“25 sanadood waxa dunida Shirkado jira GENEL OIL iyo DP WORLD oo keliya ayaynu haynaa wax Somaliland aamini kara oo Maalgashi ku samayn kara” Cali Guray

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Ku Xigeenka 3aad ee Xisbiga Ucid Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa ka digay in La Siyaasadeeyo Mashruuca Maalgelinta Dekeda Berbera. Cali Guray ayaa qoraalkan ku baahiyey barta uu ku leeyahay Shabakada Facebook “25 sanadood waxa dunida Shirkado jira GENEL OIL iyo DP WORLD oo keliya ayaynu haynaa wax Somaliland…

Read More

Is-Bahaysiga Xisbiyada Oo Ka Digay In Muddada Xilka Loo Kordhiyo Dawlada Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya oo Dood-cilmiyeed ka yeeshay Xaaladda Siyaasadeed ee Dalka iyo Mowqifkooda ku Aaddan Dhammaanshaha muddada dastuuriga ah ee Golaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha.   Doodan ayaa waxaa ka qayb-galay mas’uuliyiinta ugu Sarreeya Xisbiyada dalka ka jira, Musharraxiin u Tartamaya xilka Madaxweynaha Soomaaliya, Qaybaha bulshada iyo marti sharaf kale oo…

Read More

Xukuumadda Somaliland Maxay ka tidhi Wada hadalka ay Khaatumo la furtay ee ka socda Caynabo? DAAWO

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa sheegay inuu meel fiican marayo wadahadal u socda Somaliland iyo Xubno ka tirsan Kooxda la baxday Maamulka Khaatumo oo ka dagaallanta deegaanno ka tirsan Somaliland, waxaanu sheegay in Caynaba lagu kulmayo, illaa wakhtiganna wejiga koowaad ee wadahadalkaasi uu si fiican u…

Read More

‘’Somaliland waan la hadlaynaa, wax la qarinayana maahan,Bahasha Lalama dhuumanaayo’’ Prof Cali Khaliif Galaydh

Caynaba 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa qiray inay wafdi u direen Caynabo kuwaasoo lasoo xaajooda Somaliland. Warbaahinta ayaa heshay hadal kooban oo Cali Khaliif jeediyay oo uu ku sheegayo inay jirto inay “ Somaliland diyaar baan u nahay inaan la hadalno, meel fiican bay wax noo marayaan, inaan wada hadalladaas…

Read More

Guddoomiyaha KULMIYE oo xafiiskiisa ku qaabilay haweenayda reer Somaliland ee ganacsiga ballaadhan ku leh Bariga Afrika

Hargaysa 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha xisbal-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha ee xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay haweenayda asal ahaan u dhalatay Somaliland ee haysata dhalashada dalka Uganda, isla markaana ganacsiga ballaadhan ku leh bariga Afrika Marwo Aamina Xirsi Mooge oo booqasho ku timi caasimadda Somaliland ee Hargeysa Jimcihii….

Read More

Khilaaf salka ku haya Hal qodob oo kamid ah Dastuurka oo soo kala dhax galay Madaxweyne Xasan iyo Prof Jawaari

Muqdisho 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Warar Hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in uu jiro Khilaaf dhanka Dastuurka ah oo soo kala dhax galay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Khilaafka labadani Masuul ee dalka ugu sareeya ayaa salka ku haya qodob kamid ah Dastuurka dalka oo dhigaya Waqtiga Madaxweynaha…

Read More

Cabdiweli Gaas oo ka dhawaajiyay in isku tashi dhaqaale oo Soomaalida dhexdeeda ah inan la fursan doonin si doorashada Somaliya loogu guulaysto

Muqdisho 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxwaynaha Puntland Cabdiweli Cali Gaas ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya uu ku baxayo dhaqaale aad u badan,  dhaqaalahaasna loo baahan yahay in qaybna Soomaalidu isku tashato oo keento qaybna beesha caalamka laga codsado.   Madaxwaynaha oo waraysi siiyay VOA ayaa sheegay  in doorashadan ay ka duwan tahay doorashooyinkii hore, maaddaama  ergooyin…

Read More

Gabadh uu dhalay Barack Obama oo shaqo ka heshay Maqaaxi Kalluunka lagu Iibiyo

Washington 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Gabadh uu dhalay madaxwaynaha dalka Maraykanka oo mageceedu yahay Sasha Obama,  ayaa la arkay ayadoo kabalyeeri ama adeege ka ahmid kamid ah maqaaxiyaha lagu iibiyo cuntada badda. Sida ay qortay warbaahinta, Sasha oo 15 sano jir ah ayaa waxay heshay shaqo ay galin shaqaynayso oo ay ka heshay goob ganacsi oo…

Read More

Donald Trump oo sheegay in Somalidu tahay argagixiso, lagana hor istaago Maraykanka Iyo Falcelinta Bulshada Soomaaliyeed DAAWO

