be