Minnesota 07,Aug 2016 (SDN/QJ):- Musharaxa Khilaafka badan ee Maraykanka Donald Trump, ayaa sheegay in Qaxootiga Soomaalida ee soo gala dalka Maraykanka ay xiriir la leeyihiin argagixisada. Asagoo ka hadlayay bannaanbax ka dhacayay gobolka Maine, halkaasoo ay joogto jaaliyad Soomaaliyed, ayaa xusay in Bulshada Soomaalida ee dalkan timid ay argagixisada xiriir la leedahay. Sidoo kale wuxuu…

Read More

Maamulka Garoonka Gaalkacyo ee C.laahi Yuusuf oo beeniyey Warar Sheegayay in Ciidamo Kamaandaws ahi la Wareegeen Madaarkaas DAAWO

Gaalkacayo 07,Aug 2016 (SDN/QJ):-Mareeyaha garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo Siciid C/raxmaan dhagaweyne ayaa beeniyey warar uu sheegay in saxaafada ay ku qortay garoonka diyaaradaha magaalada Gaalkacyo kuwaas oo lagu baahiyey baraha Bulshadu ay isticmaasho. Siciid C/raxmaan Yuusuf ( dhaga Weyne ),Mareeyaha garoonka Gaalkacyo C/laahi Yusuuf Airpor ayaa sheegay inaysan jirin wax ciidamo ah oo la wareegay…

Read More

Madasha Daahfurka Ciyaaraha OLambikada Oo Ka Dhacday Magaalada Rio De Janeero ee Dalka Brazil

Rio de Janeiro 06.Aug 2016 (SDN/QJ):- Waxaa garoonka Maracana ee magaaladda Rio de Janeiro, Brazil ka dhacday xafladda furitaanka ciyaaraha sanadkan ee olimbiga. Waxaa munaasabadda lagu soo bandhigay dhaqanka dalkaasi iyo sida ay u kala duwan yihiin qowmiyadihiisa. In ka badan 200 oo dal ayaa ka qeyb qaadanaya ciyaarahan Ciyaartooy matalaysa in ka badan laba…

Read More

Xukuumadda Somaliland Oo Heshiiska Dekeda Berbera Ee DP World Ay La Gashay Hordhigtay Golaha Wakiilada Si Ay Uga Doodaan Go’aanna Uga Gaadhaan Meel-Marintiisa Iyo Weedhihii Wasiirada

Hargeysa 06,Aug 2016 (SDN/QJ):- Xubnihii golaha wasiirada ahaa ee xukuumadda u xilka saarnaa heshiiska Dekeda Berbera ee DP World ay dhawaan kala saxeexdeen Somaliland iyo Shirkadaasi ayaa hortegay golaha wakiilada, kana jeediyey warbixin daaha ka fayday tuhuno badan oo shacbiga iyo xildhibaanadu ay ka qabeen nooca heshiiska kiraynta dekeda Berbera. Waxaana si mug iyo miisaanleh…

Read More

Hogaamiyeyasha shirka Madasha wada tashiga oo isku afgartay hanaanka mataalada aqalka sare ee G/Banaadir

Muqdisho 06.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxtooyada Somalia ayaa goor dhow war-saxaafadeed ka soo saartay shirka madasha wada tashiga Qaran ee ka socda magaalada Muqdisho. War-saxaafadeedka oo uu ku saxiixnaa afhayeenka madaxtooyada Daa’uud Aweys ayaa waxaa lagu sheegay in madaxdu ay illaa hadda isku raaceen qodobo muhiim ah oo ay ka mid yihiin hanaanka mataalada aqalka are…

Read More

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Muqdisho kulamo kula qaatay Safiirada Turkiga iyo Ingiriiska

Muqdisho 06.Aug 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo hawlo shaqo oo muhim ah u jooga magaalada Muqdisho ayaa maanta 06 August, 2016 Safaaradda Turkiga ee magaalada Muqdisho  kulan kula qaatay danjiraha dawladda Turkiga u fadhiya dalka Soomaaliya Ambassador  Olgan Bakar. Kulanka  ayaa waxaa Madaxweynaha ku wehelinayey Agaasimaha guud ee Madaxtooyada  Puntland Deeq Saleebaan Yuusuf iyo…

Read More

Xukuumadda oo Maanta Golaha Wakiiladda Hor gaysay Heshiiskii Shirkada DPW & Xukuumadda DAAWO

Hargaysa 06.July 2016 (SDN/QJ):-Wasaairka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr sacad cali Shire iyo wasiirka Madaxtooyada Md Maxamuud xaashi Cabdi oo ka mid ahaa gudigii saxiixay heshiiskii qabyada ahaa ee Dekedda Berbera oo hadal dheer ayaa dhinacyo badan taabanaaya mudanayaasha golaha wakiilada ugu sharaxay heshiiskii Somaliland la gashay Shirkada laga leeyahay Dalka imaaraatka Carabta ee Dubai…

Read More